SCWW .MAHAD ILAAHAY AYAA ISKA LEH ,NAGA DHIGAY MUSLIMKA .Waxa aan halkan salaan aad u qiimo badan uga dirayaa,akhristayaasha sharafta iyo karaamada leh ee websitkan IFTIINKACUSUB.COM ku xidhan, waxanan markasta idin leeyahay soo dhawaada ,waxa aan ku dadaali doonnaa in markasta aad websitkan aad ka heli-doontaan qoraalo iyo barnaamijyo idin raali galiya, idinkuna nala wadaaga waxkasta oo aad isleedihiin bulshada ayay wax u taraysaa, noogu soo hagaajiya fariimaha Gmailka,iftiinkacusub@gmail.com iyo khadaraar101@gmail.com .XASUUSIN MARNABA HA ILABIN NABIGA CSW SALIGIISA.

Aqoonta waxa lagaga bogtaa dadaal iyo akhris.

Waxa la yidhi: "Biyo sacabbadaada ayaa lagaga dhergaa". Waxana xaqiiqo ah in aynu aqoonta casriga ah afkeenna kaga bogan karno innaga oo aan isku hawlin afaf kale oo qalaad. Waa haddii aynu garano in ay aqoontu tahay

Caan-noqotaye ,maxaad caan ku noqotay ?

Dad badan oo dunida guudkeeda ku nooli waxa ay in badan ka fikiraan sidii ay hal mar ay caan ku noqon lahayeen,taas awadeed waxa ay u maraan talaabo kasta oo ay isleeyhiin caan ayaad ku noqonaysaa ama dadku waa uu kugu aqoon sanayaa.

Qisso cajiib ah: Denbi aanan galin ayaan lugahayga ku doontay!

Iftiinkacusub.com: Waxaa dhici karta in aadan waliga denbi galin ama aadan danbi samayn,waxa kaloo laga yabaa in aanad intii aad nolayd noloshaada aanad Xabsi ama Jeel aadan galin,waana wax Ilahay lagu mahadiyo

Qisso cajiib ah: Kalmadda Aboowe caybaan u aqaaney !

Iftiinkacusub.com: Kala duwanashaha Lahjadaa Somaligu, waa mid mararka qaar hadii la isla fahmi waayo khatarteeda iska leh,keenina karta dhibaato dhanka nolosha ah;waana mid ku dhacday dad yaw fara badan oo Somali ah.

Qisso yaab-leh: Aniga iyo Aabahay waxa aanu u wada hoyanaa Qabriga.

Iftiinkacusub.com: Hadaad magalada aad degan tahay dacaladeeda aad uga baxdid, waxa aad arkaysaa in ay jiraan dad badan oo ku nool nolol cidhiidhi ah , isla markana aan haysan Biyo,Laydh,Cunto iyo wehel toona,

Duuliyaha Diyarada inoo wada sii Khamriga !!

Imaanka iyo Allah ka cabsigu waa waxa kaliya ee ilaaliya qofka Muslimka ah sharaftiisa iyo karamaadisa ilaaliya ,waana shayga kaliya ee aad ku kala garankarto xumaanta iyo wanaaga,

Culimooy dadka wax ugu sheega.

Wadankii waxaa laga cabanayaa dhibaatoyin aad u farabadan,waxa aad arkaysaa in maalinba malinta ka danbaysa aanay kasoo raynayn in ay kasii darto mooyaane,waxaa batay fasahaadkii ,Sinadii,la'luush qadashadii ,Qabiilkii iwm.

Dirka koonfureed waa Isaaquun.

Mawduucaygu kaas maaha oo kama doodayo sababta Isaaq Dir ugu xidhan yihiin ee mida aan sheegayaa waa mid aan  ka hadlaayo  qabaa'ilka.

Maxaa Suurada ugu dheer Quraanka loogu bixiyey Al-Baqara ?

Suurada Al-Baqarah waxa loogu bixiyey magacan qisada kusoo aroortay ee Ilaahay inooga xikaayooday in reer banu israa’iil la faray inay gawracaan Sac si loo tuso mucjisada iyo awooda Allah oo ahayd inuu dib usoo nooleeyo

Ha u guurinina waa Edab daranyahay'e!!

Magaca Allah ayaan ku bilaabaynaa, waxaanan mahadinaynaa Allah (S.W.T) sidoo kalena waxaan ku sallinaynaa nabigeenii Muxamed (N.N.K.H). Intaa kadib Walaalayaal waxaan idinku salaamayaa salaanta Islaamka;

Saddex camal oo aan ajarkoodu xadidnayn.

1. Dadka oo la saamaxo oo loodhaafo waxaad ka tirsanayso Ilaahay baa yidhi: Haddaba qofkii dadka iska cafiya ee wanaag iyo nabad ka taliya ajarkiisu Ilaahaybuu saaran yahay. ( فمن عفا وأصلح فأجره على الله )

Sheekh Mukhtaar Roobow Abu-Mansuur oo laga saaray, liiska dadka la raadinaayo.

Dowladda Mareykanka ayaa ayaa shaacisay in ay liiska Argagixisada ka saartay Sheekh Mukhtaar Roobow Abu-Mansuur, oo ka mid ahaa Saraakiisha sar sare ee xarakada Al-Shabaab.

Shuruudo adag oo lagu xidhay cuna-qabataynta Qadar.

Wadamada Khaliijka ee xidhiidhka u jaray dowladda Qatar ayaa soo saaray Liis ay ku qoran yihiin dalabyo laga doonayo in ay fuliso xukuumada Doxa si xayiraada saaran looga qaado.

Aadamiga iyo Garashada.

"Nin ragga xaajooyinka lafagura ka mid ahaan jiray ayaa waxa uu beri dhegaystay guddi xeerbeegti ahayd oo arrin loo saaray. Ninkaas oo arrinta xogogaal u ahaa, hase yeesho ee aan guddida ku jirin ayaa arkay in ay guddidu

Maxaynu maalin uun u arki weynay isaga oo af Carabi ku hadlaaya?

Nin baa beri nin kale oo ay saaxiib ahaayeen ku yidhi: "Waar horta ‘hebel’ in uu wax soo bartay ayuu waa hore inoo sheegaye, maxaynu maalin uun u arki weynay isaga oo afafka Carabiga ama Ingiriisiga mid uun ku hadlaya?

Albaabka Dahabka ah ee ugu weyn uguna qaalisan Dunida.

Kabcadda Barakaysan ee Xaramku oo ah dhismaha ugu qiimaha badan aduunka oo dhan, iimaan ahaana dadka Islaamku u rumaysan yihiin, ayaa haddana marka loo eego qalab ahaan waxa ay ka mid tahay,

Tuug isku dayday inay xadaan jidhka Nabiga (scw) maxaa asiibay'se ?

Sida lagu xusay kitaabka (مفيد العباد سواء العاكف فيه والبادي) ee uu qoray Sheekh Axmed Bashiir, isagoo kasoo xiganaya kitaabka (Wafaa’il wafaa’ fii fii akhbaari daari almustafa, li sheekh Samhuudi) wuxuu ku dhahay bogga 627-628:

Nin albaabka ay kusoo garaacday Xaaskiisii Xuural'cayntu !

Wuxuu kusoo arooriyey Ibnu Aljawsi kitaabkiisa Safwat Safwa iyo Ibnu Nuxaas kitaabkiisa Mashaariq al Ashwaaq qiso cajiiba oo ku saabsan nin wanaagsanaa oo Jihaadkana jeclaa lana dhaho Abuqudaama.

Qiso: Indheergarad kii qudhiisa jaray!

Indheer-garadnimada waxa ka mid ah in aanad mar walba muujinin indheer garadnimadaada, wakhtiyada qaarna aad iska yeel-yeesho nasakh!! Intaanad weedhan la yaabin bal qisadan kooban akhri. Waa tan sheekaduye bal ila eeg.

Ma og-tahay sirtan hoos ku qoran?

1. Ma ogtaha, in madax-kutidu (Bear) ay leedahay 42 ilkood.

2. Ma ogtahay, in lafta ugu yar jidhkaaga ay ku jirto dhegta.

Ma ogtahay, in ilmaha yari uu seddex jeer ka riyo badan yahay qofka weyn.

Ma og tahay ,malaayiin iyo malaayiin geed oo ku yaala dunidda in uu Dabagaaluhu si kama’a ah u beero isaga oo aan is ogayn, sababtoo ah Dabagaaluhu wuxuu asaa midho, dabadeena waxa uu iloobaa goobtii uu ku aastay,

Maansadii Ramadaan dhamaataye:Waxaa tiriyey Abwaan Axmed Cali Aadan.

Maansadan aadka u quruxda badan waxaa tiriyey Abwaan Axmed Cali Aadan.Runtii waxa ay maansadani ka turjumaysaa duco iyo Rabbi tuug ku saabsan, in aan Ilahay ac-maasheenii Ramadaanka aanu hoojin inagana aqbalo.

Burco Ragga buur-buuran waxa loogu yeedhaa Guddiga Abaaraha !!

Reer Burco waa dad u badan af-maal oo si fudud u helay eray-bixinta kaftan ee lagu qoslo, taariikhiyan way iska lahaayeen dacaayadaha caan baxay oo laga sheekeeyo ilaa maanta . Waxa kale oo jiray kaftan ficil ku dhisan

Waxa la ii ogolaaday in aan Diyaarad kasta Bilaash ku raaco!

Shirkad diyaaradeed oo Hindiya laga leeyahay ayaa ballanqaaday in uu bilaash ku raaci doono diyaaradaheeda inta uu nool yahay wiil ku dhex dhashay diyaaraddooda.

Laylatul Qadrigii ma caawa ?

Walaalayaal Illaahay wuxuu inagu manaystay galado faro badan oo aynaan soo koobi Karin tirina karayn, waxaa ugu sii wayn nimcadaas iyo galadaas nimcada Islaamnimada, waa tee nimcada ka wayni in Illaahay inaga dhigay

Dawladda Masar oo codsatay in ay ciidamo u dirto xadka Eretareya iyo DJabuti u dhaxeeya.

Dawladda Masar ayaa la sheegay inay qaadatay go’aan ah inay buuxiso kaalintii ay baneeyeen ciidamada dalka Qatar ee xuduuda u dhaxaysa dalalka colka ah ee Djibouti iyo Ereteria.

Mataqanaa Qoyska ugu tirada badan wadanka Ingiriiska.

Inkasta oo dalalka reer galbeedka gaar ahaan waddanka Ingiriiska dadkiisa asalka ah ee gaalada ahi aanay jeclayn in ay ubad badan dhalaan ugu badnaana ay saddex caruur ah dhalaan ayaa waxa isa soo taraya waayadan dambe

Hindhisadii iga timi ayaan Xabsi ku galay!

Wixii aad maqashaaba wixii kale ka darane maanta iyo qormadeena Layaabka Adduunka waxa aan ku eegi doonaa sheeko yar oo aad u layaab badan taasi oo ah Haweenay caan ah oo dunida laga yaqaano oo loo xidhay

Ninkii dilay wasiirkii Hawlaha Guud Marxuum Cabaas Siraaji oo dil lagu xukumay.

Maxkamadda Darajadda Kowaad ee Ciidanka Qalabka Sido ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku riday mid ka mid ah eedeysanayaashii loo heystay dilkii wasiirkii Howlaha Guud iyo dib u dhiska Marxuum Cabaas Siraaji.

Sharaabka oo Habeenkii La Badsadaa Waxay Fududeeyaan Haraadka Iyo Awood Darada Soonka Maalintii.

Haddii aanad safar ahayn, ama aanad xanuun qabin, isla markaana aanad ahayn Hooyo uur leh ama nuujinaysa Ilmaheeda, ama aanay jirin cudur daar kale oo kaa joojinaya inaad soonto waxaa ku waajib ah, qof kasta oo muslim ah,

Ma-la iska talaali karaa Cayilka iyo Buurnaanta ?

Baruurta oo wakhtiyadii u danbeeyay ka mid ahayd waxyaabaha sida wayn looga cabanayo, meelo badan oo dunida ahna ka noqotay mid qofka aadka u naaxa sidii qof bukaan ah oo kale lala maseeyo,

Saddex dardaaran oo ku saabsan habeenka laylatul qadarka.

1. Markay bisha Ramaan soo gasho Ilaahay weydiiso inuu ku waafajiyo habeenkaas.

2.salaadda cishaayi iyo ta subax masjidka jamaacada la tuko, ta casarka markaad

Maxay Tahay Shuruuda laga rabo qofka bixinaayo sakaatul firiga?

Shuruuda laga rabo qofka bixinaayo sakaatul firiga Waa in uyahay muslim qangaar ah caqlina leh waa in uu haysto waxkabadan wixii ay kunoolaan lahayeen dadkauumasuulkakayahay malinta ciida ah iyo habeenkeeda ilmaha yar & qofka wayn

Nabigu csw waxa uu yidhi:

Ilaahay baanu ku mahadaynaa nimcooyinka uu ina siiyay,isgaanu gargaar ka dalbaynaa danbi dhaafna weydiisanaynaa, sharka nafahaygana iyo camaladayada kuwooda xun illaahaybaanu ka magan gelaynaa,

Wali Muraayad ma isku eegtay?

Waxaan halkan ku soo bandhigayaa dhawr arin oo ka mida dabeecadaha dadka.Marka aynu tilmaamayno qof dabeecad wanaagsan waxaynu ku sifaynaynaa inuu yahay:

Mataqanaa waxa ay tahay Xikmad ?

Waxaan maqalnaa erayga xikmad laakiin waxa suurto gala hadii layna weydiiyo qeexitaankeeda in aynu ka bixino jawaabo kala nooca, balse waxaynaan ku kala feker duwaneyn in xikmadu tahay wax wanaagsan

Ma'dhabbaa Rag waa Raggii hore,hadalna waa intuu yidhi?

Waxaynu mararka qaarkood maqallaa iyada oo la leeyahay qofka afkiisa hooyo si fiican u barta ayaa afafka kalena si wanaagsan u baran kara. Afsoomaaligu waa afkeennii. Waa afkii hooyo.

Somaliland iyo kHaatumo oo heshiis dhaxal gal ah wada gaadhay.

Somaliland iyo Khaatumo oo heshiis dhaxal gal ah wada gaadhay, labada dhinac ayaa hada Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa kaga dhawaaqay heshiis ka kooban shan qodob oo ay isla afgarteen.

Qisso yaableh: Waxaa i eryanaaya Laylatul qadrigii

Wakhti aan sidaasiba usii fogayn dadka Somalidu badankeedu waxa ay ka amin sanayeen Habeenka Bisha barakaysan ee Ramadaan ku Jira ee Laylatul Qadriga loo yaqano, in uu yahay Habeen uu qofku arkaayo wax nool oo socda ,

Calaamadaha Lagu garto habeenka Laylatul-Qadriga.

Habeenka laylatul qadrigu waxa uu ku jiraa sida loo badan yahay 10-dambe ee ramaadka, sida uu leeyahay Nabi Maxamed (NNKH):" Ka raadiya habeenka laylatul-qadirga 10-dambe ee ramadaan .

Ku dadaalka 10 ka danbe iyo laylatu qadriga.

Illaahay ayaa mahadleh, illaaha og wax muuqda iyo wax qarsoonba, ilaaha koobay dhibcaha biyaha ee ka dhigay wabiyo dur duraya, illaaha keenay mugdiga habeenkii ee ka soo dhex saaray nuurka subaxii,

Yaa saacadda ka dhigay 60-dan daqiiqadood?

Ugu horayn sida aynu lawada socono cabirka maanta ee waqtigu waa mid ku qotoma sal-tobanle(base 10), masaaridii hore ayaa isticmaali jiray qalab lagu cabiro

Faa'iidooyinka Xanjada la calaashado.

Sida ay sheegeen Dhakhaatiirtu ayaa Xanjadu waxa ay leedahay faa’iidooyin caafimaad oo farabadan, gaar ahaan nooca aan sonkorta lahayni, iyada oo lagu tiriyo waxyaabaha tirayada yar ee lagu dhimo miisaanka qofka.

Faa'idada Xab-xabka / Qaraha.

Khubaro u dhashay dalka Ingiriiska, ayaa sheegay in xab-xabku faa’iido u leeyahay maqaarka jidhka, dawana ka yahay xannuunnada faalliga, muruqyada iyo fuuq-baxa.

Miyaad garanaysaan sababta aan ugu biiray kooxda Al-Nusra ?

Sarkaal sare oo hadda ka tirsan kooxda al-Nusra oo yaraantiisii ku bar-baaray magaalladda Sydney, ayaa sheegay in sababii uu ugu biiray kooxda argagixisada ee dalka Suuriya ay tahay,

Hargaysa oo lagu qabtay Bariis Caag ka samaysan.

June, 15, 2017 Wasaaradda Ganacsiga Somaliland ayaa sheegtay inay baadhitaan dheer ku samayn doonto Bariis Caaga ka samaysan oo la sheegay in lagu arkay suuqyadda magaaladda Hargeysa.

Sidee loo tukadaa salat al-Janazah (صلاة الجنازة) Somali.salaada maydka.

Waa xuquuq iyo xaq ay muslimiintu isku leedahay waa fardul kifaaya oo macnaheedu yahay dadka in kamida haday ku tukadaan wuu ka dhacayaa waajibkii.

Mataqanaa cudurka Lafa-beelka ?

Lafa-beel waa cudur keena inay kaa dhintaan unugyada lafuhu ka samaysan yihiin. Markay unugyadaasi dhintaan, lafuhu si fudud bay u jabaan.

Fadliga habeenka Laylatul-Qadriga.

Walaalhayga muslimka ahoow waxaan halkaan idiinku soo gudbin doonaa kalmado ku saabsan habeenkaas barakaysan ee Laylatul qadriga…

Kumuu ahaa qofkii ugu horeeyay ee Muslim ah ee gala magalada Makka ?

Sannadkii lixaad ee hijriyada wuxuu Rasuulka (scw) go'aan ku qaatay inuu ballaariyo dadaalkii uu ugu jiray fidinta dacwada islaamka, isagoo siddeed dhambaalood oo qoraal ah u kala diray boqorrada carbeed