SCWW .MAHAD ILAAHAY AYAA ISKA LEH ,NAGA DHIGAY MUSLIMKA .Waxa aan halkan salaan aad u qiimo badan uga dirayaa,akhristayaasha sharafta iyo karaamada leh ee websitkan IFTIINKACUSUB.COM ku xidhan, waxanan markasta idin leeyahay soo dhawaada ,waxa aan ku dadaali doonnaa in markasta aad websitkan aad ka heli-doontaan qoraalo iyo barnaamijyo idin raali galiya, idinkuna nala wadaaga waxkasta oo aad isleedihiin bulshada ayay wax u taraysaa, noogu soo hagaajiya fariimaha Gmailka,iftiinkacusub@gmail.com iyo khadaraar101@gmail.com .XASUUSIN MARNABA HA ILABIN NABIGA CSW SALIGIISA.

Qiso yaableh: Waraysigii gabadhii Jinniga ahayde ee Reymaa. Qaybtii 4-aad.

Waxaan halkan idiinku soo bandhigayaa , wareysi dheer oo dhexmaray aqoonyahan Abukar Albadri iyo gabadha Jiniga ah ee magaceeda la yidhaahdo Reymaa, taas oo ka tirsan degganayaasha Magaalada Muqdisho ee jinniga ah,

Mukhtaar Roobow Abu-maansuur oo Xamar la keenay,isaga oo ay kalsooni farabadani ay ka muuqato

Iftiinkacusub.com: Waxaa wakhti aan sidaasi usii fogayn garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyey iyada oo Diyaarad khas ah lagu sido Sheekh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur)

Qiso yaableh: Madaxwaynahii hore ee Somaliya Xasan Sh Maxamuud oo sheegay in aanu waligii Xaaskiisa gacan u qaadin(dilin).

Iftiinkacusub.com: Inta badan Dumarka oo gacanta loo qaado ama la dilo maaha wax fiican,hadana iyada oo ay sidaasi tahay rag badan ayaa laga yaabaa in ay cado iyo dhaqan ka dhigtaan in markasta ay dumarkooda ama

Qiso yaableh:Lafaha dadka dhinta oo Koobab wax lagu cabbo laga sameeyo.

Iftiinkacusub.com: Bina'Aadamku sidiisaba xurmo iyo xaq ayuu leeyahay haduu nool yahay iyo hadii uu dhintaba,waana mida aynu kaga soocanahay ama kaga duwanahay Xayawaanka,kuwaasoo inta ay nool yihiin iyo haday dhintaanba

Ma ogtahay in Doorashada Kenya ay ku dhisan tahay hab Qabiil.

Kenya waxay taariikh u leedahay khilaaf dhanka doorashada, laga soo biloobo markii dalku qaatay nidaamka xisbiyada badan bilowga 1991-kii waxaana ilaa xiligaa dalka ka qabsoomay lix doorasho oo ay u tartamayeen

Maxkamada Sare ee Somaliland oo go'aan kasoo saartay murankii golaha wakiilada ee Somaliland.

Iftiinkacusub.com: Waxa aynu ka wada warhaynay in uu muran siyasadeed uu soo kala dhex galay Baarlamaanka Somaliland kadib markii la isku qabtay jagada gudoomiyaha Baarlamaanka oo uu baneeyey Cabdiraxmaan Cabdilaahi Cirro.

Qiso yaableh: Waraysigii gabadhii Jinniga ahayde ee Reymaa. Qaybtii 3-aad.

Waxaan halkan idiinku soo bandhigayaa , wareysi dheer oo dhexmaray aqoonyahan Abukar Albadri iyo gabadha Jiniga ah ee magaceeda la yidhaahdo Reymaa, taas oo ka tirsan degganayaasha Magaalada Muqdisho ee jinniga ah,

Qiso yaableh: Aabe Ilmayar oo uu dhalay qayb ka mida jidhkiisa ka jaray!

Iftiinkacusub.com: Caruurtu waxa ay ka midyihiin waxyaabaha ugu badan ee aynu ku faano,waa hadyad iyo fadli dheeraada oo Ilahay uu ina siiyey,hadana iyada oo sidaasa waxa aad moodaa in aanay dad badani dareen sanayn

Uhuru Kenyata Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtinimada Kenya Iyo Codadka Uu Ku Soo Baxay

Guddiga doorashada ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqay natiijadii doorashada Kenya waxaanay sheegiin in uu ku guulaystay madaxweyne Uhuru Kenyatta,oo ah madaxwaynaha wakhtigan xaadirka ah xukuma Kenya.

Qiso yaableh: Waraysigii gabadhii Jinniga ahayde ee Reymaa. Qaybtii 2-aad.

Waxaan halkan idiinku soo bandhigayaa , wareysi dheer oo dhexmaray aqoonyahan Abukar Albadri iyo gabadha Jiniga ah ee magaceeda la yidhaahdo Reymaa, taas oo ka tirsan degganayaasha Magaalada Muqdisho ee jinniga ah,

Qiso yaableh:“Salaadda ayuu tukanayay markii qasab lagaga dajiyay Tareenkii uu saarnaa”

Iftiinkacusub.com: Qofkasta uu Muslim ah waxaa waajib ku ah in uu ku tukado xaaladkasta oo markaasi uu ku sugan yahay Salaada Ilahay,sida isaga oo Babuur ,Tareen ama Diyaarad saaran,waana waajib

Qiso yaableh: Muddo dhan 14 sano ayay xabsi ugu jireen danbi aanay galin.

Iftiinkacusub.com: Dunida waxaa jira dadyaw farabadan oo danbiyo aanay galin xabsiyo iyo xadhig ku muta,taasi oo keentay in dhamaan noloshooda oo dhan ay ku qataan Xabsiga ama Jeelka,halkaasna ay ku wayaan

Wax ka baro Tariikh nololeedkii madaxwaynaha Zimbabwe Robert Gabriel Mugabe.

Robert Gabriel Mugabe waa Madaxweynaha Wadanka Zimbabwe hadii aynu taariikh nolaleedkiisa ku bilaabno waxa uu dhashay 21 Bisha Febraayo 1924, waxa uuna madaxweyne wadankaasi u yahay lagasoo bilaabo 1987

Qiso yaable: Waraysigii gabadhii Jinniga ahayde ee Reymaa. Qaybtii 1-aad.

Waxaan halkan idiinku soo bandhigayaa , wareysi dheer oo dhexmaray aqoonyahan Abukar Albadri iyo gabadha Jiniga ah ee magaceeda la yidhaahdo Reymaa, taas oo ka tirsan degganayaasha Magaalada Muqdisho ee jinniga ah,

Suuqa ugu wayn Gaarisa oo hada Dab la qabad siiyey.

Khamiis 10/8/2017, Wararka laga helaayo magalada Gaarisa oo ku taala gobolka Waqooyi bari ee Kenya,ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay dad aad u cadhaysani ay dab qabad siiyeen suuqii ay lahayd magaladaasi Gaarisa

Gudoomiye Cirro kursiga xaal kumuu helin ee waxa doortay

Gudoomiye Cirro kursiga xaal kumuu helin ee waxa doortay mudnayaasha baarlamaank. Sharci ahaan doorashada shirgudoonka waxa iska leh mudanayaasha baarlamaanka. Farsamo ahaana waxa maamula

Xigmad Siyaasadeed:Magacaygu maaha Dameer balse waa Kaluun!

Iftiinkacusub.com: Siyaasiyiintu inta badan ma jecla in ay markasta hal waji ama hal ujeedo dad waynaha ku dhex joogaan,ninka siyaasiga ahi waxa ugu badan ee uu markasta ka fikiraa waxa ay tahay,in uu lasoo baxo

Mukhtaar Rooboow Abu-maansuur oo Shabaab Afar-jaho ay kasoo werareen.

Iftiinkacusub.com: 9/8/ 2017 (IC) -Wasiir ku xigeenka wasarada Amniga ee maamulka gobolleedka Koonfur galbeed Cabdirisaaq Cabdi Aadan ayaa warbaahinta u sheegay in dagaal culusi uu ka dhex dhacay Al-shabaab iyo

Xisbiga Mucaaradka ah Kenya oo sheegay in la xaday Hanaankii Doorashada.

Arbaco, 09/8/ 2017 Hogaamiyaha mucaaradka ugu awooda badan ee dalka Kenya Raila Odinga oo tartan xoogan kula jira Madaxwaynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in hannaankii doorashada la jabsaday,

Qiso yaableh: Nin Masaajid u dhisay istus iyo ismaqashiis camalkisiina uu buray!

Iftiinkacusun.com: Tuulo yar oo ku taala wadamada Muslimiinta mid ka mida,ayaa dadkii deganaa waxa ay wayeen Masjid ay Salaadaha Ilahay ku tukadaan,Tuuladaasi oo aan waligeed yeelan Masaajid ay dadku ku tukadaan

Hooyadii dhashay IHN Wasiir Siraaji oo codsatay in la toogto ninkii dilay wiilkeeda.

IFITIINKACUSUB.COM: 8/8/2017 (IC) Hooyadii dhashay Wasiirkii la dilay ee Cabaas Siraaji Xaliimo Salaad Fiile, ayaa dowladda Soomaaliya ka codsatay in sida ugu dhakhsaha badan Tiirka loosoo taago loona toogto

Xisbiga Wadani oo laba jibaaray,ololaha ay ugu jiraan Doorashada Somaliland.

Berbera :-Wefti aad u ballaadhan oo uu hoggaaminaayey Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo maanta socdaal ugu baxay goballada Sool iyo Sanaag

Markab darxiis oo 104 maalmood Laydhku u bakhtiisnaa cabsida uu ka qabo Budhcad-Badeed Soomaliyeed.

Iftiinkacusub.com: Markab kuwa qaada dadka dalxiiska ah ayaa muddo 104 maalmood u socdaalayay Sydney iyo Dubai ,kadib markii lagu amray in Laydhka ama nalalka laga damiyo illaa laga gaadhayo xiliga waabariga,

Doorashadii Kenya oo ila hadda si fiican u socota.

Iftiinkacusub.com: 8/8/2017 Doorashooyinkii ka bilaabmay gudaha dalka Kenya maanta ayaa ilaa hada waxa ay u socdaan sidii loogu talagalay,iyada oo aanay jirin wax dhibaato ku ah doorashada oo ilaa hada lasoo sheegayaa.

Heshiis dhex maray Madaxdii hore ee Somaliya Xasan Sh Maxamuud iyo Sh sHariif Sh Axmed.

Iftiinkacusub.com: Waxaa in muddo ahba heshiis laga dhexwaday labada nin ee Madaxwaynayaasha kasao noqday Somaliya ,Xasan Sh Maxamuud iyo Sh SHariif Sh Axmed,heshiiskaasi oo ka dhacay dalka Ugaandha

Madaxwaynaha Somaliland oo magacaabay Degmooyin cusub.

Iftiinkacusub.com: WAR-SAXAAFADEED-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4960/082017

Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo Xabsiga loo taxaabay.

Iftiinkacusub.com 8/8/2017. Waxa warar sugani ay sheegayaan in Xildhibaan Salebaan Yuusuf Cali Koore Xabsiga loo taxaabay kadib markii fal gacan ka hadal ah kula kacay Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka

Wakiilkii Xisbiga Ucid ee dalka South Afrika Maxamed Sh Cabdilaahi Axmed oo maanta Hargaysa lagusoo dhaweeyey.

Iftiinkacusub.com: Wakiilkii mudada badan Xisbiga Cadaladda iyo daryeelka ee Ucid u fadhiyey Dalka Koonfur-Afrika gaar ,ayaa waxa uu maanta gaadhay dalkiisi hooyo gaar ahaan magalada Hargaysa.

Gaadhi wayn oo ay leeyhiin ciidanka AMISOM oo Muqdhisho gudaheeda lagu bili-liqaystay.

Iftiinkacusub.com: Iyada oo tan iyo subaxii saaka ay magalada Muqdisho ay ka socdaan Mudaharaado aad u farabadani,kuwaasi oo ay ka cabanayaan gadiid layda yaryar ee ku shaqaysta Babuurta loo yaqaano Bajaajka,

Somaliland waanu aqoon sanaynaa hadii aanu doorashada ku guulaysano.

Gudoomiyaha xisbiga ODM ahna musharaxa isbahaysiga mucaaradka NASA ahaana raysal wasaarihii hore ee kenya ahna musharaxa ugu awooda badan doorashadan soosocota ayaa si aan gabasho lahayn

Sheekh Samaroon Ayaan Manaam Ku Arkay Waxa Uu Isoo Faray Fariintan Culus-Keeda Leh !!

Dhankiisa salaan ka dib; waanu yara wada lugeynay anaga oo hab degan iyo qunyar isku barbar socona !! wuxu yidhi ha iga nixin

Madaxwaynaha Puntiland oo maanta magacaabay Golahii Wasiirada.

Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxwyenaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Xeer Madaxweyne.

Cornayl Sakiya Xusseen ayaa maanta loo magacaabay Xil Dumarka Somaliyeed ku cusub.

Iftiinkacusub.com:Cornayl Sakiya Xusseen ayaa maanta loo magacaaba in ay ahaato agaasimaha waaxda amniga iyo derisenynta gobolka Banadir,taasi oo noqonaysa haweenaydii u horaysay ee xil caynkan oo kala ah loo magacaabo.

Gudoomiyaha Guurtida oo wax aan suura gal ahayn ku tilmaamay dib u gocashada C/Raxmaan Talyanle.

Iftiinkacusub.com: Hargaysa Xildhibaan C/raxmaan Talyanle ayaa maanta kulan la yeeshay Gudoomiyaha aqalka Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan,isga oo markaasi kulan kiisu ahaa sidii

Xildhibaan Talyanle oo sheegtay in uu yahay Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo shalay la tartamay xildhibaan Baaeshe Maxamaed Faarax ,iyaga oo ku tartamaayey xilka gudoomiyaha golaha wakiilada ee Somaliland,

Dab qabsaday Dhismayaasha Dunida ugu dhaadheer ee ku yaal Dubay .

Jimce,04/8/2017, Dab aad xooggan ayaa waxa uu qabsaday dhismo aad u dheer oo ku yaalla magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, waana markii labaad ee dabkani uu qabsado mudo labo sano gudahood ah.

Saladiinta Beesha Arab oo markii u horaysay si wadajira Warqad-Furan u qoray Madaxwaynaha Somaliland.

Sallaadiinta waaweyn ee beellaha Arab Ayaa warqad furan oo ay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo u direen kaga codsaday in uu maareeyo culays dhaqaalle oo haysta

Ciidanka AMISOM oo bilaabay in ay Shabaab u baneyaan Degmooyin muhiim ah.

Waxaa jira Warar xaqiiq ah oo ka imanaaya gobolka Shabeellaha hoose,kuwaasi oo sheegayaa in Saldhig aad muhiim ugu ahaa maamul goboleedka Koonfur Galbeed,ay ka baxayaan ciidanka AMISOM ,

Haddii Aad Doonayso Ilme Maskaxdiisu Dhisan Tahay Talooyinkan U Raac Korinta Ilmahaaga.

Xilliga ugu badan ee maskaxda ilmuhu kortaa waa Afarta sano ee ugu horreeya cimrigiisa. Marka la is barbar dhigo koritaanka maskaxda ee 4 sano ee u horreeya iyo inta ay maskaxdu korto inta hadhay ee nolosha qofka

Dabeecadda wanaagsani waa guusha Madaxnimada.

Madaxweyne Lydon B. Johnson oo ahaa madaxweynihii 2aad ee muuqaalka jidhka ugu dheeraa Madaxweynayaasha soo mara taariikhda dalka Maraykanka, waxaannu dheerarkiisu ahaa 192 cm (6ft ½ in).

Qisso yaableh:Tuulo sabab la'aan u gubata kadibna sabab la'aan is bakhtiisa.

Dadka ku nool tuule taariikhi ah oo lagu magacaabo Sandaala oo ku yaalla dalka Masar ayaa waxaa u qaadan-waa ku noqday dhacdo tuulahooda dhowaan ku soo korodhay oo ah in,

Sadax dhalinyaro Somaliyeed oo lagu dilay South Afrika, kadib markii lagu gubay xarumahoodii ganacsi.

Arbaco, 02/8/2017 Saddex qof oo dhallinyaro Soomaali ah ayaa 48-dii saac ee lasoo dhaafay lagu dilay dalka Koonfur-Africa, sida ganacsato ku nool dalkaasi ay u sheegeen,iyaga oo dhamantood lagu gubay goobahoodii ganacsi.

Madaxwayne ku faanay in aanu waligiis xanuusanin!!

Maaha wax lagu faano in aadan waligaa xanuusanin ,sababta oo ah Xanuunada qaarkood waxa ay isaga iman karaan si aadan filaynin,khasab maaha in aad xanuunkasta iska ilaalin karto,

Is-macasalamayntii Cabdiraxmaan Cirro iyo Madaxwayne Siilaanyo.

Sawiro: Ogosto.2,2017-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu maanta guriga Madaxtooyada ku qaabiley, Gudoomiyihii hore ee golaha wakiilada ahna musharaxa madaxnimada xisbiga Waddani

Caruusad ninkeeda ula soo baxday Bistoolad ,habeenkii arooska!

Caruusad reer Tennessee ayaa la xidhay ka dib markii booliiska Maraykanku uu sheegay in ay bistoolad ula baxday ninkeeda oo ay saacadu ka hor uun is guursadeen, iyadoo aan xataa iska bixinin dharkii arooska.

Wasiirkii hore ee A.Gudaha Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cirro) ayaa ku biiray xisiba mucaaradka ah ee Wadani.

Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha xukuumadii Daahir Rayaale Md. Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cirro) ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu ku biiray xisbiga mucaaradka ah ee Wadani,

Gabadh dhashay Ilmo aanay Hooyo u ahayn!!

Bismillah, walaalayaal su’aashan ma la yaabantahay? dabcan aniguba mudo dheerbaan fajacsanaa, waxaan filayaa inaad maqasheen xadiis caan ah oo ka sugan nabigeena Muxamed (scw),

Maanso cusub oo la magac baxday ALLE KA CABSI ,waxaa maansadan tiriyey Abwaankii waynaa ee Yuusuf Rooble Xirsi(Sandoon)

Iftiinkacusub.com: Madamaa aynu nahay dad Muslim ah,waxaa fiican in aynu waxbadan iska wacdina waxna isaga sheegno khaladaadka faraha badan ee aynu galayno inta aynu Aduunka joogno,

Aqoon korodhsi ,Qaabka iyo Hanaanka Daawada loo liqo.

Caafimaadku waa hadiyad Alle (SW) uu adoomihiisa ku manaystay, waana fursad aanu qofku dareemin inta uu hayo, laakiin dib ka ogaado marka uu waayo ama nimcadaasi dhaafto,

Qiso yaableh:Nin jecel in uu markasta Afka ku hayo Ubax!

Ankara Muwaadin u dhashay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Cali Risa Kaaraan ayaa muddo 59 sano ah ay caado u ahayd in uu afka ku sito laan ubax ah, isaga oo uga dan leh in uu debnaha ku illowsiiyo