SCWW .MAHAD ILAAHAY AYAA ISKA LEH ,NAGA DHIGAY MUSLIMKA .Waxa aan halkan salaan aad u qiimo badan uga dirayaa,akhristayaasha sharafta iyo karaamada leh ee websitkan IFTIINKACUSUB.COM ku xidhan, waxanan markasta idin leeyahay soo dhawaada ,waxa aan ku dadaali doonnaa in markasta aad websitkan aad ka heli-doontaan qoraalo iyo barnaamijyo idin raali galiya, idinkuna nala wadaaga waxkasta oo aad isleedihiin bulshada ayay wax u taraysaa, noogu soo hagaajiya fariimaha Gmailka,iftiinkacusub@gmail.com iyo khadaraar101@gmail.com .XASUUSIN MARNABA HA ILABIN NABIGA CSW SALIGIISA.

WAA'NA KAN

Si aad talo iyo toosin bulshada ah aad noola wadaagto,fariimahaaga maqalada  iyo fikradaha iwm waxa aad noogu soo hagaajindoontaa Gmail-ka hoos ku qoran,iyada oo aanu soo dhawayn doono dhamaan fikrad kasta oo aanu isleenahay bulshada ayay wax u taraysaa.

iftiinkacusub@gmail.com
khadaraar101@gmail.com
 twitter @khadar_aar

1 comment:

  1. cASC,Bisinka iyo salaantu waa barbilawga hadalka, salaan kadib.
    Waxan jeclaystay inaan ka yara hadalo arrin aad moodo inu qaranimadeena dhiig bax ku yahay oo kajir dhamaanba (JSL), aad se moodo inaan laguba baraarug-sanayn, bulsho iyo xukuumadba.
    Waxaynu dhawaanahan aad u maqalna, hay`ad ama shariikan adeegyo fara badan ka fulisa Guud-ahaanba SL,magaceeda la yidhaa (Dhaweey),aniguse waxan u aqaan (Dhagarteena Dhaweeye,waxa ugu caansan ee sharkadani qabataa waa adeega Taxi-layaasha,iyo IWM.
    Shariikadan mulkiilaheedu waa, ninki Al-Barakaad lahaan jiray, imikana wuxu leeyahay shariikado fara badan, waxa ugu caansan sherikada (Horood), waynu wada ognahay inta jeer ee dawlada Kenya ay ka gubtay (Hormood) koonfurta Somalia,mar kasta oo la gubo, mulkiilaha kuma qaadato dib u habaynteedu wiigag.
    Aan usoo laabto nuxurka hadalkayga.
    Mulkiilahan Dhagarteena Dhaweeye,magaciisa waxa layidha Ahmed Hebel Jimcaale,waa ninka maanta sida xun inoo dhex-qaadaya een weli la dareemi,khataraha ninkan hadaan wax ka faaleeyo.
    1) Ninkani waa ninka madax u ah maamulka Al-Shabaab.
    2)Madaxda dawladeena,Maal-qabeenadeena,Culumaa`u-diinkeena iyo dhamaanba bulshadeena inta ka tilmaaman sirtooda oo dhami way u diiwaan gashantay waxaanu u gudbiyaa (Shabaabka), koonfurta ka dagaalama iyo dawlada (Farmaajo,
    3) Dhaqaalaheeni marka horaba iska itaalka yaraa, ayuu si aan ladreemeyn intuu u urursado ayuu (Al-shabaabka uu hadhaw inugusoo hogaamin doono,ayuu kusoo tababara, hubna Iran iyo Qadar uugasoo iibiya, waana sabata aan ugu bixiyay,magaca Dhagarteena Dhaweeye.
    4) Caruurteenii aynu dhoofka ka hor taagnayn,ee mid walba intay waalidiinti guryahoodi u xaraasheen, gaadhiga yar loo iibiyay,ayuu kadab goyn iyo cunaqqabatayn ku sameeyey,oo uu 1000 baabuur intuu China kasoo iibsaday uu iyagii dul keenay oo dhabankiyo gacmihii isk dhegeen.
    Aafooyinka ninkani inagu hayo hadaan kaw iyo laba idhaado, masoo koobi karo,inteena badanina dibad iyo gudaba waynu ognahay,waxan tusaalahan yar kusoo koobi lahaa, qarankeeni curdinka ahaa wuxu kusii hoobanaya, haadaan sida hadhaw loogasoo saara adkaan doonto,
    Aniga aqoontayda gaaban, waxan u malaynaya, inaan ceela u qodneyn cidina u maqnayne,bal wixi ila garaadow, arikan ila yara gorfeeya.

    Wa Billaahi Tawfiiq. Qore; Baruud_1@hotmail.com

    ReplyDelete