SCWW .MAHAD ILAAHAY AYAA ISKA LEH ,NAGA DHIGAY MUSLIMKA .Waxa aan halkan salaan aad u qiimo badan uga dirayaa,akhristayaasha sharafta iyo karaamada leh ee websitkan IFTIINKACUSUB.COM ku xidhan, waxanan markasta idin leeyahay soo dhawaada ,waxa aan ku dadaali doonnaa in markasta aad websitkan aad ka heli-doontaan qoraalo iyo barnaamijyo idin raali galiya, idinkuna nala wadaaga waxkasta oo aad isleedihiin bulshada ayay wax u taraysaa, noogu soo hagaajiya fariimaha Gmailka,iftiinkacusub@gmail.com iyo khadaraar101@gmail.com .XASUUSIN MARNABA HA ILABIN NABIGA CSW SALIGIISA.

War Deg-deg ah:Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaliya oo sheegay in 24 musharax ay ku tartamayaan Doorashada Madaxweyne.

Gudida doorashada Madaxweynaha ayaa si rasmi ah u shaaciyay in musharaxiin gaadhaya 24 ay ku tartami doonaan doorashada Madaxweyne ee lagu wado inay dhacdo 8-da Bisha Febraayo.

Maanta waxa ay ahayd xiligii ay ku eekayd diiwaangelinta musharaxiinta doorashada,kuwaasi oo ay musharaxiin badan ay is diiwaangeliyeen.

Halkaan ka Akhriso Magacyada Musharaxiinta Rasmiga ah.
1.Sheekh Shariif Sheekh Axmed
2. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke.
3. Cabdiqaadir Cosoble Cali.
4. Maxamuud Maxamed Culusow.
5. Maxamuud Axmed Nuur Tarsan.
6. C/naasir Cabdulle Maxamed.
7. Bashiir Raagge Shiiraar
8. Maxamed Cali Ameeriko
9. Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole.
10. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
11. Saciid Cabdullahi Dani
12. Cabdiraxmaan Cabdishukuur Warsame.
13. Jibriil Ibraahim Cabdulle.
14. Saciid Ciise Maxamuud.
15. Cali Xaaji Warsame
16. Xasan Sheekh Maxamuud.
17. Maxamed Cabdirisaaq.
18. C/llaahi Cali maxamed (Cadow Cali gees)
19. C/llaahi Ciilmooge Xersi.
20. Xaaji Maxamed Yaasiin.
21. Axmed Maxamed Cabdi.
22. Zakariye Maxamed Xaaji Cabdi.
23. C/llaahi Cali Xasan.
24. Maxamed cali Jabarti


No comments:

Post a Comment