SCWW .MAHAD ILAAHAY AYAA ISKA LEH ,NAGA DHIGAY MUSLIMKA .Waxa aan halkan salaan aad u qiimo badan uga dirayaa,akhristayaasha sharafta iyo karaamada leh ee websitkan IFTIINKACUSUB.COM ku xidhan, waxanan markasta idin leeyahay soo dhawaada ,waxa aan ku dadaali doonnaa in markasta aad websitkan aad ka heli-doontaan qoraalo iyo barnaamijyo idin raali galiya, idinkuna nala wadaaga waxkasta oo aad isleedihiin bulshada ayay wax u taraysaa, noogu soo hagaajiya fariimaha Gmailka,iftiinkacusub@gmail.com iyo khadaraar101@gmail.com .XASUUSIN MARNABA HA ILABIN NABIGA CSW SALIGIISA.

إِنَّا للهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ‎

Geeridu waa shay dabici ah oo Ilahay SW uu umadiisa ugu talagalay in uu qofkastaaba uu dhadhamin doono,mana jirto qof ka dib dhacayaa sacada iyo maalinta loogu tala galay,cidda aan dhimanna waa Ilahay.


Runtii waa geeri aad looga naxo,Geerida ku timi Musdafe Gacayte Yusuf iyo Muuse Falaax Nuur,waxanan Ilahay SW uga baryaynaa in uu aakhiradooda u wanaajiyo,una danbi dhaafo,su'aasha qabrigana in uu Ilahay u fudaydiyo amiin amiin amiin.

No comments:

Post a Comment