SCWW .MAHAD ILAAHAY AYAA ISKA LEH ,NAGA DHIGAY MUSLIMKA .Waxa aan halkan salaan aad u qiimo badan uga dirayaa,akhristayaasha sharafta iyo karaamada leh ee websitkan IFTIINKACUSUB.COM ku xidhan, waxanan markasta idin leeyahay soo dhawaada ,waxa aan ku dadaali doonnaa in markasta aad websitkan aad ka heli-doontaan qoraalo iyo barnaamijyo idin raali galiya, idinkuna nala wadaaga waxkasta oo aad isleedihiin bulshada ayay wax u taraysaa, noogu soo hagaajiya fariimaha Gmailka,iftiinkacusub@gmail.com iyo khadaraar101@gmail.com .XASUUSIN MARNABA HA ILABIN NABIGA CSW SALIGIISA.

Ujeedo xil-magacaabis cusub oo Xisbiga Ucid uu sameeyey maanta.

Iftiinkacusub.com: Waxaa in muddo ahba Gudoomiyaha Xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe uu magaacaabis iyo xilil cusub kusoo kordhinaayey Xisbiga,isaga oo uga jeeday in uu Xisbigu si dardarleh uga qayb galo doorashada Madaxwaynaha ee ay Bilahu ka hadhsanyihiin .

Gudoomiyaha Xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe markii uu dhamaan kala tashaday gudida fulinta ee xisbiga ,xog iyo xogogaal fiicana uu ka helay in Aqoonyahan Maxamed Sheekh Cabdilaahi Axmed uu yahay nin xilkaasi si hagar la'aana uga soo bixi kara , waxa uu u magacaabay in uu noqdo laga bilaabo maanta oo ay bishu yahay 16/8/2017 " "Xoghayaha Siyaasada iyo hirgalinta Barnaamijyada xisbiga Ucid".

Warqaddii magacaabista:

No comments:

Post a Comment