SCWW .MAHAD ILAAHAY AYAA ISKA LEH ,NAGA DHIGAY MUSLIMKA .Waxa aan halkan salaan aad u qiimo badan uga dirayaa,akhristayaasha sharafta iyo karaamada leh ee websitkan IFTIINKACUSUB.COM ku xidhan, waxanan markasta idin leeyahay soo dhawaada ,waxa aan ku dadaali doonnaa in markasta aad websitkan aad ka heli-doontaan qoraalo iyo barnaamijyo idin raali galiya, idinkuna nala wadaaga waxkasta oo aad isleedihiin bulshada ayay wax u taraysaa, noogu soo hagaajiya fariimaha Gmailka,iftiinkacusub@gmail.com iyo khadaraar101@gmail.com .XASUUSIN MARNABA HA ILABIN NABIGA CSW SALIGIISA.

Hal-abuur siyasadeed oo kusoo wajahan Xisbiga UCID iyo Hargaysa waakuma?

Iftiinkacusub.com: Somaliland waxa aad moodaa in tartan siyasadeed xoog lahi uu ka socdo,kaasi oo ku wajahan doorashada Madaxnimada ee la filaaya in ay dhacdo sanadkan 2017 aakhirkiisa,

Maxkamada sare ee ciidamada oo mar kale xukun dil ah ku riday askarigii dilay Wasiir Siraaji.

Muqdisho: Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa mar kale xukun dil ah ku riday Askarigii ka danbeeyay dilkii wsasiir howlaha guud iyo dib u dhiska dowladda Soomaaliya Cabaas Siraaji,

Sweden waa wadanka ugu Diimaha neceb Aduunka!

Iftiinkacusub.com: Baadhitaan dheer oo lagu sameeyay dadka iyo Diimaha Aduunka ayaa waxaa lagu soo bandhigay in wadanka Sweden uu yahay kan dadkiisa ay ugu Diinta yaryihiin.Tobankii qof ee Swedish ah

Maxay u dhimataa Shinidu marka ay wax qaniinto?

Iftiinkacusub.com: Marka hore Ilahay ayaa mahad balaadhan iska leh,kaasi oo ii fududeeyey in qoraalkan idiin soo gudbiyo, idina garansiiyey in aad idinkuna akhridaan.Nabadgalyo iyo naxariisi

Maxay Diintu ka qabtaa banaanbaxa ama mudaharaadka?

Kama qarsoonna arday kasta ee runta doona inaysan bannaaneen mudaharaadyada, maxaa yeelay culimada waaweyn ee Islaamka waxay yiraahdeen ma bannaana, sidaas darteed waxaan u arkay inay waajib tahay

Habka loola dagaalamo Musuq-maasaqa!

Musuqmaasuqa maamul iyo kan lacageed waa dhaqan daashaday fagaaraha siyaasadda iyo nolasha bulshada Soomaaliyeed, ilaa uu ka mid noqday tiir kamid ah tiirrarka nolasheenna.

Qiso yaableh: Qashinka aanu ku tuurno wadooyinkayaga Ajaaniibta ayaa naga gurta!

Waxay ahayd subaxnimadii maalinkii salaasada ee afartii bishan July, kaddib markii aniga iyo koox suxufiyiin ah aanu safar aqoon korodhsi ah ugu baxnay tuulada Xaraf ee duleedka galbeedka ee magaalada Hargeysa.

Cabdi Idaan Faarax IHN waxa uu yidhi:Shan Soomali oo wada socdoo Calan ku sheekaysa

Gabaygani Shiinley waxa uu bilaabay, markii ay joogsatay Silsiladii la magac baxday ’’ Siinley’’ kadib markii dawladii Kacaanku ay u aragtay in ay Siinley ay tahay mid iyada loola danleeyahay , taasi oo marka sida xaqiiqda ah la eego aan ahayn.

Qiso yaable: Qof Soomaliya oo laga soo saaray Kellidiisa wax ka badan 700 oo dhagax.

Waxa aad moodaa Biyo la'aanta iyo darxumada ka jira dhulka Somalidu ay degto,in aynu noqonay ,sida ay qiyasayaan dhakhaatiir badan oo Dunida ku nooli,in Soomalidu ay tahay ,dadka ugu badan ee ka cawda

Garta xeer-beegti Iyo xeerarka somalida.

Dacwi: Dacwigu waa halka ay gartu u dhimato (Ugu muhimsan), allahayow kaalin weyn ma gutay ama dagaal weyn ma ku jiraa ninka saymahaas oo kale kala baxa ama ka saara.

Qiso yaabeh: Kun Like haddii aan la ii saarin ,Dabaqan kasoo tuurayaa Ilmahayga!

Facebook iyo Like dadka qaar waxa ay la marayaan in ay nolosha caruurtooda ku cayaraan isla markaana ay dhaafsadaan 1000 like ama ka badan oo Sheer ah,taasi oo ah arimo baryahan danbe aad inoogu soo badanaaya.

Qiso yaable: Yaa doonaaya in Caruur la siiyo?

Telefishinada caalamka waxaa laga baahiyaa tartamo kala duwan ama barnaamijyo la xiriira waqti yaanasiib lagu guuleysto waxyaabo kala duwan sida lacag, Telefishin, Cumputaro, gawaari iyo waxyaabo kale

Qiso yaableh: Gabadh qabtay xanuunka Qalalka oo wadaad Jin-arag ah loo guuriyey!

Iftiinkacusub.com: Way adag tahay in aynu kala garano xanuunada inta badan ku yimaada Maskaxda sida,Jimanka,Sixirka iyo xanuunka dhimirka ama waalida,taasna waxaa u sabab ah inaga oo aan marka hore aan la tashanin

Faallo: Distoorka Soomaliya wakhti intee leeg ayuu u dabranaanayaa Somaliland.

Iftiinkacusub.com: Somaliland waxa ay bilawgii sanadkii 1991 kaga dhawaaqday magalada Burco in ay Somaliya inteeda kale ay ka go'day,isla markaana ay tahay dawlad ka madax banaan wixii la isku odhan jiray

Qiso yaableh: Caruurtii ayaa iga gaajonaysa,waa in aan Suuqa Islii(Nayrobi) qof Somali ah kasoo qafaashaa!

Waa xilli waaberi ah, carruurtiina wey baahanyihiin. Hooyadood, Mama Mwikali waxaa la soo deristay xaalad adag maadaama aysan faraha ku hayn wax raashiin ah oo ay ilmaha dabka u saarto.

Qiso yaableh: Habaarkii Martida!

Marti la eeday leyl-dhexaad timi hadduu luun ka rogi waayo: Waa casarliiq, cadceedduna godkeeda ayay baalka lasii gelaysaa. Haweenku waxay ku hawlan yihiin in aan adhiga iyo maqashu isku baxsan

Nin dadkiisii baafinaaya: Waxaan jeelka Itopiya galay anoo 23 jir ah ,waxaanan kasoo baxay hadda anoo 50 sano jir saday!!

Magacaygu waa Cabdiraxmaan Dhoodaan Cabdi Maysar, waxaan ku dhashay Muqdisho, waxaan ka baxay dugsiga sare ee Banaadir 80 maad kii, Anigoo ku jira kuliyadda cilmiga dhaqaalaha ee Jaamacadii Gahayr

Qiso yaableh: Dawlad ka werwersan cimri dherarka dadkeeda oo sii kordhayaa!

Iftiinkacusub.com: Cimri dhererku waa waxa kaliya ee Aadanahu isku wada raacsan yahay in uu yahay wax wanaagsan,qofkasta oo nooli ,waxa uu jeclaan lahaa in Dunidan loo daayo ,oo aanu waligiis laga kaxaynin ama aanu ka dhimanin.

Qiso yaableh: Gabadh ayaan ahay Curyaamad ah,balse Xilo Janno ayaan noqday!

Waa Gabar Diin iyo iimaan leh oo Ammaan Dumar ay ku idishahay, base Aadanaha lama helo Ruux ka dheregsan Wanaag oo idil, ileen qof walba Cillad lagama waayo Gabadhani waa Curyaan

Layaabka Dunida: Sababtii loo dilay Lixdii nin ee Walaalaha ahaa Muqdisho!

Gaari nooca loo yaqaan Opel oo qaada ilaa 10 qofood ayey saarnaayeen Wiilasha la dilay, Sheeko ma jirin waayo tacsi iyo tiiraanyo ayey ku jireen.

Sheekh Fatfooday in Dumarku ay garaaci karaan Ragooda Khamriga cabba.

Fatwo ay baahisay mid ka mid ah idaacadaha ka hawl gala waddanka Morocco ee Woqooyiga Afrika ayaa dhalisay doodo iyo hadal hayn badan, kadib markii Sheekh Caan ah oo lagu magacaabo

Waa maxay Sababta goobaha caafimaadka ay Raggu ugu yar yihiin ,Dumarkuna ugu badan yihiin?

Iftiinkacusub.com: Goobkasta oo caafimad hadaad tagto ,waxa aad ogaanaysaa in ay markasta ay Dumarku Ragga kaga badan yihiin,taas ma la odhan karaa,Raggu maaha kuwo ku dadaala daryeelka caafimaadkooda.

Qiso yaableh: Daawo dhaqameedka ayaan kaga kalsoonahay dhakhaatiirta Yurub.

Iftiinkacusub.com: Sida inta badan inoo caadada ah,dadka Soomalidu waxa aad moodaa ,in ay daawoyinka ay dhaqanka iyo hiddaha u leeyihiin in ay kaga kalsooni badan yihiin ,kuwa ay dhakhaatirtu u qoraan.

MAANTA WAA BERRIDII AAN SHALAY KUU SHEEGAY !.

Wakhtiga ama samanka oo afsoomaaliga loo yaqaan 'Goor" waa mid aad muhiim ugu ah guud ahaaba Adanaha, horumarka uu shaqsi ama mujtamac kasta gaarona waxa uu ku xiran yahay hadba sida uu uga faa'iidaysto waqtiga.

Qiso yaable: Suufi sheegay in uu helay Jab dhagax ah oo kasoo faliidhmay Xajaral Aswadka Kabcada Makka,dadkana ku wacdiyey in ay ku dawaafaan.

Iftiinkacusub.com: Aduunyada nin noolow maxaa aragti kuu laaban,in badan ayaa waxa aynu maqlijirnay nimanka Suufiyada layidhaa oo hadba gad cusub lasoo baxaaya,taasi oo ay uga jeedaan

Lixdankii ilaa maanta dhaqanka Madaxda Somalidu ismuu bedalin!

Gabaygan Ilahay ha u naxariistee Xaaji Aadan Af-qalooc waxa uu ka tiriyey ,kadib markii uu arkay in madaxdii dalka loo doortay in ay daacad ku hogaamiyaan ,ay noqdeen kuwo markaasi ka fikira oo kaliya dantooda

Facebook waxbarashadii dhalinyarada hoosbuu u dhigay.

Iftiinkacusub.com: Goobaha waxbarashada sida Iskuulada iyo Jaamacadaha waxa aad moodaa wakhtigan xaadirka ah in ay yihiin kuwo aad u farabadan,isla markaana aad ku qalbi-samaaynayso marka aad aragto Arday

Qiso yaableh: Kaadidii Geela ee aan cabbay maxaan kala kulmay?

Iftiinkacusub.com: Wax badan ayaad waxa aad maqasheen iyada oo la leeyahay Kaadida Geelu waa daawo waana lagu cafimadaa ;hadaba aniga ayaa cabbay isla markaana dhamay kana dhargay ee u dhug-yeesha qoraalkaygan.

Wali Miyaanad Xajin !!!

Waxaan jeclaan lahaa qormadan in aan Allah ugu dhawaado oo aan xusuusiyo walaalaha aan cimrigood tagin guriga Alle si ay u gutaan tiirka shanaad ee tiirarka Islaamka.

Saboolka iyo hodanka aduunka oo sii kala fogaanaya!(lakala tag orodna maahan!)

Inkastoo oo hay’ado iyo golayaal caalami ah dunidu u igmatey inay la dagaalaan faqriga tan waxii ka danbeeyay dagaalkii 2-aad ee dunida,iyadoo dhamaan Heyadahaasi ay ku xuseen ujeedooyinkooda

Khadra Cumar Qardaas halyeeyed loo baahan yahay in ay haweenka Somaliland ku daydaan.

Iftiinkacusub.com: Dumarku waa Laf-dhabarta nolosha Aadanaha ,waana asaasayaasha iyo kabaayasha ay ku taagan tahay Dunidan aynu ku noolnahay,waanay adag tahay la'aantood in ay nololi ay ka jirto,

Jaarka fiicani waxa uu ka qiimo badan yahay Inadeerka wanaagsan.

Iftiinkacusub.com: Jaarku waa jiraanka iyo hadba cidda aad daris tihiin ,sida ay Diinteena suubani inoo sheegtayna Guriba guriga uu kaaga dhawyahay ayuu kaaga sii xaq mudan yahay.Qabiilkuna waa

Qisso yaableh: Madaxwaynahii ku dhawaaqay in uu Ilahay lasoo hadlay!

Iftiinkacusub.com: Waxa aynu Kudibaha iyo Diimaha ku haynaa in Ilahay SW uu la hadlo oo kaliya Rusushiisa ,Nabiyada iyo Malaa'igta,kuwaasi oo dhanna hanaanka iyo habka uu ula hadlay Ilahay SW waa mid aynu

Boolis Lagu Rakibay Qalab haddii ay Laaluush qataan Qabanaaya.

Dalka Vietnam oo dhibaato wayni ka taagan tahay, laaluush qaadashada iyo musuq maasuqa, isla markaana ay xukuumada talada dalkaas haysaa ku hawlan tahay sidii loo baabiin lahaa ee xididada loogu siibi

Waayaha nolosha-Aadamiga iyo garashadiisa.

"Nin ragga xaajooyinka lafagura ka mid ahaan jiray ayaa waxa uu beri dhegaystay guddi xeerbeegti ahayd oo arrin loo saaray. Ninkaas oo arrinta xogogaal u ahaa, hase yeesho ee aan guddida ku jirin ayaa arkay

Qooraayoow qoraalka aad qortaa yuu ku qiimo tirin.

Markaad rabto in aad Aragti siyasadeed aad cabirto, ama bulshada aad ku Dhex nooshay aad Doonayso in aad Rayi iyo fikir la wadaagto ,ilama haboona in aad sidii dhidar onkod kiciyey aad qalanka ama Makarafoonka

Qisso yaableh, Qaybtii 2-aad :Adeer Kelli Midgaan Inantayda loo galin maayo!

Iftiinkacusub.com: Waxa aynu guda'galaynaa qaybtii labaad ee shakadii la magac baxday " Adeer Kelli Midgaan Inantayda loo galin maayo""! iyada oo ay inoo maraysay inantii oo ka xumaatay hadaladii gafka

Afarta kooxood ee ay u qaybsamaan siyasiyiinta beesha Dhulbahante.

1. Kooxda koowaad waxaa la yidhaahdaa Asal Somaliland, waxayna aaminsan yihiin (yihiina) aasaasayaashii Somaliland ilaa bilawgii cahdiga lagu kala saxeexday magaalada Burco,

Qisso yaableh: Adeer Kelli Midgaan Inantayda loo galin maayo!

Iftiinkacusub.com: Waxa aad moodaa in aynu baryahan si isdaba joog ah aynu uga hadlayno mushkiladaha iyo dhibaatooyinka lagu hayo dadka la haybsooco ee Soomalida ah,waxanaan hubaa

Waa Maanso la magac baxday KU-TUNTUUNSO,waxaa tiriyey Abwaan YuusuF Roobleh Xirsi (Sandoon)

Abwaanku sida ka muuqata ama laga dhan-dhansanaayo Maansada, waxa uu ka hadlayaa sida ay muhiimada u leedahay in umadi marnaba aanay Ilaabin ama aanay hilmaamin dhacdooyinkii iyo wayahii

Qiso yaableh : Cidkasta oo wax Takoortaba iyana waa la Takooraa!

Iftiinkacusub.com: Soomalidu tayadeeda iyo taagteeda waxa ay ku ogaatay markii dad badani ay dibadaha uga soo baxeen dalkoodii ,qofkasta iyo qabiilkasta oo wax ismoodi jiray ,markii uu yimi Qurbaha gaar ahaan Yurub

Qisso dhab ah: Nin jacaylka uu u qabo Xaaskiisa iska saaray Qanjidhkii Taranka!

Iftiinkacusub.com: Waxa aan ahaa nin dhalinyaro ah oo shaqaysta,waxa aan ku noolaa wadamada qurbaha khaasatan kuwa Gaalada,waxa aan in badan ku fakari jiray in aan Guursado gabadh aan markaasi si dhab ah u jeclaa.

Waa kuma ninka Xabashiga ah ee burburinaya Kacbada?

Ilaahay subxaanahu wa tacaala, wuxuu qoray in wax kasta oo dhulka dusheeda saaran ay dhamaanayaan oo ay dhimanayaan, wuxuuna Allah leeyahay: كُلُّ مَنْ عَلَيْهَا فَانٍ ﴿٢٦﴾ وَيَبْقَىٰ وَجْهُ رَبِّكَ ذُو الْجَلَالِ وَالْإِكْرَامِ ﴿٢٧﴾

Qisso dhab ah oo dhacday: MIDGAHU Bakhti xooleed ayay cuneen waana lagu takooray,Maraykankana dad ayaa dad nool cunay sharafbaanay ku yeesheen!


Iftiinkacusub.com: Wakhtiyadan danbe dadka Soomalida ahi waxa ay aad ugu socdaalaan wadamada Yurub iyo Maraykan iwm ,wadamadaasi marka ay tagaan waxa ay ka codsadaan magangalyo siyasadeed,

"Waaryaahe Kediye! kobtani miyaanay ahayn kobtaynu shalay ka guurrey?

Oday Kediye, waa nin dedaal badan. Had iyo jeer reerkiisa waxa uu u sahamiyaa, meesha ugu fiican. Reerka uu odayga u yahay, waa qoys ballaadhan, oo carruurtiisa iyo afadiisa, oo keliya maaha inta eeganaysa

Haddii aad rabto isbeddel, horta adigu isbadan.

Isbeddel la maqalyaa, dhallinyar la sheeg bay u badantahay, ma se aha rogaalka taas; dhallinyar la aragyaa isbeddel la sheeg, inta badan. Bulsho ahaan aad baa looga hadlaa, loogu noqnoqdaa oo carrabka loogu

Qisso yaab leh: Xamar ayaan tegay la'imana xidhin waan xanaaqsanahay!!

Iftiinkacusub.com: Xamar/Muqisho waxa ay wakhtiyada qaar ahaan jirtay Caasimad iyo magaalo ay Soomali oo dhammi ay wada dhisteen isla markaana ay wada maal gashadeen,waxa ay ahayd magaalo

Aragti si cilmi ah u sharaxaysa Biyo la'aanta (Water Scarcity)

Biyo-la’aanta ama biyo-yarida, oo afka qalaad lagu yiraahdo "water scarcity" waa xaalada ilaha biyuhu aanay ku filnayn bulshada ( ) Waxaana asal u ah dhowr qodob oo kala duwan loona kala saari karo kuwo dabiici ah

Qisso yaab le: Ma jecli Aabo in laba Nin anoo qaawan jidhkayga ay arkaan!

Iftiinkacusub.com: Somalidu dhaqan ayey soo lahaan jirtay ,dhaqankaasi marka laga eego dhinaca dumarka iyo ixtiraamka loo haynjiray waxa uu ahaa badan-kiisu mid xishood iyo ixtiraam ku dheehan yahay.

Ganacsade Xaaji Gaabow oo Lix Wiil ee uu dhalay maanta lagu Dilay Muqdisho duleedkeeda.

Wararka dheeraad ah aya kaasoo baxaya dil Lix wiil oo uu dhalay ganacsade lagu magacaabo Xaaji Gaaboow oo maanta barqadii ka dhacay deegaanka Calamada ee dulleedka magaalada Muqdisho.