SCWW .MAHAD ILAAHAY AYAA ISKA LEH ,NAGA DHIGAY MUSLIMKA .Waxa aan halkan salaan aad u qiimo badan uga dirayaa,akhristayaasha sharafta iyo karaamada leh ee websitkan IFTIINKACUSUB.COM ku xidhan, waxanan markasta idin leeyahay soo dhawaada ,waxa aan ku dadaali doonnaa in markasta aad websitkan aad ka heli-doontaan qoraalo iyo barnaamijyo idin raali galiya, idinkuna nala wadaaga waxkasta oo aad isleedihiin bulshada ayay wax u taraysaa, noogu soo hagaajiya fariimaha Gmailka,iftiinkacusub@gmail.com iyo khadaraar101@gmail.com .XASUUSIN MARNABA HA ILABIN NABIGA CSW SALIGIISA.

Deg Deg:-Roob lagu diirsaday oo Ka Da’ay magaalada Ceerigaabo+Sawir.

Ceerigaabo Wararka hada soo gaadhay xafiiska warqabadka shabkada caalmig ah cimilo news ayaa sheegay in magaalada ceerigaabo ee xarunta gobolka sanaag ay hada ka da’aayan roobab lagu diirsaday oo dadka gobolkaasi ay aad ugu farxeen.

iyadoo oo gobolka sanaag uu ka mid ahaa gobolada si ba’an ay u samaysay abaarta baahan ee ka jirta dalka somaliland,

Halkan hoose sawirada roobka ka da’aaya

xigasho .cimilonews.com

No comments:

Post a Comment