SCWW .MAHAD ILAAHAY AYAA ISKA LEH ,NAGA DHIGAY MUSLIMKA .Waxa aan halkan salaan aad u qiimo badan uga dirayaa,akhristayaasha sharafta iyo karaamada leh ee websitkan IFTIINKACUSUB.COM ku xidhan, waxanan markasta idin leeyahay soo dhawaada ,waxa aan ku dadaali doonnaa in markasta aad websitkan aad ka heli-doontaan qoraalo iyo barnaamijyo idin raali galiya, idinkuna nala wadaaga waxkasta oo aad isleedihiin bulshada ayay wax u taraysaa, noogu soo hagaajiya fariimaha Gmailka,iftiinkacusub@gmail.com iyo khadaraar101@gmail.com .XASUUSIN MARNABA HA ILABIN NABIGA CSW SALIGIISA.

Qisso yaableh oo na dhex martay Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi 10 sano ka hor.

Dhamaam mahad oo dhan ILAHAY ayaa iska leh,isaga ayaanay u sugnaatay ,sharaf iyo karaamana waxa ay dushiisa ahaatay Nabigeenii Muxamad ahaa SCW,wanaag oo dhanna waxaa koobsaday qofka jidkiisa raacay.

Maxaa ku kalifay Madaxwaynaha Kuriyada Waqooyi samaynta Nukliyerka.

Madaxweynaha dhalinyarada ah ee kuuriyada waqooyi Kim Jong-un ayaa sheegay in maskaxda aan fadhiyin ee Trump ay ku qancisay in uu ku saxsan yahay hormarinta hubka dalkiisa Kuuriyada Waqooyi.

Sheikh Isxaaq Ma Dir Buu Ahaa Mise Haashimi?

Washington,D.C:(BNA)Umad waliba waxay ku faantaa magaceeda iyo asalkeeda ay ku abtirsato,Una ah astaan iyo magac lagu yaqaano,Sida ilaahayba quraankiisa ku sheegay oo inoogu cadeeyey

Maamulka Koonfur galbeed oo kasoo horjeestay tageradii dawladda Somaliya u fidisay dalka Qadar.

Maamulka Koonfur galbeed ee fadhigiisu yahay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa qoraal uu soo saaray ku taageeray isbaheysiga Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka, iyagoo sheegay in go’aankii dowladda Federaalka

Gabadh Toban Sano jir ah oo Hooyo noqotay!

Mid ka mid ah dhacdooyinkii ugu yaabka badnaa ee la xiriira gabdhaha saqiirada ah ee uurka qaada oo ilmo dhala ayaa ka dhacdey wadanka Mexico ka dib markii gabar yar oo 10 sano jir ah ay hooyo noqotey

Maxaad ka taqaan taariikhda dadka loo yaqan Rohin-ka (Burma)

Taariikhda Muslimiinta Myanmar, tiradooda iyo sababta ka dambeyso gumaadka lagu hayo war bixin dheer .Myanmar ( BURMA), waa wadan ku yaala koonfur bari Aasia wuxuu xuduud la leeyahay Bangladesh, China,

Saxaafadda iyo Af-Suuqdiga .

Saxaafadda iyo Af-Suuqdiga W/Q: Cali Cabdi CoomayDhawaan ayaan ku arkay mid ka mid ah wargaysyada Hargaysa isaga oo bogiisa hore ku soo xardhay luuqada xambaarsan af-suuqdiga ay dhallinyaradu ku hadasho.

Xayawaanka Badda ku jira oo qaarkood loo taba-baray Askarinimo.

Telefishin laga leeyahay dalka Ruushka ee ka faallooda dunida xayawaanka oo la yiraahdo "Repettle TV", ayaa muuqaal kasoo duubay xayawaanka seals-ka oo hub lagu tababarayo, sida miinooyinka loo furfuro iyo iney qaadi karaan

Qiso yaableh: Farxad iyo Rayn-rayn.

Nin ayuu beri nin kale oo ay walaalo ahaayeen u iibiyey gaadhi aad u qurux badan oo kuwa lagu xarragoodo ah. Ninkii gaadhiga loo iibiyey oo maalin maalmaha ka mid ah gaadhigiisii ag taagan ayaa waxa u yimid nin ay deris ahaayeen.

Daraasad Lagu Ogaaday in Dahabka Lagu Daweyn Karo Cudurka Kansarka

Baadhitaan caafimaad oo dhowaan la sameeyey, ayaa lagu ogaaday suurtogalnimada in dahab la shiiday lagula dagaallami karo cudurka kansarka oo fara baas ku haya malaayiin qof oo daafadaha adduunka

Waa maanso Cusub oo la magac baxday "Duul Alloow bal ila daya" waxa tiriyay Abwaan,Yusuf Roobleh Xirsi(Sandoon)

Iftiinkacusub.com: Abwaanku waxa uu Maansadan kaga hadlayaa sida aanay marnaba u fiicnayn in la xalaashado ama laga dhigto hanti Gaar loo leeyahay,xoolaha iyo maalka uu dad waynahu wada leeyahay,

Aannu idin dooranee, maxaad noo qabanaysaan ?

Bulshada reer Somaliland waxay is weydiinayaan waa kuma, musharaxa hannan doona mustaqbalka dhow jamhuuriyada barakaysan ee Somaliland ?

Dawladda Farmaajo oo Qalbi-dhagax iyo ururka ONLF u aqoon satay urur Argagaxiso (Al-Shabaab)

Kaddib kulan saacado badan qaatay oo maanta magaalada Muqdisho ay ku yeesheen xubnaha gollaha wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa ugu danbeyntii laga soo saaray in Cabdikariin Muuse Qalbi-Dhagax ahaa xubin Argagixiso

Sadex iyo Toban talaabo oo kuu sahlaaya in aad wax akhrido.

Ma tahay qof wax dhigashada jecel? Ma tahay qof jecel inu darajo wanaagsan ama marks wanaagsan imtixaanadku ku guulaysto? Sideed wax u akhrisataa? Wakhti bay qaadan kartaa inaad bedeshid dabeecadahaga wax akhris

Maxaad ka taqaanaa macnaha kalmada Google?

Kalmada google ayaa waxa asalkeedu uu yahay halbeeg xisaabeed oo ah hal (1) ay la socdaan boqol Eber 100 (0).. waxaana halbeegan dhigay caalimkii waynaa ee Milton Serota, oo uu abti u ahaa caalimkii xisaabta ee maraykanka ahaa

Qaabkii Dawlada Somaliya u afduubtay Cabdikariim Qalbi-dhagax.

Waxaa fashil xoogan ka taagan yahay Dowladda Soomaaliya uu Hogaamiyaha ka yahay Maxamad Cabdullahi Maxamad (Farmaajo) taasi oo ku fashilantay Arimo badan oo ugu horeeyo Amniga Caasimada

Taariikhdii Somalidii hore iyo Dawladii Abasiinaya (Ethopiya)

Lama yaqaan magaca Itoobiya inta gu’ oo uu jiro, waxaase xogta la hayo marka la eego, lagu adeegsaday gabayo uu tiriyey nin Giriig ah oo noolaa 850 MH ama 400 oo sano muddadaas ka hor.

Dooda Murashixiinta Madaxweynuhu Codaynta Wax Ma Ka Badali Doontaa?

Haddii bulsho caafimaad qabta oo qabiil ka fayawi jiri lahayd, waanan filayaa in dad badani maanta ka daaleen reernimo iyo qabiil wax lagu doorta ee, waxaan fili lahaa

Hambalyo Meherka Iliyaas Maxamuud Godane iyo Fa'isa Maxamed C/Laahi.

Iftiinkacusub.com: Guurku waxa uu ka mid yahay waxyaabaha nolosha Aadanaha u ah asaaska wayn ,waana himilada iyo hamiga ku jira qofkasta oo markaasi dhalinyaro ah ,hadduu Inan(Wiil) yahay iyo hadii uu Gabadh yahayba ,

Tima xanuunka ama waxa loo yaqaano (Trichodynia)

Tima xanuunka ama waxa loo yaqaano (Trichodynia) waa xaalad oo qofku ka dareemayo xanuun basada ama dhalada (madaxa korkiisa), khaas ahaan markuu qofka shaleysanayo ama timaha uu taabto,

Isku Dhex Yaacii Dowlada Farmaajo iyo Dhacdadii Bariire.

Anigoo bartay wax badanna kusoo shaqeeyey Istaraatiijiyadda Saxaafadda (Strategic Communications) Waxaan jeclaystay in dhibaatadii shalay Bariirre ka dhacday iyo isdhex yaaca dhacay aan ka talo bixiyo.

Kenya waa dalkii Afraad ee Maxkamadisa distorigii ay Doorasho Baabiiso Dunida.

Maanta oo ay tariikhdu tahay September 01/2017 ,Warka ugu weyn guud ahaan marka la eego Qaaradan Africa ayaa ah go’aanka ay gaadhay maxkamada sare ee Kenya ,taasi oo taariikhda inta la ogyahay ku tilmaamtay

Doorashada ka dhaci doonta Jarmalka 2017 bisha 9-aad Iyo rajada Angela Merkel oo mar kale Kor u soo kacday.

Bisha sagalaad Ee sanadkan 2017 waxa wadanka Jarmalka ka dhici doona Doorashada Guud Ee dalka Jarmalka Taasi oo afartii sanaba mar la qabto wadanka jarmalka ayaa ah wadan ku dhisan qaabka loo yaqaano federalka

Shirkadda flydubai oo go'aan kasoo saartay dhacdadii Garoonka Cigaal Hargaysa.

Shirkadda flydubai ee duulimaadyada ku timaada garoonka Cigaal ee Hargeysa ayaa ka hadashay dhacdo jimcihii toddobaadkan ka dhacday madaarka Hargeysa oo diyaaradda lagaga reebay gabadh reer Somaliland ah

Nin sheegay in uu khaati ka joogo cunista Hilibka Dadka!!

Maxkamadda Gobolka Kwa-Zul Natal ee dalka South Africa, ayaa waxaa la horkeenay Shan nin oo lagu eedeeyay in ay dadka cunni jireen ama dad cunnayaal ay ahaan jireen.

Siddee Lagu Bartaa Xisaabta?Xisaabta lama xafido balse waa la fahmaa.

Sida ay dad badan aaminsanyihiin Xisaabtu waa maado aad u adag, marka aad fiiriso dugsiyada wax laga barto waxaad ogooneeysaa in ardayda barato maadadaan ay aad u yartahay. Waxaan jeclahay in aan halkaan ku soo koobo waxa ka dhigay maadada Xisaabta maada adag.

Fikir walba waxaa curiya dadka wakhtigaasi nool.

Waxaynu rumaysan nahay, Haddii aan muslim nahay, in wax walba oo Alle kasoo hara ay jiri karaan muddo kooban. Dhirirka muddadaas inta uu la egyahay waxaa jaan goynaya duruufo iyo xaalada gaar ah.

Wasiir Cali Mareexaan arintii FLY-Dubia isagaa buunbuniyey ee waa arin maalinwalba dhacda lana xaliyo.

Iftiinkacusub.com: Haddii aad tahay qof masuul ah ,isla markaana aad qaranka u hayso xil Wasiir nimo iwm ,waxa waajib kugu ah in aad ka fogaato waxyaabaha dadka curfiga iyo kala fogaynta ku abuuraaya,

Todoba Waxyaabood Iska Ilaali Cuntada Kadib.

Waxaa jira Todoba arrimood oo aan habboonayn inaad sameyso kadib markaad wax cuntid. Waxyabaasi waa qaar keeni kara caafimaad darro haddii aad sameyso wax yar kadib cuntada gaar ahaan xilliyada cuntada culus

Wakhti badan hayskaga lumin shaqo aadan niyad u haynin.

Shaqada ma waxa aad ku tagtaa cagojiid iyo niyad jab, mise farxad iyo xiise. Hadii aad mida hore ku tagto, fadlan shaqadaa iska jooji oo bilow mid aad xiise u hayso waayo? faa’iido kama gaadhaysid waligaa wax aanad xiise u hayn.

Dhaqamadii Qoyska ee iigu yaabka badnaa wadanka Pakistan!

"Qof aan dhul marin Dhaayo maleh"Allaah ayaa mahad oo idil iska leh. Nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaah ha yeelo.

Madaxwayne Qurxinta Jidhkiisa ku bixiyey kharash dhan 26,000 oo Yuuro.

Tan iyo intii uu madaxwayne ka noqday dalka Faransiiska Emmanuel Macron bishii May 2017 ayaa waxa uu qurxinta jirkiisa ku qarash gareeyay lacag dhan 26,000 oo yuuro.

Qiso yaableh: Waraysigii gabadhii Jinniga ahayde ee Reymaa. Qaybtii 7-aad.

Waxaan halkan idiinku soo bandhigayaa , wareysi dheer oo dhexmaray aqoonyahan Abukar Albadri iyo gabadha Jiniga ah ee magaceeda la yidhaahdo Reymaa, taas oo ka tirsan degganayaasha Magaalada Muqdisho ee jinniga ah,

Cabdiraxmaan Talyanle oo si dadban oo sharciya gudoomiyahii Baarlamaanka uga hadhay Baashe Maxamed Faarax.

Iftiinkacusub.com: Waxa aynu ka warqabnaa in muddo aan sidaasu u fogayn la isku maandhaafay muran ka dhashay tirintii codadka golaha Baarlamaanka,kadib markii si sharciga waafaqsan loo tiriyey looguna dhawaaqay,

Dalka Hindiya ayaa mamnuucay furitaanka Dumarka ee Sadaxda Dalqadood ah.

Maxkamadda ugu saraysa dalka Hindiya ayaa sharcidarro ku tilmaantay furitaanka degdeg ah ee saddexda dalqadood ay halka mar ku dhawaaqaan ragga Muslimka ah ee dumarka furaya.

Xuduud isticmaar mise xuduud isirnnimo(Qabiil)??!!

Dal kastaa wuxuu qaranimadiisa iyo dawladinadiisa ku saleeyaa xuduudihii isticmaarku ka tegay oo ay caalami ahaana u aqoonsan yihiin Qaramada midoobay.

Laan-kuruuser Gado, Soo Bari Galley!

‘‘Waa maan gurracan

Iyo garasho jaan

Adeegsiga Qabyaladda ma layarayn karaa?

Sida aynu og nahay maamulkii Kacaanku waa kii beri yidhi: "Qabyaaladdii waa la dilay, waana la aasay!" Arrintaa waxa lagaga dooday taxanihii Deelleyda, oo xertii Deelleyda qaar ka mid ahi waxa ay ku doodi jireen:

Markay Danbiyadii yaraadeen ayaanu Xabsiyadii qaar ka mida xidhnay!

Dawladda Natherland (Holand) ayaa albaabada u laabtay 27 xabsi iyo hay’ado garsoor oo dalka ku yaallay kadib markii ay si aad ah hoos ugu dhacday tirada dembiyada dalka ka dhacaya, waxa aanay go’aamisay in xabsiyada madhan

Mufakir siyasadeed Cawil Cabdilaahi Xayd (Af-sarkaalleh) oo Hargaysa kusoo foolleh.

Iftiinkacusub.com: Hal-abuurnimada siyaasadu inta badan maaha wax la barto isla markaana Buug iyo Qalin loo qaato,balse waa wax loo dhasho oo caloosha Hooyada lagala soo baxo,kadibna lagu dabaqo hadba inta aad aqoon

Maxay dadka qaar uga cabsadaan in ay Khudbadeyaan?sideese looga hortaga Cabsida?


Iftiinkacusub.com: Dadka qaar waxaa jira aan Geerida ka baqanin balse ka baqda kana cabsida in ay dadka hortiisa soo istagaan waxna ka yidhaahdaan.In aad umad soo hor istaagto oo aad wax u sheegtaa maaha wax sahlan oo si fudud looga gudbi karo.

Noocyada Dhibaatooyinka Araga Iyo Sababaha Keena.

Ishu waa xubin kamida xubnaha jidhka ugu muhiimsan, waana qaybta araga u qaabilsan noolaha, hadaba indhaha aadamuhu waxay ka koobantahay guud ahaan sadex qaybood oo kala ah:

Qiso yaableh: Guurkii gabadha Jinka ahayd ee Aamina Suldaan.Qaybtii 1-aad.

Sheekadan waxaa ka sheekeeyey Ninkii isagu guursaday gabadha Jinka ah ee Aamina Suldaan,waxa laga yabaa in iswaydisaan su'aal ah sidee ayay isu guursan karaan nin Insi ah iyo gabadh Jin ah? hadiiba ay dhacdo in ay isguursadaan

Xujeyda Somaalida oo ka cabaneysa mukhalasiinta ku shaqeysta arimaha xajka.

Xujayda Soomaalida ah ee ka timid wadanka gudihiisa ayaa eedeen u soo jeediyey dadka kaxeeya xujaydda oo ay sheegeen in ay lacag badan ka qaadeen, islamarkaana meelaha ugu hooseeya la dajiyo.

Qiso yaableh: Intaydaan i Toogan ii ogolaada in aan xaajo gutto(saxaroodo)

Iftiinkacusub.com: Waxa aynu wakhti aad u farabadan daawanaa ama aynu maqalnaa in magalada Muqdisho iyo nawaxigeeda lagu dilo (toogto)dhalinyaro farabadan oo iyaga markaasi lagu helo in ay ka tirsan yihiin kooxaha Al-shabaab,

Qiso yaableh: Waraysigii gabadhii Jinniga ahayde ee Reymaa. Qaybtii 6-aad.

Waxaan halkan idiinku soo bandhigayaa , wareysi dheer oo dhexmaray aqoonyahan Abukar Albadri iyo gabadha Jiniga ah ee magaceeda la yidhaahdo Reymaa, taas oo ka tirsan degganayaasha Magaalada Muqdisho ee jinniga ah,

Qiso yaableh: Magaca Caruurta dhalata loo bixiyaa waa hadba waxa u horeeya ee ay Indhahaagu arkaan!

Iftiinkacusub.com: Haddii aynu nahay dadka Muslimiinta ah ,waxa aynu ka wada warhaynaa in magaca loo bixiyo Ilmaha yar ee markaasi dhashay uu noqdo magac Ilmaha sharaftiisa iyo karamadiisa aan hoos u dhigayn,

Ha-la tageero Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere.

Iftiinkacusub.com: Mudane Axmed Cabdi Dheere waa masuul qaran oo la odhan karo waxa uu si karti iyo hufnaanleh uga soo baxay shaqadii iyo hawshii uu qaranka Somaliland u hayey, gaar ahaan xil siyasadeedka

Waligaa miyaad aragtay Kalluun Lugo iyo Gacmo leh?

Iftiinkacusub.com: Abuurta Ilahay waa mid ka yabinaysay Aadanaha ,markasta waxa aad arkaysaa  waxa aadan hore u aqoonin oo Dunida ku cusub. Kaluunka looyaqaano Alkzolotal ama Cirfiiidkii Biyaha ayaa ah nooc ka mid ah kalluunka.

Ujeedo xil-magacaabis cusub oo Xisbiga Ucid uu sameeyey maanta.

Iftiinkacusub.com: Waxaa in muddo ahba Gudoomiyaha Xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe uu magaacaabis iyo xilil cusub kusoo kordhinaayey Xisbiga,isaga oo uga jeeday in uu Xisbigu