SCWW .MAHAD ILAAHAY AYAA ISKA LEH ,NAGA DHIGAY MUSLIMKA .Waxa aan halkan salaan aad u qiimo badan uga dirayaa,akhristayaasha sharafta iyo karaamada leh ee websitkan IFTIINKACUSUB.COM ku xidhan, waxanan markasta idin leeyahay soo dhawaada ,waxa aan ku dadaali doonnaa in markasta aad websitkan aad ka heli-doontaan qoraalo iyo barnaamijyo idin raali galiya, idinkuna nala wadaaga waxkasta oo aad isleedihiin bulshada ayay wax u taraysaa, noogu soo hagaajiya fariimaha Gmailka,iftiinkacusub@gmail.com iyo khadaraar101@gmail.com .XASUUSIN MARNABA HA ILABIN NABIGA CSW SALIGIISA.

Fariin ku socota Dumarka Carmalka/Garoobta.Balaayo kaa maqan lama soo dhaweysto!


Maqalka dhagaha waxaa waayahan ku soo badanayay dilka caruur iyo hooyooyin, ay aabbayaashood ama adeerradood (stepfathers) sababaan. Nasiib xumo, dalalkan dibadaha ee aynu nimid, nidaamkooda caafimaad iyo kan is dhexgalka

Somalidii hore iyo sida ay u yaqaneen Godadka Dayaxa .منازل القمر


28-ka God ee uu Dayaxu Dego وقدرناه منازل حتى عاد كالعرجون القديم صدق الله العظيم
Dayaxu wuxuu sameeyaa wareeg uu ku soo wareegayo dhulka , wuxuu maraa tub (orbit) u gaara oo wareeggiisu dhanyahay 360-digrii , 360-kaas digrii markuu soo dhammaysto oo uu bar-billowgiisii kusoo laabto , wuxuu soo wareegay 27-cisho & 7-saacadood qiyaastii , oo noqonaysa (bil xiddigeed) ,

Qisso yaableh: Abbaayo iyo Abboowe waligay cay ayaan u aqaanay !


Gabadh u dhalatay Somaliland ayaa waxa ay gaadhay wadamada Yurub qaar ka mida,kadibna waxa ay isku dhiibtay sheegatayna in ay kasoo jeeddo dhalasho ahaan Koonfurta Somaliya gaar ahaan inta ku dhowdhow Muqdisho,

Kulanka Madaxwyne Muuse Biixi iyo Ismaciil Buubaa waa gogol-xaadhka isfahamka Garxajis iyo Madaxwayne Biixi.

Kulan aan la shaacin isla markaana aan la sheegin waxa uu daaran yahay . Sawirro iyo suurado na tusinaaya in ay kulmeen Madaxwayne Biixi iyo Siyaasi Ismaciil Buubaa isla markaana ay ka muuqato yididiilo fiicani .

Qiso aan maanta la kulmay: Shimbiro cadaalad helay !


Lägg till bildtext
Waa goor kulayle ah ,malahayga kuma fiicne aqoonta cimiladee ma Kaliilbaa mooyi hadanay ahayna waa mid u dhaw , waana magaalada Paris ee cariga dalka Faransiiska, Kaliisha iyo kulaylka Faransiisku waa mid ka gadisan cimiladii carigeena .

Qisso yaab leh: Aaboow Quraanka imaad barin!

Nin socoto ah ayaa maalin maalmaha ka mida waxa uu soo maray goob markaasi uu fadhiyo nin oday ah oo murugaysan isla markaana ay Ilmadu ka da'ayso,kadibna waxa uu waydiiyey sababta uu la ooyaayo iyo waxa ku dhacay?

Sanadkan Xildhibaan nooceeya ayaynu dooranaa?


Xildhibanada golaha deegaanka iyo Baarlamaankaba ,intooda badan waxa aynu kala kulanay dib u dhac iyo dibin daabyo aan kow iyo labo toona ahayn,ilaa qaarkood ay ina nacsiiyeenba dawlad nimadii iyo habkii doorashada.

Ma-shaqayste hadaad noqoto,caruurtaadu Tuug ayay kuu malaysaa.

Waxaa jiray nin ka mida mashaqaystayaasha Somalida ,ninkaasi oo lehaa caruur iyo xaas ay ka muuqato duruufta dhaqaale daridu,balse la qabatimay shaqo la'aanta xadka goosatay ee uu mudaba uu kusoo jiray