SCWW .MAHAD ILAAHAY AYAA ISKA LEH ,NAGA DHIGAY MUSLIMKA .Waxa aan halkan salaan aad u qiimo badan uga dirayaa,akhristayaasha sharafta iyo karaamada leh ee websitkan IFTIINKACUSUB.COM ku xidhan, waxanan markasta idin leeyahay soo dhawaada ,waxa aan ku dadaali doonnaa in markasta aad websitkan aad ka heli-doontaan qoraalo iyo barnaamijyo idin raali galiya, idinkuna nala wadaaga waxkasta oo aad isleedihiin bulshada ayay wax u taraysaa, noogu soo hagaajiya fariimaha Gmailka,iftiinkacusub@gmail.com iyo khadaraar101@gmail.com .XASUUSIN MARNABA HA ILABIN NABIGA CSW SALIGIISA.

CHOLERA "Cudurka Shuban biyoodka iyo sida loo kala qaado"

Qoraalkan waxaa laga soo tarjumay kitaabka la yiraahdo Park’s textbook of preventive and social medicine. Waa kitaab uu qoray K. Park, oo ka hadlaya cilmiga ka hortagga "preventive", iyo caafimaadka bulshada.

Xadiis ku saabsan Dajjaal iyo calaamooyinka muujinaya soo dhawaanshaha Qiyaamaha

Nawaas bin Samcaan A.K.R. wuxuu yiri Nebiga (S.C.W) Wuxuu subax ka sheekeeyey Masiixud – Dajjaal oo Kor iyo hoosba uga hadlay ilaa aan is niri malaha wuxuu joogaa fagaagga geedahii timirta ee agtayada ahaa.

DADKII DIINTA UGU SOO HORREEYEY

Rasuuka SCW markii Allaah subxaanahu wataacaalaa soosaaraymas’uuliyaddaa weynanka badan oo ah mid qof bini aadan ah la saaro tii ugu cusleyd una baahan juhdi, dadaal iyo sabir, waxa uu bilaabay u qumitaankeedii isagoo ka bilaabaya meeshii laga soo direy ee Makka

Habka Gudashada Xajka Iyo Cumrada Oo Kooban

Habka Gudashada Xajka Iyo Cumrada Oo Kooban
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ

الْحَجُّ أَشْهُرٌ مَّعْلُومَاتٌ فَمَن فَرَضَ فِيهِنَّ الْحَجَّ فَلاَ رَفَثَ وَلاَ فُسُوقَ وَلاَ جِدَالَ فِي الْحَجِّ وَمَا تَفْعَلُواْ مِنْ خَيْرٍ يَعْلَمْهُ اللَّهُ

Qiimaha Hooyadu leedahay .

Odhaah iyo Eray, Tix iyo Tiraab midna lagagama lallayn karo, lagumana soo koobi karo qiimaha iyo qaayaha hooyadu ay ka leedahay nolosha aadamaha iyo ifkoo dhanba.

Taariikhda Iyo Sidii Uu Ku Yimi Madfaca Ramadaanta ee Waddamo Badan Looga Isticmaalo Ogeysiinta Afurka.

Waddamo badan oo ka mid ah dunida Islaamka gaar ahaana dalalka carabta waxa si wayn looga isticmaala, madfaca Ramadanta kaas oo sida eedaanka Salaada Makhrib ee aynu ku afurno oo kale loo sugo, caadana ka ah dunida Islaamka meelo badan oo ka mid ah.

Qissi yaab leh: Nin Haduu Naaxo La Mastaafurin Doono!

Ninka loo aqoonsaday qofka ugu buuran ama ugu miisaanka wayn dalka New Zealand ayaa qarka u saran, in isaga iyo xaaskiisa laga Mastaafuriyo dalkaas, ka dib markii dawlada dalkaas sida warbaahintu sheegtay ninkaas gaadhsiisay

Qisso yaab leh: wuxuu dhintay isagoo sujuudsan.

Qisadaan waxeey ka dhacday wadanka Sacuudiga waxeeyna ku saabsantahay khaatimada wanaagsan.
Nin darawal ah oo ka shaqeeyaRiyad ayaa maalin maalmaha ka mid ah waxaa

Qisso yaab leh: Agoonkii guusha gaadhay!

Shaafici waa wiil dhallinyaro ah da’diisuna ay tahay 17 sano jir, wuxu dhigta Dugsi quraan (Malcaamad) iyo dugsi waxbarasho oo uu aado gelinka dabme, waana arday aad u dadaal badan oo weliba dabeecad furan, dulqaad badan ardayda iyo macalimiinta aad ayay u jecelayeen.

Arxan Hooyo.

Maad dhalateen oo ifka adigoo karamadaas leh maad timaadeen, waxaad ku timi idanka Ilaahay oo suuragal lagaga dhigay waalidkaa, gaar ahaan hooyada oo dhibaato badan u xamishay in aad ifka timaaddo.

Hooyo waa Hoy iyo Guri loo hoydo.

Hooyo waa nolosha Hoygeena,magaca Hooyo asal kiisu waxa uu ka yimi Hooyga ama Guriga,qof aan Hoy haysan Dunida sida uu ugu nooladaa waa ay adag tahay,waana mida sababtay in Hooyo loo bixiyo magaca Hoyga ama Guriga.

Geeridii Nabiga (NNKH) iyo Dardaarankiisii U Dambeeyay

Wuxuu nabigii suubbanaa naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee ku geeriyooday Madiina maalin Isniin ah oo ay taariikhdu ahayd siddeeddii bishii lixaad sannadkii 632-dii Masiixiga Dabadi (MD).

Qisadii saxaabigii ka toobad keenay Zinada

Maaciz ibnu Maalik wuxuu ahaa saxaabi kamid ah saxaabada Rasuulka (scw), waxa dhagar u maleegay Shaydaanka, oo wuxuu la kali noqday gabadh reer ansaar ah, kadibna Shaydaan ayaa sadaxeeyey oo wuxuu ku dhacay faaxishadii, Ilaahaybaan ka magan galnaye.

Baro magacyada Bilaha iyo ayaamaha Somalidu lahaanjirtay.

Maxay af-Soomaali ku noqoyaan magacyada bilaha, iyo maalmaha? Imisa qaybood ayey maalintu ka koobantahay? Xilliyadana magacood? Dad badan baa warcelimaadyo kala wada duwan ka bixin kara weydiimahaas.

Qiso cajiib ah: Caruur kala badalantay markii ay dhasheen,Muslin iyo Gaalna kala noqday!

12 sano ka hor ayaa si khaldan u kala badashay caruurta ay dhaleen. Haweeneyda lagu magacaabo Yulia Belyaeva ayaa mudo 12 sano ka hor ah waxay gabadh ku dhashay hospitaal. Gabadheeda waxaa lagu magacaabaa Irina balse xaqiiqadu

Qisso yaab leh: waligaa ha yeelanin dhaqanka Daba-qalooca.

Nin oday ah ayaa aaday webi u dhawaa si uu u soo daawado waxaana raacay nin saaxiibkiisa ahaa .

Odaygii wuxuu fadhiistay webiga dhiniciisa waxaanu daawanayey biyaha

Qofkasta oo Muslim ahi waa inuu Madaxa ka dhunkadaa!

Saxaabiga Cabdilaahi ibnu Xudaafa Alle haka raali ahaadee wuxuu ahaa nin Badariya. Waxaanu Cumar ibnu Khadaab (I.R.H) u diray dawladii Roomaanka, balse ciidamadii Roomaanka ayaa xadhiga u taxaabay saxaabigan

Ramadaanka shan(5) badso shanna(5) yarayso.

Ramadaan waa bil barako badan haddaba si aynu uga faa’iidaysano waa in aynu badsanaa camalada wanaagsan oo dhan oo aynu joojinaa wax kasta oo xun oo soonkeena wax u dhimaya.

Gabadh ka mida ehelka Janada.

Bismillah, ma ogtahay walaalka muslimka ahow iyo walaasha muslimada ahay in ruuxa samirka badan ee aduunyada dhibta kusoo gaadha uu ku dhaxlaayo Jannada. Inaad Jannada gasho maaha wax sahlan

Xukuumadaha dhaar u joogga ah.

"waxaan ku dhaaranayaa magaca Ilaahay" Ma'aha eray dhayal loo oran karo, ma'aha eray beec iyo gorgortan gala, mana'aha eray loollan siyaasadeed gala, hebel ku xumee ina hebelna ku sharaf eray gala ma'a, waa eray weyn,

Dhaarta Beenta ah iyo khatar teeda.

Ibn Mascuud, Alle haka raalli ahaadee, wuxuu yidhi waxaan maqlay Rasuulkii (scw) oo sheegaya "qofkii ku dhaarta dhaar been ah uu ku doonayo inuu ku dhaco ama ku boobo xaq qof Muslim ah leeyahay wuxuu mutastay in Alle naar ku cadaabo,

Su'aal la waydiiyay Cali Bin-abu daalib RDC

Nin gaal ah ayaa maalin u yimid Cali binu Abii Daalib (R,A) asaga oo rabey inuu weeydiiyo su'aal, isna leh su'aashaasi weey ku adkaan doontaa Cali...

Wuxuu fiirsadey Cali oo la joogo dad badan...

Laba arimood uu Quraanku sheegay kana yaabisay Dunida.

Waagii hore dadku waxay rumaysnaayeen in walaxda ugu yar walxaha inay Atom, hase ahaatee waxa cadaatay in fikradaasi qaldanayd. Maanta waxaynu ognahay in walaxdu ka koobantahay Electron, Proton iyo Neutron.

Gabadha Muslimada ah ee Soonku ka jaban yahay maxaa la gudboon.

Gabadha Muslimada ah wuxuu Alle ku qoray dusheeda in bishiiba mar ay u dhaafto cibaadooyinkey la iman jirtay cudur daar sharci ah dartii

Waana inay ku raali noqotaa waayo maaha waxaad adigu gacanta ku haysid ood

Geeridu waa wacdiyaha aamusan!

Geeridu xaq weeyee haduu Ruux ku go’ meel.

Gacalkiyo xigaaluhu intay geba-gebeeyaan .

Qisso yaab leh: Aniga iyo xaaskayguba waxa aanu nahay Argagaxiso.

Iftiinkacusub.com: Aduunka intaad ku nooshahay waxkasta oo kaa yaabiyaba waa ay kusoo marayaan, duniduna sideedaba waxa ay u eeg tahay sida giraangir hadba dhinac u wareegaysa,hadii maanta aad aragto sheeko iyo wax ku cajab galiya,

Qisso yaab leh: Sadax caruura oo aan dhalay ayaan sadax xaladood kala kulmay.

Hooyooyinka caruurta dhalaa waa ay kala maskax badan yihiin, waanay kala fiira dheer yihiin,taasina inta badan kuma xidhna oo kaliya jacaylka caruurta ay Hooyadu u hayso, lakiin waxa ay ku xidhan tahay hadba inta ay ka fikirto sida ugu fiican

Dhafarka iyo hurdo la'aanta waxaa laga dhaxlaa dhibaatooyin badan oo kala duwan.

Maadaama caalamku is badalay oo habeenkii iyo maalintii isku mid noqdeen xaga dhaqdhaqaaqa waxaa aad u soo baxay dhibaatooyin badan oo la xiriirta hurdo la'aanta ama dhafarka habeenkii taasoo na dareensiineysa ahmiyada hurdada iyo faa'idooyinka caafimaad ay hurdadu wadato.

Maxay tahay calaamadaha dhalma-deyska Dumarka?

Waa maxaay hoolgabnimada dhaalmada (Menopause)? Menopause waa hoolgabnimada dhanka dhalmada ama dhiiga caadada, waa nidaam biological ah oo marwaaliba soo mara dumarkasto ku nool aduunkan aaynu ku noolnahay,

Shilinku yaanu ku doorin.

Ladnaantu hadday kii shalay liitay dhaxalsiiso laafyood, libaaxayn iyo inuu laandheero is moodo, wuxuu moogan yahay in laab lakacu lugooyo yahay oo leebka liishaanka toosan ee waayuhu ruuxba maalin lufad ka dhigo.

Muxuu arkay nabigu (scw) isagoo lasocda Jibriil iyo Miika’iil?

Rasuulka Ilaahay (scw) wuxuu ahaa mid waydiiya asxaabtiisa salaada subxa kadib inay arkeen riyo xalay si uu ugu fasiro, wuxuuna waydiiyey maalin saxaabadiisa inay arkeen riyo ,waxayna dhaheen: maanaan arkin.

Fadliga bisha Ramadaan.

Waxaa wanaagsan oo muhiim ah marka hore inaan ogaano soonka fadliga uu leeyahay si bacdamaa aan ugu baratano faa’idadiisa qaaliga ah oo sanadkii mar na soo marta.

Xaramka Ilahay in aan tagay maxaa lagu garanaya, haddii aanan sawir kusoo galin!

Iftiinkacusub.com: Dadaw maxaa kala haysta cibaadadii Ilahay iyo facebook.Dad badan ayaan la sheekaystay,waxa ay iiga warameen waxyaabo badan oo aanan markii hore islahayn sidan ayay u dhacayaan,ama aan fikir kale ka qabay.

Siduu ku baxday Halku dhigga ah "Haddii aan Karinkaa laga guurin, Goroyo heer'yaysan ayaa kasoo dhici.

Bari waxa jiray nin la odhan jiray dhalin ileeye. Dhalin ileeye dadku waxay ku tilmaami jireen qof aan garaad ku filan lahayn, laakiin nin caqli badan oo aan dadka badidoodu ogayn ayuu ahaa. Waxay daganaayeen hawd guntii,

Qisso layaableh:Saxiibka oo geeriyooday ,hadii lasoo noolayn lahaa ,maxad kula talin lahayd?

Nin dhalinyaro ah ayaa waxa uu yimi aaska saaxiibkii, kadibna isagii oo kor taagan qabrigii saaxiibkii ayaa waxaa su’aal waydiiyay nin shiikh ahaa oo ay isgaranayeen su’aashuna waxa ay ahayd

Qisadii dhabta ahayd ee Dulqarnayn.

Qisadan waxay ku bilaabmaysaa su’aal ay gaaladii Reer Qureesheed ay waydiiyeen Rasuulka (N.N.K.H), kooxdaas oo la tashatay yahuuda si ay u jaribaan Nabi Muhamed(N.N.K.H), waxayna waydiiyeen sadex waydiimood, Qisadii Asxaabul-Kahf, Ruuxda iyo Qisadii Dul-Qarnayn.

Bisha Ramadaan waa in aynu toobad keenka cusboonaysiinaa.

Hadaan su,aashaa jawaabteeda eegno waxaa weeye maxaa yeelay asall ahaanba Muminku mar walba iyo goor walba waa mid towbada Rabigiis jadiidiya kuna dadaala isagoo ku dayanaya Suubahana salawaatu laahi calayhi wasalam,

Qisso cajiib ah:Ninkaasi waa Tuug ee ha la iska ilaaliyo!

Cayda iyo aflagaadada dadka wanaagsan laga faa'fiyaa waa mid baryaha danbe iska noqotay wax iska caadi ah.Hadii aad qof walaalka ah aad xumaan ka sheegto kama duwana in aad xabad ku dhufatay ama aad dishay oo kale.

Waar Dunida nabadi kama jirto!

Marka aad dhageysato raadiyayaasha , akhrisato wargeysyada ama aad daawato telefishanada caalamka waxaa kuu soo ifbaxeysa in caalamka oo idil uu holcayo ayna hareereeyeen dagaalo ujeedooyin kala duwan leh oo u dhaxeeya qabiilo, jabhado iyo ciidamo dowladeed

Maxaad ka taqaanaa Diiwaanka guud ee Boqortoyadii Gaaljecel?

Boqortooyada Gaaljecel waxay aasaasantay xilligii dowladdii Cabaasiyiinta ee khilaafada islaamka, Boqortooyadaasoo ahayd mid ku timid Diiniya (Dacwa Islaamiyah) taasoo hoos imaaneysay amiiraadii ama khulafadii dowlah Cabaasiyah.

Maxaa sabab u ah guuldarada haysata jabhadda OLNF.

Marka hore waxaa aan halkan mahad baladhan uga dirayaa Rabigeena csw Cırka taagay tıır la,aan ,dhulkana goglay,Aadmıgana ka dhigay noole idilkıı kan ugu sharafta badan,una soo diray Nabi Muxamed (N.N.K) ahaana kii lagu khatımey Nabiyada.

Qisso yaab leh: Ninkani Aabahay maaha waa shaqalahii guriga!

Sheekadaan waxaa ay ku saabsan tahay wiil wax kazoo bartay wadamada reer galbeedka kedibna kula soo laabtay wadankiisa dhaqan kale iyo dadnimo kale oo gaar ah, waxaa is bedelay dabeecadiisii waxaaa is bedelay damiirkiisii waxaa uu ku

Shaydaanka iyo xariifnimadiisa.

Sheydaanku waa nin khabiir ah oo in muddo ah kusoo noolaa aduunka , shaqada uu qabtana waa in uu kala fogeeyo dadka iyo Allah SWT.

Aqoonta iyo dadkeeda.

Aqoontu waa marka  qofku  uu barto  wax uusan horay u aqoonin, waxaaan loo qeybiyaa labo qeybood oo kale ah. Aqoon laga  barto waayaha iyo cimriga  kaas oo  ah cilmi  dhegood  ama noloshu ay  ku bartay iyo mid aad ka baratay  Macalin ama

Way is caayi taqaanaaye, isma caawin taqaano!

Waxaan ku waabariistay oo hurdadii aandhagida kaga jiray iga kiciyay, dhawaaqa iyo sawaxanka haweenka tirada badan ee intay isku soo urureen, mid kastaa duryamayso, waan soo booday anigoo macawista darafkahaysta,

Dawlad iyo Xukuumad.

Dawlad (state): waa eray Afka Carabiga ka soo jeeda, waxaana Afka Soomaaliga lagu oran karaa; dal. Dawlad ama dal waa dhul weyn ama yar oo leh seere la aqoonsan yahay, calan, madaxbannaani kooban ama buuxda iyo dad deggan dhulkaas.

Waxtarka dhirtu ay leedahay.

Sababaha laga maarmaanka ka dhigaya in dhirta la dhawro, waxaa kamida: Dhirtu waxay la dirirtaa isbeddelka cimilada.Nooluhu wuxuu mar walba u baahan yahay neefta Oksijiinka (Oxygen) oo uu hawada ka soo jiido, wuxuuna sii daayaa neefta CO2 (Carbon Dioxide) oo ah dhuxul (carbon) iyo labo qurub oo Oksijiina

Waa maxay Saxiib?

Saaxiibku waa qofka inta badan noloshaada kugu lammaan. Saaxiibku amma saaxiibtinnimadu ma aha, mid ku xidhan; da’, midab iyo qabiil amma jinsi laakiin waxa muhiim ah inaad diinta Islaamku siday kuugu tilmaantay saaxiibka wanaagsan aad ku raacdo.

Maansadii la magac baxday ,XUSUUS waxaa tiriyay Abwaan Yusuf Rooble Xirsi(Sandoon)

Iftiinkacusub.com: Waxa uu halkan Abwaanku kaga waramayaa,waagii dalka Somaliland lagu soo noqday,ahaydna xilligii 1991,siyaaro iyo booqasho uu ku tagay, gurigii loo yaqaanay Fooqa jajabka ee ku yaalay ,dooxa wayn ee Hargeysa dacalkiisa Waqooyi ; waxa uu abwaanku sida maansadiisa ka muuqata uu goobta ku arkay , raggii halgankii dalka loosoo maray ku naafoobay oo goobtaasi yaalla.

Miyaad garaadsatey mise waad gumowdey?

Allaa mahad leh, ilaaha innagu galladay, nimcada amniga iyo islaannimada, Rasuul baa amaan leh kaas oo hadal, fal iyo sugidba diinta innagu soo gaadhsiiyey, intii hannuunka kuraacdey xigto, xigaal iyo saxaaba nabbad geliyo korkooda ha ahaato, ilaa maanlinta dambe, muxibo iyo wanaagna diinta islaamka ee ilaahay ka raalli