SCWW .MAHAD ILAAHAY AYAA ISKA LEH ,NAGA DHIGAY MUSLIMKA .Waxa aan halkan salaan aad u qiimo badan uga dirayaa,akhristayaasha sharafta iyo karaamada leh ee websitkan IFTIINKACUSUB.COM ku xidhan, waxanan markasta idin leeyahay soo dhawaada ,waxa aan ku dadaali doonnaa in markasta aad websitkan aad ka heli-doontaan qoraalo iyo barnaamijyo idin raali galiya, idinkuna nala wadaaga waxkasta oo aad isleedihiin bulshada ayay wax u taraysaa, noogu soo hagaajiya fariimaha Gmailka,iftiinkacusub@gmail.com iyo khadaraar101@gmail.com .XASUUSIN MARNABA HA ILABIN NABIGA CSW SALIGIISA.

Layaabka maanta : Martidii guriga ii joogtay ayaan Tuug u maleeyey !!

Ninbaa iiga sheekeeyey qisadan waxa uu ku bilaabay: Waxa aan joogay Gurigayga waxa si kadiso ah ila soo hadlay nin aanu saxiib nahay ,kaasoo iga codsaday in aan marti galiyo isaga saxiibkii oo anaan anagu aqoon isu lahayn,

Qisso cajiib ah: Aabo iyo Hooyo Masaajid ii dhisa aan ku shaqaysto!

Ugu horayn Ilahay ayaa mahad balaadhan iska leh,sharaf iyo karaamo dhamaanteed waxa ay u sugnaatay Nabigeenii Muxamed scw,ixtiraam iyo qadarini waa saxabadii sharafta iyo karamada lahayd.

Qisso yaab badan : Yaa Aabahay qaatay?

Dalka Sacuudiga guri ku yaala ayaa waxaa wada deganaa niman shaqaale Masaari ah iyo nin u dhashay dalka Hindiya oo haysta Diinta Hindooska. Sida aad fahmi kartaan Masaarida iyo ninkan Hinduuska ahi isku dhaqan iyo isku cunto midna ma aha

Raysalwasaaraha Itopiya Abiy Axmed, dhulkii uu siiyey Eritareya talaw muxuu ku badalan doonaa?

Madaxwaynahii Geeriyooday ee Dalka Ciraaq Saddaam Xusseen waxa uu dagaal laxaadle la galay Dalka Iiraan sanadku markii ahaa 1980 .Ciraaq waxa ay kula dagaalantay Iraan dhul ay sheeganaysay

Qisso: Intii aan idinka maqnaa Sadax goor ayay Dawladu i xidhay!!

Salaadii Jimcaha markii laga soo baxay ,ayaanu waxoogaa meel aan Masaajidka ka fogayn dhawr nin isugu nimi,Somali ayaanu nahaye markiiba dadkii iyo dalkii ayaanu iska waraysanay,

Qisso yaableh: Qabiilkiina imisaa ku dhintay dagaalka?

Xilayadii laga soo noqday dagaalkii jabhadii SNM ay kula jirtay dawladii Maxamed Siyaad Barre,ayaa koox saaxibo ahi ay Makhaayad isugu yimadeen,kadibna waxa ay guda-galeen faalo iyo iswaraysi ku saabsan dagaalkii wadanka ka dhacay iyo sidii uu midkastaaba uga qayb qaatay.