SCWW .MAHAD ILAAHAY AYAA ISKA LEH ,NAGA DHIGAY MUSLIMKA .Waxa aan halkan salaan aad u qiimo badan uga dirayaa,akhristayaasha sharafta iyo karaamada leh ee websitkan IFTIINKACUSUB.COM ku xidhan, waxanan markasta idin leeyahay soo dhawaada ,waxa aan ku dadaali doonnaa in markasta aad websitkan aad ka heli-doontaan qoraalo iyo barnaamijyo idin raali galiya, idinkuna nala wadaaga waxkasta oo aad isleedihiin bulshada ayay wax u taraysaa, noogu soo hagaajiya fariimaha Gmailka,iftiinkacusub@gmail.com iyo khadaraar101@gmail.com .XASUUSIN MARNABA HA ILABIN NABIGA CSW SALIGIISA.

Ex,Taliye Indho Qarshe oo sheegay sababtii loo dilay wasiir Cabaas Siraaji.

Taliyihii hore ee ciidamada xooga dalka Soomaliya Kornayl Indho Qarshe, ayaa kahadlay weerarada inta badan ka dhaca magaalada muqdisho, gaar ahaana dilkii lagu dilay wasiirka howlaha guud iyo guriyeenta Cabaas Siraaji.

Kitaabkii Quraanka ahaa ee Dunida ugu waynaa oo nin qoraayo!

Nin u dhashay dalka Masar ayaa waxa uu rajaynayaa in uu taariikhda soo saaro Kitaabkii Quraanka ahaa uu Dinida ugu waynaa,haday tahay dhinaca culayska iyo haday tahay dhinaca dhererkaba.

Ninkii Buuhoodle ku dilay marxuum C/Raxiim Rabiish oo maanta la toogtay.

Waxa maanta Qisaas ah lagu Fuliyey degmada Buuhoodle, Maxamed Saalax Xaaji Dayib,oo ahaa ninkii sida badheedhka ah u Tooriyeeyey shalay oo ay bishu ahayd 6/5/2017 Allah ha u naxariistee marxuum C/rixiin Saleebaan (Rabiish) oo Toorey uu ku Dhuftay.

Qisso cajiib ah:Taladii ciqaabta ahayd!

Iftiinkacusub.com: Madaxwayne digtatoori ah,dadkisuna aanay jeclayn,nacayb iyo calool xumana ay u qaadeen,cabsi iyo argagaxna ku maamula ,niyadjab aad u badana uga gaystay dhinac kasta oo nolosha ka mida,ayaa waxa uu damcay in uu wiil uu dhalay u tababaro marka uu dhinto sidii uu dalka u maamuli lahaa.

Qisso cajiib ah: Aabo goormad toobad keeni doontaa?

Qisadii Malik Ibn Dinar, Magaaladu waa Medina, meeshuna waa Masaajidka Nabiga Naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato, waa xalaqad diinta lagu barto oo ay fadhiyaan arday aad u fara badani. Ardaydu waxa ay sugayaan sheekhoodii .

Ducadii Nabi Muxamed CSW ee Salaada Istikhaarada.

Salada Istikhaaradu waa salaad qofku uu Ilahay ku baryaayo in uu u kala saafi yeelo amuuro iyo muuraado uu kala saari kariwayay,kala doorashadooduna ay kugu adkaatay,waana salaad Nabigu CSW marka ay arimahan oo kale ay qabsadaan uu tukan jiray ,isaga oo ku ducaysan jiray ducadan.

Gacan ku dhiglahii toogtay Wasiir Cabaas oo danbiyo kale lagu helay!

Iftiinkacusub.com: Gacan ku dhiiglahii xabada ku dhuftay Wasiir Cabbaas Cabdilaahi Siraaj , ayaa waxaa lagu hely danbiyo kale oo uu hore u galay.Ninkan oo ahaa caadayste ka awood haysta Hantidhawrka guud ee Somaliya ,ayaa waxa la ogaaday in uu yahay nin dhibta iyo hagar daamada uu ku hayo dadka ay ku kalifayso

Qisso cajiib ah:Hubsiimo halbaa la siistaa!

Waxaa jiray Nin Xaabada qoryaha guran jiray, oo lahaa ilmo yar iyo Ey .. Ninkii xaaboolaha ahi, waxuu deganaa guri yar oo ka sameysan Buul oo ku yaal meel keyn ah, isla markaa subax walba markay cadceedu soo baxdo ayuu guriga ka bixi jiray si uu u soo gurto xaabo .. ilmaha yar wuxuu kaga tagi jiray Eygiisa

Ma runbaa in uu jiray Nabi la xabalay(aasay) xilligii Cumur Binu'khadaab?

Waa su’aal cajiib, oo ma nabi ka danbeeyey nabi Muxmed ayaa jiray? Maya, ee nabi ka danbeeya nabi Muxamed (scw) majiro, ee hadana waxay soo arooriyeen culumada siirada iyo taariikh yahanada muslimiinta ee lagu kalsoonyahay, inuu jiray nabi la aasay (la xabaalay) nabi Muxamed (scw) dabadii.

Halyaygii Buuhoodle Cabdiraxiim Rabiish yaa Mindida afkawayn ku dilay?

Geeridu waa xaq,waana mid qofkasta oo inaga mid ahi uu ku xukuman yahay.Xiliga ay ajashaadu dhamato saacadna cidkaa dib dhigi kartaa ma jirto ,mar hadii aad Malakul-mawt aad isqabishaan ,cid awood u leh oo kaala hadli karta ama kaa maslaxi kartaa ma jirto.

Sideed u gawraci lahayd Xoolaha aad qalanayso.

Diinta Islaamka waa ku xaaraan in la cuno ama la cabbo dhiiga xoolaha, sida Allah uu ku sheegay Quraanka kariimka ah:

 

Ø­ُرِّÙ…َتْ عَÙ„َÙŠْÙƒُÙ…ُ الْÙ…َÙŠْتَØ©ُ ÙˆَالدَّÙ…ُ ÙˆَÙ„َØ­ْÙ…ُ الْØ®ِÙ†.

Calamadaha lagu garto Waswaaska xun iyo shakiga.

Waswaasku waa fikrado cayiman oo ruuxu rumaysto taaso saamaynkarta dareenkiisa, hab dhaqankiisa iyo go’aanqaadashadiisaba, ayadoo ruuxu hadana ku qanacsanyahay in fikradahaasi yihiin kuwo llita. Waswaaska qasabka ah wuxuu ku dhacaa had iyo jeeraale dadka wanaagsan, ee wax qabadka leh.

Qisso cajiib ah: Ninkii Jannada diiday!

Magaca Ilaahaybaan ku bilaabaynaa inagoo cuskanayna Magacyadiisa iyo sifooyinkiisa wanaagsan, waxaan kale oon ku sallinaynaa Nabiga ugu danbeeyey Nabiyada ahaana Naxariista Caalmiinta waa Nabi Muxamed Naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato.

Qof dad lajooga isuna arka in uu cidlo joogo iyo qof cidla jooga oo isu arka in uu dad la joogo.

Halku dhigga qoraal kaygu maaha Halxidhaale,lakiin waa arin si xaqiiq ah aan usoo taab tay, una soo arkay,waana mid qofkastaaba uu dareemi karo hadduu u kuurgalo, ama uu qiimayn rasmiya ku sameeyo noloshiisa maalinkasta waxa uu la kulmo ama uu arko.

Soomalidu Doofaarka iyo Khamriga miyay kala jecel yhiin ??

Iftiinkacusub.com: Somalidu waa dad Muslim ah sida la sheego 100% inkastoo malaha wakhtigan waxbadani ay isbadeleen;intii qurbaha iyo wadamada Gaalada lasoo galayna aad arkayso dad badan oo si toosa u cadaysanaaya Gaalnimadooda,inta qarsoonna maxaad u malayn.

Maxamed Cali Akbar iyo qisadii layaabka lahayd ee ku dhacday.

Magaciisa waa Maxamed Cali Akbar, waxa uu jiraa Konton sanadod, waxa uuna kasoo jeedaa dalka Bangaladesh, waa nin leh xaas iyo Sadax caruur ah. Waxa uu shaqo usoo doontay dalka Boqortooyada Sacuudiga, kadib markii uu soo iibiyay Beer weyn oo uu ku lahaa dalkiisa Bangaladesh.

*Allah wuu nool yahay! Gudomiyihii Hay’adda maamul wanaaga , Axmed Muxumed Madar.

Iftiinkacusub.com: Runtii layaab iyo fajaciso ayay igu noqotay in aan maanta codkiisa maqlo Axmed Muxumad Madar,oo aan anigu islahaa malaha ninkaasi waahore ayuu aakhiraystay oo uu xijaabtay ,balse aan maanta si kadisa ah u arkay isagii oo nuul oo hadlaaya.

Aabo maxaa laguu cadaabay?

Assalaamu Caleykum Warraxmatullahi Wabarakaatuhu, Walaalayaal aan ilaahay ka barinno marka hore inuu naxariistiisa na siiyo, naga dhigo kuwii harsada hooskiisa maalin uusan hoos kale jirin.

Cassie iyo sida ay diintaIslaamka ku soo gashay.

Cassie iyo sida ay diintaIslaamka ku soo gashay oo runtii ka duwansida ay dad badani kusoo islaamaan. Aniga qof ahaan waxaan kashaqeeyaa Islamic center ay dad badani ku soo musliman.

Waa maxay sababta loo dilay Wasiir Cabas Siraaji?

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dil xalay fiidkii agagaarka Madaxtooyada Somaliya ee Muqdisho loogu geestay Alla ha u naxariistay Wasiirkii Howladda Guud iyo Guryeenta Cabaas C/llaah Siraaji oo ahaa wasiirka ugu da’da yar ee Golaha Xukuumadda Soomaaliya.

Qofna igama cadhaysiin karo anigoo ogolaado mooyaane!

Iftiinkacusub.com: Cadhadu waa shay dabiici ah oo qofkasta oo Bini'aadmi ah iskaga abuuran,halku dhiga qoralkayga waxa aan ugu magac daray"qofna igama cadhaysiin karo aniga oo ogolaada mooyane,taas macanaheedu maaha""* kaalay i cay ,kadibna iga dhur sug ,waxa aad arki doonta in aanan cadhoon"".

Qisso aad iiga yabisay: DHagoole Naagta ii Maxlal ayaan ku idhee ma jeclow ayaan ku idhi !?

Iftiinkacusub.com: Maxlal waa kalmad Carabi ah,inta badana waxa aynu maqalna marka gabadh iyo nin isqabaa ay sadaxda Dalqadood is-furaan.Maxlal waa shay xaaraan ku ah Diinta Islaamku ay diiday , waana mid aan banaanayn.Nabiguna CSW waxa uu nacdalay cidda wax maxlal-sha iyo kuwa loo maxlalo.

Kalyahayga mid ka mida ayaan iibiyay ,si aan Yurub ugu tahriibo!Qaybtii 5-aad.

Marka hore Ilahay ayaa mahad iska leh ; kaasi oo i garan siiyay ,awoodna ii siiyay, in aan qoraalkan idiin soo gudbiyo, idinkuna aad akhrisataan. waxa aan qaybtii hore ee sheekada idiinku soo gudbiyay, wiil dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Afganistaan,kaasi oo jacaylka iyo rabitaanka uu u qabo dhoofka Yurub, iibiyay

Daymada Ibliiska iyo taada.

Waxa la ina baraa in eegmada kowaad ee qof kaa jinsi duwan kaaga dhacdaa tahay xisaab-la’aan, balse wixii kale la isaga imanayo. Eegmada kowaad in ‘shaydaan’ wato ayaa lagu doodaa marka la sharxayo sababta aan laguu qabsanayn.

Kooxda culimada Tabliiqa yaa asaasay ,halkayse ka yimadeen?

Urur-diimeedkan tabliiq waxa la aasaasay sannadkii 1926. Waxaana laga bilaabay dalka Hindiya, Pakistaan iyo Bangaladhesh. Ninkii aasaasay waxa la odhan jiray Sh. Max’ed Ilyaas Al-kandahlawi. Wuxuu ku dhashay dalka Hindiya sannadkii 1872.

Qisso cajiib ah: Lugey lugta daa ,Lugey Lugta daa !

Dagaal gondahaaga ayuu ka dhashaa,waa Maahmaah Somaliyeed,waxanay ku timi dirirta iyo dagaalka joogtada ah ee dadkii Somalida ee wakhtigaasi,inkastoo malaha xiligan aynu joogno laftiisi aanu waxba ka sokaynin ,ay dhici kartana in uu iminka siiba xun yahay,kadib markii uu isu badalay dagaalo siyasadeed.

Qisso run ah: Baarlamaankii Ashahaadada diiday.

Iftiinkacusub.com: Goormaa kuugu danbaysay maqalkii iyo hadal hayntii kalmaddii la odhan jiray "Ashahaado la dirir" waxaa suuragal ahayd in xiliyada qaar aadan aqbali karayn in ay jiraan dad Muslim ah hadana la diriraaya ama diidaaya Ashahadada .Hadii ay wakhtigaasi sheeko iyo kutidhi ku teen kugu ahayd hadda ayay

Khatarta Cawrida ha fudaydsan.

Cawrida ama ishu waa xanuun ka mid ah xanuunada binii aadamka, gaar ahaan dabaqada hoose ee bulshada aad ugu badan. Waa cillad aan si toos ah loo dareemi karin, loona fasiri karin. Waana xanuun in la maleeyo maahee aan shaybaadh sax ah lahayn. Qaababka loo daweeyo,

Farmaajow ma ku daayay saarkii Madaxweyne mar idhaha?

In kasta oo halqabsiga qormadu yahay hawraar hore u jirtay, haddana, waxaan u arkay, in uu aad ugu habboon yahay, ku la munaaqashada Maxamad iyo muujinta waxa ay maanta tusayso, hab adeegsigan casriga ah, anoo eraygii dhextaalka u ahaa

Maxkamaddii tukaha iyo caddaaladdiisi.

Tukuhu waa macalinkii ugu horreeyey ee aadamaha wax tusay oo baray, markii Haabiil walaalkii Qaabiil qoonsaday ee dilay wuxuu garan waayey si uu yeelo meydkii walaalkii, wuxuu sido oo sido meydkii walaalkii kuna daalo xambaarsanaantiisa, ugu dambeyntii waxaa Eebeheena weyn u soo diray tuke isna midkale dilay oo meydkiisi

Labadii nin ee ka badbaaday dilkii Madaxwaynahu ku xukumay!

Iftiinkacusub.com: Nin madaxwayne ah ayaa ku xukumay dil laba nin oo dawladiisa ah . Waxaa loo qabtay in hal bil kadib la khaarajito lana daldalo, . Mid ka mida labadii nin ayaa waxaa ku yimi niyad jab aad u wayn,waana wax iska caadi ah marka arimaha noocaasi ahi dhacaan in uu Aadanahu warwaro.

Digtooni la’aan iyo firfircoonida badan ee caruurta.

Digtooni la’aan iyo firfircoonida badan ADHD waa xaalad joogta ah oo saameysa malaayiin caruur ah. ADHD waxey isugu jirtaa dhiibaatooyin si joogta ah isku raaca sida feejignaan la’aan soo noqnoqota, firfircooni xad dhaaf ah iyo waxqabasho degdeg ah.

Qofka Sixran maxaa lagu gartaa?

Waa maxay sixir ?: Sixirku waa wax uu sameeyo sixiroole, una adeegsado shayaadhiin si ay ugu fuliyaan,uguna dhibaateeyaan dadka sida jidh ahaam iyo caqli ahaan.

Halka uu kasoo jeedo magaca puntland

Qaybihii hore ee isla Qormadaan lagu baadi goobayo macnaha ay ku kala fadhiyaan magacyada dawlad goboleedyada waaydaan dambe harqiyay siyaasadda dalkeennii awalba la ciirsanaa burburka iyo baaba’a. Haddaba qaybtaan ka mid ah qormooyinkii hore ee xiriirka (muzalzalka) ahaa ayey ka qayb tahay, waxaanan ku soo qaadanaynaa

Hallo Bolis ,Albaabkayga waxaa jiifa Negar sikhraansan, kaalaya iga kaxeeya?

Markii uu yaraa waxa lagu cabsiin jiray caws iyo biyo ku nool iyo faruuryo geeda laac baa ku cuni. Maanta waxa lagu cabsiiyaa boolis baan kuugu yeedhi, 911 iyo 112 baan garaaci haddaad guriga ka bixi weydo. Wuu ogyahay in hanjabaaddaa lagaga dhabayn karo oo hadal kama soo celiyee irridda ayuu ka boodaa.

Sharciga xadhig iibsiga maxbuuska.

Iftiinkacusub.com: Dad badan ayaa waxa ay iswaydiiyaan su'aal ah"horta xadhig kasta oo maxbuus lagu xukumo ma loo iibin karaa ?misse iibsiga xadhiga maxbuusku sidiisaba waxa uu ku eeg yahay ama uu ku xadidan yahay dad gaar ah.

Legdanka lammaanayaasha isqaba.

Nolasha lammaanuhu, waa nolal ku dhisan wax wada qabsi iyo is faham, iskaashi iyo is garabsiin, iyo in wax la wada dhisto. Ma aha milkiyad iyo cabiidsi, sida ay ku fakaraan rag badan oo maanta ku nool dunida dacalladeeda, gaar ahaan, kuwooda ka soo jeeda bulshooyinka dib jirka ah, siiba anaga, ee nolasha si qallafsan u fahamy.

Madaxa xuquuqul insaanka QM oo Itoobiya booqanaya

Madaxa xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa todobaadkan booqan doona Itoobiya, ka dib markii ay xukuumaddu casuntay. Sidaa waxaa lagu sheegay qoraal xafiiskiisa ka soo baxay.

Markii aan Dawarsan jiray ayay isoo gacan qabatay!

Nin wakhtigan ka mid ah dadka ugu ladan dalka Shiinaha, balse yaraantiisi darxumo iyo rafaad u soo dhamaaday, ayaa abaal celintii ugu wanaagsanayd u guday haweenay wakhti xaaladu aad ugu adkayd gacan qabatay, xiligaas oo uu aad u da’ yaraa.

Waan ku Sooryaynayaa lakiin bi-shardi wax hasoo cunin, gar ma la iigu leeyahay!

Iftiinkacusub.com: Sooryada iyo marti-qaadku waa camal Ilahay jecel yahay ,sharaf iyo karamana laga dhaxlo.Marti qaadku waa uu noocyo badan yahay ,qofkasta ama umadkasta si gooniya ayay Martideeda u maamuustaa unasoo dhawaysaa ,haday tahay cuntada iyo haday tahay habka qaabilaaddaba.

Nin ku furay xaaskiisii Cabitaanka Badeecadda!

Sida ay ku warameen qaar ka mid ah wakaaladaha wararka ee aduunka nin u dhashay dalka Sucuudi Arabiya, ayaa dacwad ka dhan ah xaaskiisa la hor tagay, laanta awqaafta iyo arrimaha dhaxalka ee wasaarada caddaalada waaxdeeda magaalada Qadiif, ee dalka Sucuudi Arabiya.

Faras ka dul Baroortay maydkii ninkii dhaqday!

In kastoo ay dadka badankoodu xayawaanka ka aaminsan yihiin, wax aan garaad iyo garasho lahayn, laakiin waxa aragtidaas beeniyay, Faras ku nool dalka Baraasiil, kaas oo dareemay dhimashada saaxiibkiisi dhaqday oo aaskiisa loo tubnaa, la isuna diyaarinayay sidii xabaasha loogu ridi lahaa.

Duliyahii Diyaradda aad saarnayd haddii uu Geeriyoodo maxaad samayn lahayd?

Iftiinkacusub.com :Cimrigaaga intii aad noolayd Diyaarad ma fuushay,hadaad fuushayse ma kula duushay oo saacado aad u farabadan hawada ma kula mushaaxday,maxaa kuugu layaab badnaa intii aad Diyaarad raacaysay,inaba ma isleedahay waxa jira mar ay khatar kaala kulantay safar Diyaradeed.

Qisso cajiib ah: Saxiib maxad dawlada kalsoonida ugala noqotay?

Iftiinkacusub.com:Magacaygu waa Qurbajoog, wakhtiyo aad u farabadan ayaan waxa aan maqlaayay rag siyaasiyiin ah oo sheegaaya in ay dawlada kalsoonidii ay kala noqdeen,hadana isla wakhtiyar ka bacdi waxaa inoo xigta maqalka in ay ku biireen

Qofka Bini'aadmiga ahi ma u dhiman kara hadal qof ku yidhi?

Iftiinkacusub.com: Qofka Bini'aadmiga ahi waa uu xanuusan karaa,xanuunkaasi waxa uu noqon karaa mid si run ah u haya iyo mid ka yimi shaki iyo dareen ku xeeran waxyaabo ay maskaxdiisu u sheegayso oo lagaba yaabo in ay khalad tahay dad ay ku abuureen.

Qisso cajiib ah:NHO-ga Magafe iyo Geeridii Hoyadii!

Wakhtiyadan danbe waxa aad mooddaa in ay xoog leeyhiin ku shaqaysiga ururada loo yaqaano NHO-ga.NHO Non-governmental organization, oo ah ururada aan dawliga ahayn,kuwaasi oo inta badan qabta waxyaabo bulshada faa'iidooyin u leh.

Qisso cajiib ah:Baafin caruurtii aan u dhalay madaxwaynaha Maraykanka!

Waxay ahayd 15 Agoosto 2014 Habeen Jimce ah ,waxaan ku sugnaa xurunta shaqada, waxaa ii timid islaan magaceeda igu sheegtay Xaawo Shamis, waxay ila aheyd 45 jir muuqaalkeeda waxay u muuqtay dadka Qurba joogta ah qof ladana way u eekayd.

“Hellow, hellow, naayaa maxaadan ii ga qabaneyn Teleefoonka?!

Aniga oo dhex muquuraya bad weynta salalka iyo saadaasha xun, ayuu iga soo wacay teleefoonka. Waa seq dhexe xilligu, dad iyo duunyaba wax dhaqdhaqaaqaya ma jiraan. Sariirtii baldhaca weyneed ee aan hadba doc ugu galgalanayey ayaan iska

Ururka Al-Saacdicuuna Bil Xaq oo khilaaf horleh ka dhax abuuray Puntland

Ururka Al-Saacdicuuna Bil Xaq oo khilaaf horleh ka dhax abuuray mas’uuliyiinta maamul gobolleedka Puntland.Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobolleedka Puntland C/xakiin Cabdullaahi Camey ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay

Shirkada Twitter-ka oo u fududaysay dadka aan haysay Internetka xawaaraha leh.

Fariin wax ku ool ah :-Shirkada wayn ee Twitter-ka oo Isticmaalkeeda Loo Fududeeyey Dadka Aan Haysan Internet Xawaarihiisu aad u dheereeyo ama uu sareeyo.Waxa kaloo ay Shirkaddu daboolka ka qaaday