SCWW .MAHAD ILAAHAY AYAA ISKA LEH ,NAGA DHIGAY MUSLIMKA .Waxa aan halkan salaan aad u qiimo badan uga dirayaa,akhristayaasha sharafta iyo karaamada leh ee websitkan IFTIINKACUSUB.COM ku xidhan, waxanan markasta idin leeyahay soo dhawaada ,waxa aan ku dadaali doonnaa in markasta aad websitkan aad ka heli-doontaan qoraalo iyo barnaamijyo idin raali galiya, idinkuna nala wadaaga waxkasta oo aad isleedihiin bulshada ayay wax u taraysaa, noogu soo hagaajiya fariimaha Gmailka,iftiinkacusub@gmail.com iyo khadaraar101@gmail.com .XASUUSIN MARNABA HA ILABIN NABIGA CSW SALIGIISA.

Qisso cajiiba : Arooskii ka dhacay Qabriga dushiisa!!

Aduun waa wareer oo war iyo sheekaa ka hadha,mana aha wax lala yaabo in aad maalinkasta iyo habeenkasta oo Ilahay uu keeno in aad maqasho qisso iyo sheeko markaasi ku yaab galiso ama u qaadan waa iyo amakaag kugu reebta.

Xaaskaygu intaan Shanlada ugu maqnaa ayay Timahii gaabsatay!!

Mr. Xoogsade waa nin Xamaali ah oo Subax kaste u xoogsi taga Suuqa. Isaga iyo Xaaskiisa Raaliyo waxay ku noolyihin nolol hoose, waxayna Noloshooda ku Maareeyaan Shilimaadka yar ee uu Maalinkaas Xamaaliga kasoo helo.

Maansadan waxaa la yidhaa MUUSE DABAQABO,waxaa tiriyey Abwaan Yusuf Roobleh Xirsi (Sandoon)

Inta badan Abwaanada Somaliyeed waxa ay gabayada iyo maansooyinka ay tiriyaan ku cabiraan kagana faaloodaan dhicdooyin hore u dhacay ,kuwo hada taagan iyo dhacdooyin la fili karo in ay mustaqbalka dhaw iyo kan fogba ay iman karaan.

Isu eekaanshaha Axmed Cabdi Godane iyo sayid Maxamed Cabdulle Xassan .


Wakhti aad u badan ayaan ka fikirayey in aan qalinka u qaato qoraal aan ugu talagalay in aan bal garashadayda aan is-barbar dhig ku sameeyo isu ekaanshaha iiga muuqday hawlgaladii siyasadedeed ,

Waa maanso Cusub oo la magac baxday " burhaan" waxa tiriyay Abwaan,Yusuf Roobleh Xirsi(Sandoon)

Abwaanku waxa uu Maansadan kaga hadlayaa Diinteena Islamka iyo sida ay markasta uga warantyo qisooyin iyo taariikho soo jireena oo dunidan soo maray dibna usoo mari doona .

"Illeen H/Jeclo du Daalacan bay dhalatey !!W/Q Muniir Axmed Cigaal

Muniirow Dumbuluq ayuun baan ku arki jirray qaar Xirsi haysta , markaan waydiiso halkaad warkan ka keenteena kuyee waa la lahaa, illeen waxanu ahay ba Sameecad ay xaafad kale ku eedanto". Hassan Garnayl.

Qisso ku yaab galin doonta, Gabadh la magac baxday "Been'cago leh"

Ilahay ayaa mahad wayn iska leh,ammaan iyo sharafna waxa ay u ahaatay Nabigeenii suubanaa Muxamad SCWW,wanaag oo dhanna waxaa koobsaday intii raacday jidkisii toosnaa.