SCWW .MAHAD ILAAHAY AYAA ISKA LEH ,NAGA DHIGAY MUSLIMKA .Waxa aan halkan salaan aad u qiimo badan uga dirayaa,akhristayaasha sharafta iyo karaamada leh ee websitkan IFTIINKACUSUB.COM ku xidhan, waxanan markasta idin leeyahay soo dhawaada ,waxa aan ku dadaali doonnaa in markasta aad websitkan aad ka heli-doontaan qoraalo iyo barnaamijyo idin raali galiya, idinkuna nala wadaaga waxkasta oo aad isleedihiin bulshada ayay wax u taraysaa, noogu soo hagaajiya fariimaha Gmailka,iftiinkacusub@gmail.com iyo khadaraar101@gmail.com .XASUUSIN MARNABA HA ILABIN NABIGA CSW SALIGIISA.

Maxaa ku kalifay Madaxwaynaha Kuriyada Waqooyi samaynta Nukliyerka.

Madaxweynaha dhalinyarada ah ee kuuriyada waqooyi Kim Jong-un ayaa sheegay in maskaxda aan fadhiyin ee Trump ay ku qancisay in uu ku saxsan yahay hormarinta hubka dalkiisa Kuuriyada Waqooyi.

Sheikh Isxaaq Ma Dir Buu Ahaa Mise Haashimi?

Washington,D.C:(BNA)Umad waliba waxay ku faantaa magaceeda iyo asalkeeda ay ku abtirsato,Una ah astaan iyo magac lagu yaqaano,Sida ilaahayba quraankiisa ku sheegay oo inoogu cadeeyey

Maamulka Koonfur galbeed oo kasoo horjeestay tageradii dawladda Somaliya u fidisay dalka Qadar.

Maamulka Koonfur galbeed ee fadhigiisu yahay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa qoraal uu soo saaray ku taageeray isbaheysiga Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka, iyagoo sheegay in go’aankii dowladda Federaalka

Gabadh Toban Sano jir ah oo Hooyo noqotay!

Mid ka mid ah dhacdooyinkii ugu yaabka badnaa ee la xiriira gabdhaha saqiirada ah ee uurka qaada oo ilmo dhala ayaa ka dhacdey wadanka Mexico ka dib markii gabar yar oo 10 sano jir ah ay hooyo noqotey

Maxaad ka taqaan taariikhda dadka loo yaqan Rohin-ka (Burma)

Taariikhda Muslimiinta Myanmar, tiradooda iyo sababta ka dambeyso gumaadka lagu hayo war bixin dheer .Myanmar ( BURMA), waa wadan ku yaala koonfur bari Aasia wuxuu xuduud la leeyahay Bangladesh, China,

Saxaafadda iyo Af-Suuqdiga .

Saxaafadda iyo Af-Suuqdiga W/Q: Cali Cabdi CoomayDhawaan ayaan ku arkay mid ka mid ah wargaysyada Hargaysa isaga oo bogiisa hore ku soo xardhay luuqada xambaarsan af-suuqdiga ay dhallinyaradu ku hadasho.

Xayawaanka Badda ku jira oo qaarkood loo taba-baray Askarinimo.

Telefishin laga leeyahay dalka Ruushka ee ka faallooda dunida xayawaanka oo la yiraahdo "Repettle TV", ayaa muuqaal kasoo duubay xayawaanka seals-ka oo hub lagu tababarayo, sida miinooyinka loo furfuro iyo iney qaadi karaan

Qiso yaableh: Farxad iyo Rayn-rayn.

Nin ayuu beri nin kale oo ay walaalo ahaayeen u iibiyey gaadhi aad u qurux badan oo kuwa lagu xarragoodo ah. Ninkii gaadhiga loo iibiyey oo maalin maalmaha ka mid ah gaadhigiisii ag taagan ayaa waxa u yimid nin ay deris ahaayeen.

Daraasad Lagu Ogaaday in Dahabka Lagu Daweyn Karo Cudurka Kansarka

Baadhitaan caafimaad oo dhowaan la sameeyey, ayaa lagu ogaaday suurtogalnimada in dahab la shiiday lagula dagaallami karo cudurka kansarka oo fara baas ku haya malaayiin qof oo daafadaha adduunka

Waa maanso Cusub oo la magac baxday "Duul Alloow bal ila daya" waxa tiriyay Abwaan,Yusuf Roobleh Xirsi(Sandoon)

Iftiinkacusub.com: Abwaanku waxa uu Maansadan kaga hadlayaa sida aanay marnaba u fiicnayn in la xalaashado ama laga dhigto hanti Gaar loo leeyahay,xoolaha iyo maalka uu dad waynahu wada leeyahay,

Aannu idin dooranee, maxaad noo qabanaysaan ?

Bulshada reer Somaliland waxay is weydiinayaan waa kuma, musharaxa hannan doona mustaqbalka dhow jamhuuriyada barakaysan ee Somaliland ?

Dawladda Farmaajo oo Qalbi-dhagax iyo ururka ONLF u aqoon satay urur Argagaxiso (Al-Shabaab)

Kaddib kulan saacado badan qaatay oo maanta magaalada Muqdisho ay ku yeesheen xubnaha gollaha wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa ugu danbeyntii laga soo saaray in Cabdikariin Muuse Qalbi-Dhagax ahaa xubin Argagixiso

Sadex iyo Toban talaabo oo kuu sahlaaya in aad wax akhrido.

Ma tahay qof wax dhigashada jecel? Ma tahay qof jecel inu darajo wanaagsan ama marks wanaagsan imtixaanadku ku guulaysto? Sideed wax u akhrisataa? Wakhti bay qaadan kartaa inaad bedeshid dabeecadahaga wax akhris

Maxaad ka taqaanaa macnaha kalmada Google?

Kalmada google ayaa waxa asalkeedu uu yahay halbeeg xisaabeed oo ah hal (1) ay la socdaan boqol Eber 100 (0).. waxaana halbeegan dhigay caalimkii waynaa ee Milton Serota, oo uu abti u ahaa caalimkii xisaabta ee maraykanka ahaa

Qaabkii Dawlada Somaliya u afduubtay Cabdikariim Qalbi-dhagax.

Waxaa fashil xoogan ka taagan yahay Dowladda Soomaaliya uu Hogaamiyaha ka yahay Maxamad Cabdullahi Maxamad (Farmaajo) taasi oo ku fashilantay Arimo badan oo ugu horeeyo Amniga Caasimada

Taariikhdii Somalidii hore iyo Dawladii Abasiinaya (Ethopiya)

Lama yaqaan magaca Itoobiya inta gu’ oo uu jiro, waxaase xogta la hayo marka la eego, lagu adeegsaday gabayo uu tiriyey nin Giriig ah oo noolaa 850 MH ama 400 oo sano muddadaas ka hor.

Dooda Murashixiinta Madaxweynuhu Codaynta Wax Ma Ka Badali Doontaa?

Haddii bulsho caafimaad qabta oo qabiil ka fayawi jiri lahayd, waanan filayaa in dad badani maanta ka daaleen reernimo iyo qabiil wax lagu doorta ee, waxaan fili lahaa

Hambalyo Meherka Iliyaas Maxamuud Godane iyo Fa'isa Maxamed C/Laahi.

Iftiinkacusub.com: Guurku waxa uu ka mid yahay waxyaabaha nolosha Aadanaha u ah asaaska wayn ,waana himilada iyo hamiga ku jira qofkasta oo markaasi dhalinyaro ah ,hadduu Inan(Wiil) yahay iyo hadii uu Gabadh yahayba ,

Tima xanuunka ama waxa loo yaqaano (Trichodynia)

Tima xanuunka ama waxa loo yaqaano (Trichodynia) waa xaalad oo qofku ka dareemayo xanuun basada ama dhalada (madaxa korkiisa), khaas ahaan markuu qofka shaleysanayo ama timaha uu taabto,

Isku Dhex Yaacii Dowlada Farmaajo iyo Dhacdadii Bariire.

Anigoo bartay wax badanna kusoo shaqeeyey Istaraatiijiyadda Saxaafadda (Strategic Communications) Waxaan jeclaystay in dhibaatadii shalay Bariirre ka dhacday iyo isdhex yaaca dhacay aan ka talo bixiyo.

Kenya waa dalkii Afraad ee Maxkamadisa distorigii ay Doorasho Baabiiso Dunida.

Maanta oo ay tariikhdu tahay September 01/2017 ,Warka ugu weyn guud ahaan marka la eego Qaaradan Africa ayaa ah go’aanka ay gaadhay maxkamada sare ee Kenya ,taasi oo taariikhda inta la ogyahay ku tilmaamtay