SCWW .MAHAD ILAAHAY AYAA ISKA LEH ,NAGA DHIGAY MUSLIMKA .Waxa aan halkan salaan aad u qiimo badan uga dirayaa,akhristayaasha sharafta iyo karaamada leh ee websitkan IFTIINKACUSUB.COM ku xidhan, waxanan markasta idin leeyahay soo dhawaada ,waxa aan ku dadaali doonnaa in markasta aad websitkan aad ka heli-doontaan qoraalo iyo barnaamijyo idin raali galiya, idinkuna nala wadaaga waxkasta oo aad isleedihiin bulshada ayay wax u taraysaa, noogu soo hagaajiya fariimaha Gmailka,iftiinkacusub@gmail.com iyo khadaraar101@gmail.com .XASUUSIN MARNABA HA ILABIN NABIGA CSW SALIGIISA.

Somalidu Qoraalka dheer maxay ayay u neceb tahay ?


Soomalidu inta badan ma xiiseeyaan in ay wax akhriyaan isla markaana ay wakhti ku filan ay siiyaan hadba Buuga ama qoraalka markaasi ay jecel yihiin in ay akhriyaan.

Isu-eekaanshaha Amiir Axmed Cabdi Godane(Shabaab) iyo Sayid Maxamed Cabdulle Xassan(Saalixiya)


Mahad oo dhami Ilaahay ayay u sugnaatay , Ilaaha abuuray samooyinka, dhulalka iyo waxa ku gadaaman oo dhan wax nool iyo waxaan noolayn,waana Ilaha ka nasahan Ceeb dhamaanteed sharaf iyo wanaagna ay agtiisa ahaatay.