SCWW .MAHAD ILAAHAY AYAA ISKA LEH ,NAGA DHIGAY MUSLIMKA .Waxa aan halkan salaan aad u qiimo badan uga dirayaa,akhristayaasha sharafta iyo karaamada leh ee websitkan IFTIINKACUSUB.COM ku xidhan, waxanan markasta idin leeyahay soo dhawaada ,waxa aan ku dadaali doonnaa in markasta aad websitkan aad ka heli-doontaan qoraalo iyo barnaamijyo idin raali galiya, idinkuna nala wadaaga waxkasta oo aad isleedihiin bulshada ayay wax u taraysaa, noogu soo hagaajiya fariimaha Gmailka,iftiinkacusub@gmail.com iyo khadaraar101@gmail.com .XASUUSIN MARNABA HA ILABIN NABIGA CSW SALIGIISA.

Mataqanaa Saxaabiyadii ninkeedu Gaaloobaw?

Ma jirin Qof ka mid ah Qureysh oo aaminsanaa ama rumeysanaa inuu khilaafi karay ama diidi karay amarka iyo talada uu soo jeediyo Abuu Sufyaan oo ka mid ahaa madaxda iyo ugaasyada Quraysh.

Mataqanaa saxabigii Ushiisa Janada ku haysan doona?

Magaca Ilaahay ayaan ku bilaabaynaa, waxaanan ku sallinaynaa Sayidkeenii iyo Naxariistii Caalamiinta Nabi Muxmaedm Ilaahay korkiisa ha yeelo Naxariis iyo Nabadglayo isga, ehelkiisii,

Ma taqanaa Saxaabigii Carshiga Raxmaanku u gariiray

Sacad ibnu Mucaad wuxuu ahaa Saxaabadii ugu waaweynayd saxaabada RAsuulka, waxaanu ahaa nin Ansaari ah gaar ahaan jilibkiisu wuxuu ahaa reer ban Cabdiash-hal. Saxaabigan wuxuu ahaa Nin dheer,

Mataqanaa Labadii Islamood ee astaanta u ahaa gaalnimada Aduunka ?

Bismillahi, walaalayaal hada kahor waxaynu ka waran haween fiican oo ku daysho mudan hase ahaatee waxa laga maarmaan noqotay inaynu soo qaadano sidoo kale qisooyinka haweenka astaanta u ah gaalnimada iyo munaafiqnimada.

Wax ka baro Taariikhdii Xaawa, hooyada Basharka.

Bismillah, magaca Ilaahay ayaan ku bilaabaynaa, Allahaas oo naxariista naxariis guud iyo mid gaar ahba, waxaanan ku sallinaynaa oo naxariis iyo nabadgalyo Ilaahay u waydiinaynaa inuu korkiisa yeelo

Ninkii Dameerlaha ahaa ee noqday Madaxweyne!!

Asc, walaalayaal ma maqasheen dameerlihii noqday khalifka, hadaba qisadan si aad ah u dhuux una dhago nuglow. Waxa jira sadex nin oo saaxiibo ahaa kuna noolaa Andalus (Spain & Portugal),

Nin xaaskiisa ku maxkamadeeyay in markii labaad ay dhashay Ilmo foolxun!

Waxa ay noqotay qiso layaab leh oo markii labaad ku soo noq-noqotay dhegaha dadka caalamka ku nool, gaar ahaan wadanka Shiinaha, kadib markii nin lagu magacaabo Jan Fing uu xaaskiisa maxkamad la tiigsaday

Mataqanaa Saxaabigii cabay Caanihii Nabiga acw ?

Saxaabiga Miqdaad ibnu Al-aswad Ilaahay raali haka ahaadee wuxuu ahaa saxaabadii ugu hor islaamtay, wuxuuna ahaa saxaabii kaliya ee ku dagaalamayey faraska dagaalkii Badar.

Haweenaydii loo diiday biyaha iyo cuntadaba ee hadana Malaa’iktu quudisay.

Bismillah, qisadan waxay ka warramaysaa haweenay saxaabiyad ah oo magaceeda la dhaho Umu-shariik, waxa qalbigeeda ku dhacay Islaamnimada ayadoo joogta magaalada Makkah,

Ma taqanaa Haweenaydii kunka nin u dhig-maysay ?

Bismillah: Haweenaydan ka qiimaha badani waa Umu-Camaara, Nusayba bintu Kacab ibnu Camru ibnu Cawf ibnu Manduul. Waa saxaabiyad reer Ansaareed ah, kana ah qabiilka reer Khazraj, ee reer bani Najaar.

Wax ka baro Taariikhda dalka Jabuuti

Dalka Jabuuti waxaa la yiraahdaa Jamhuuriyadda D,Jabuuti waxaana uu ka mid yahay dalalka ku yaala geeska qaaradda Africa.

Wax ka baro Taariikhda dalka Qatar

Dalka Qatar waa dal Carbeed waxaana uu ku yaala galbeedka qaaradda Asia waxaana uu xaduud dhuleed la leeyahay dalal ay ka mid yihiin Sacuudiga iyo Baxreyn waxaana ku hareeraysan gacan biyoodka Persia iyo gacanka Qatar.

Taariikhda Boqortooyada Sucuudiga iyo Intii Boqor Soomartay.

Dalka Boqortooyada Sucuudi Arabiya waxa tan iyo intii la aasaasay xukunkiisa iska soo dhaxlayay, qoyska Reer Cabdi Casiis Aala Sucuud, waxaana markii ugu horaysay xukunka boqortooyada ee dalkaas qabtay

Aadaabta Hadalka & Carabka

Carabku wuxuu ka mid yahay Hibada Eebe na siiyay, cabir ahaan aad buu u yar yahay balse wuxuu sababi karaa baaba’ iyo waxyeelo aad u weyn oo aysan geysan karin unugyada kale ee jirka.aadaabta hadalka

Boqorkii dawladiisa u Kitaabka furay.

Wakhtiyo hore ama beri hore oo la soo dhaafay waxa jiray Boqor ka mid ahaa boqoradii hore ee ka soo taliyey dunidan aynu ku nool nahay guudkeeda ee masaalka iyo tusaalaha loogu soo qaato

Illayn Geer didisna kama darro.

Hoggaaminta iyo Maareyntu waxa ay ku saleysnaayeen dhaqanka hiddahheenii hodanka ahaa ee miyiga iyo reer guuraanimada, gadh-wadeenka reerku waxa uu ahaa hoggaamiyaha qoyska,

Ma-og tahay in ay Timirtu daawo ka tahay 17 xaladood?

Geedka barakaysan ee timirtu waa geed ka baxa dhulka kulaylaha ah gaar ahaan dhulka aanay ku baxayn badi dalagyada kale ee la quutaa, dhulka ay timirtu ka baxdo waxa kale oo la yidhaa lama dagaan,

Ma ogtahay in Balanbaalista cuntadeeda ugu muhiimsani ay tahay ilamada Yaxaaska!!

Waxa dhawaan la ogaaday arrin aad caajib u noqday, oo lagu sheegay in ilmada yaxaasku ay raashin u tahay balanbaalista. Waxa la cadeeyay in laga ogaaday in balanbaalistu ay ka hesho ilamadaasi

Qisso yaab leh : Soomaalidu waa Dhaqan Mudan In Laga Dhoofo !

Habeen habeennada ka mid ah, anoo Hindiya jooga waxaa isoo wacay, nin oday ah. Wuxuu ahaa Siyaasi wayn oo Soomaaliyeed oo intii aan halkaa joogay aanu isku baranay. Waa Amb. C/rashiid Duulane Rafle.

Mataqanaa saxabiigii ugu da'da yaraa saxaabadii Rasuulka scw?

Cabdullaahi Binu Cabbaas waxay ilmo adeer ahaayeen Nebiga (scw), wuxuuna ahaa Saxaabigii ugu aqoonta badnaa sida tusaale ahaan marka la eegayo tafsiirka iyo macnaha xeesha dheer ee qur’aanka

Mataqanaa saxabigii la kulmay labada Boqor.

Saxaabi kasta, taariikh nololeedkiisu wax un buu caan ku ahaa. Matalan, waxaynu wada ognahay in Saciib Binu Caamir Al-Jumaxi (rc) uu caan ku ahaa zuhdiga iyo in la naco dhaldhalaalka adduunyada.

Taariikhdii cajiibka ahayd ee Saxabiyadii Ummu Salama.

Ummu Salama magaceedu waxaa la oran jiray Hindo, laakiin waxay caan ku ahayd magaca Ummu Salama. Aabaheed wuxuu ka mid ahaa kaaba qabiillada reer Khazraj ee sar sare, sidoo kale wuxuu ahaa mid aad u deeqsi badan.

Iftiinkacusub.com:Maanso cusub oo la magac baxday "Hormuud dhallinyaro"waxa tiriyay Abwaan,Yuusuf Roobleh Xirsi(Sandoon)

Sidaynu la wada soconno dhalinyaradu waa laf-dhabarka umad kastaa ay leedahay , waana kaydka dhabta ah ee ay haysato kuna faanto ,waana mid u baahan in si fiican loo dhiso marka hore ,si looga faa'idaysto mustaqbalka.

Dhaxal Sugaha Labaad Ee Boqortooyada Ingiriiska Oo La Afuray Muslimiinta Dalka Singapore.

Amiir Harry oo ah dhaxal sugaha labaad ee taajka boqortooyada dalka Ingiriiska ayaa la afuray muslimiinta dalka Singapore, halkaas oo uu socdaal aadaminimo ku marayo, kuna booqan doono xarumaha carruurta agoonta

Mataqanaa Boqorkii Allah dartii madaxnimada uga cararay?

Imaamu Axmad iyo Bazzaar baa ka wariyey Cabdullaahi Ibnu Mascuud inuu nabigu (scw) yiri: Reer Banii Israa’iil nabi Muuse ka dib waxay khaliif (madax) ka dhigteen nin khaliifa ah, markaas buu habeenimo dayax

Mataqaanaa ninkii Jinka la legdemay kadibna ka badiyay?

Assalaama calykum wa raxamatu Allahi wa barakaatuhu, walaalada muslimiinta ahow kusoo dhowaada barnaamijkeenii Ma Ogtahay?
Barnaamijkeenana waxaynu kusoo qaadanaynaa Lagdankii iyo Musaaracdii xorta

Mataqanaa Sadex iyo tobanka Haween ee Jannada loogu bishaareeyay?

Bismillah, waxaynu maqalnaa marar badan tobanka saxaabi ee loogu bishaareeyey Jannada ayagoo nool oo dhulka jooga, hadaba ma maqashay sadex iyo tobanka dumar ee ayagana Jannada loogu bishaareeyey.

Sideen Nabi Muxamed ugu Sallinaa SCW?

Alxamdullah Rabbil caalamiin wassalaatu wassalaamu calaa Rasuulillah scw:
Ku Sallinta Nabiga SCW waxay ka mid tahay cibaadoynka kuwa uugu fadliga badan, uguna qiima badan, loona baahanyahay

Shimbirkii ku noolaa Beedka Shimbiraha.

Markii uu Alle (SWT) uu dunida guudkeeda ku abuuray Nebi Aadan (CS) iyo Xaawa, waxa uu awood u siiyey inay dhalaan ubad mataano ah oo isugu jiray wiilal iyo gabdho, sidaas baanu bani’aadamku ku tafiirmay, kuna tarmay.

Adaab xumada iyo dhibkeeda.

Waxaan doonayaa inaan wax yar ka hadlo intii ilahey iga waafajiyo aadaabta iyo dadka ku dhaqma iyo dadka aan adaabta aqoon dhibka ay naftooda ku hayaa iyo tan mujtamaca ay la noolyihiin,

Aqoonta iyo dadkeeda.

Aqoontu waa marka qofku uu barto wax uusan horay u aqoonin, waxaaan loo qeybiyaa labo qeybood oo kale ah. Aqoon laga barto waayaha iyo cimriga kaas oo ah cilmi dhegood ama noloshu ay ku bartay

Hal-hayskii iyo halku-dhigyadii Deelleyda.

Deelley waxay ahayd silsilad-sugaaneed caan baxday oo ka bilaabmatay gudaha waddanka somaliyeed, taariikh ahaanna waxay aloosantay sannadkii 1979-kii.

Wakaladaha Sirdoonka Dunida ugu xooga badan.

Qarnigan hadda la joogo, dalalka iyo dawladaha caalamku kuma tiirsana oo kaliya; cudud-ciidan,mid dhaqaale, hogaamin hufan, horu-mar, heerka aqooneed iyo midka waxsoosaar ee dadka iyo dawladu leedahay,

Maanta halgan barri ha-hagaagtee.

"duruufaha kugu hurdaa, Awood hinjisay rabaan." weedhsame.Haddii aad rumaysan karto iyo haddii kaleba, maalin kasta oo kusoo martaa waxa ay soo yareysaa masaafada idiin dhaxaysa adiga iyo himiladaada.

Qisso yaab le: Aabo Jaamacad i gee!


Hal mar ayaan Hurada ka soo boodey, markaasaan qalbiga ka iri "Tolow wuxu ma riyaa mise waa Dhab" Markiiba inta aan Indhaha mar marey ayaa Cod hoose ku iri " Maandhaay maxaa tiri"

Inta uu leeg yahay Albaabka Janada laga galaa.

Nebi Muxammad (صل الله عليه وسلم), wuxuu ahaa nebigii ugu dambeeyay nebiyada Alle. Mucjisada la siiyeyna nebi isaga ka horreeyay lama siinin. Nebi Muxammad (صل الله عليه وسلم) waa nebiga

Ma Wadnaha ayaa fakara misse Maskaxda.

Waa su’aal qadiimiya oo doodo badan dhalisay, balse inatynaan ka jawaabin Suaashan aynu dul istaagno dhawr tusaale oo kaa yaabin doona!

Sida aan ka soo xiganaya jariirada Afka dheer ee Dailymail,

Maansadii "Addoon'nimo".Waxa tiriyey Abwaan,Maxamed Shugri Jaamac.

Runtii gabayaagu ama hal abuurku, inta badan waxa uu aragtidiisa ku cabiraa ,dad waynahana ugu soo gudbiyaa ,suugaan isaga oo markaasi tilmaamaaya dhaliil iyo qalooc markaasu u muuqday .

Qisadii labdii Doqon ee habaabay.

Waa baa waxaa la yiri, waxaa hayaantay dagmo reer guuraa ahayd, iyadoo u roob-raacday dagallo roobsaday. Jiidaashii dheerayd ee ay ku yeelnayd baa waxaa ku habaabay labo doqon oo degmada ka tirsanaa,

Erayga Meecaad ma taqaan macnahiisa.

1- Xiddigaha Cirirka la yiraahdo tan ugu dambeysa oo u dhexaysa tan la yiraahdo Rab Dambe iyo tan la yiraahdo Godinta.
2- Wax cirib dambe oo wanaagsan leh; ka-soo-rayn oo lihiin wanaagsan leh.

Qisso yaab leh: Dayntii aad igu lahayd ,Baddaan kusoo raaciyay !

Bukhaari ayaa ka wariyay Abuu Hureyra in Rasuulku (SCW) xusay nin reer Banii Israa’iil ah oo ka codsaday qaar reer Banii Israa’iil ah in uu daymiyo kun Diinaar, markaasuu ku yiri: markhaantiyaal ii keen, markasuu

Qisso Cajiib ah "Hawenaydii Dharku Diiday"

Waxaa jirtay mid ka mid ah magaalooyinka carbeed gabar aad iyo aad ay u jeclaayeen dhallinyarada iyo dhamaan dadka aan fahamka wanaagsan ka heysan halista qaawinta cowarda, gabadhaasi waxaa lagu casuumi jiray xaflad kastoo lagu sameeyo

Qisso yaab leh:Aabahaa halkuu ku dhintay?

Nin Naakhuude ah ayaa waxaa la kulmay nin kale isagoo doontiisii wata markaasuu yidhi: Aabaha xaguu ku dhintay? Naaakhudihii ayaa yidhi: Aabahay Badda ayuu ku dhintay isagoo ka shaqaysanaya ! markaasuu waydiiyey hadana

Ninka Keliya Ee Muslimka Ah Ee Ku Nool Greenland Oo Sanadkii 4-aad Wakhtiga Ugu Badan Soomi Doona.

Jasiirada ama qaarada cidhifka waqooyi ee dunida ku taala (Greenland), oo ah mid sanadka intiisa ugu badan baraf ku fadhiyo, ayaa wakhtigan xagaaga ah ee bisha Ramadaan ku soo beegantay saacadaha soonku ku dheeraaday,

Haweenay Fikiraysa.

Haweenay akhriska iyo qoraalka ku wanaagsan oo u dhalatay dalka India ayaa waxa ay ka hadashay dabeecadaheeda wax-akhriska la xidhiidha. Waxa ay tidhi: "Haddii uu qof iga codsado in aan kula taliyo buug fiican oo uu akhriyo waxaan dareemaa

Hal abuur mise hadal?

"Hadal lagaa leeyahay iyo hawl nin kaa xigo midna laguma degdego" ayey dadkeennu odhan jireen, waxana jirtay in marka hawl ama waxqabad ay arrini joogto in uu qof kastaaba kaalintiisa ogaa, oo aanu ruuxna shaqo aan tiisii ahayn faraha la geli jirin.

Ma naftaan hafarnaa?

Qof kasta oo fayoobi wax baa uu garanayaa. Waxa uu fikir kasta oo waxtar leh ka sooci karaa mid kasta oo gurracan. Sidoo kale siyaasiga waddaniga ah iyo ka danaystaha ah ayaa uu kala saari karaa, oo isagama khaldami karaan.

Nabi Muuse CS waxa uu ahaa, nin xishood iyo astur badan.

Bukhari ayaa Abuu Hureyra ka wariyay in uu yiri: Rasuulku (scw) wuxuu yiri: (Muuse wuxuu ahaa nin xishood iyo is astur badan oo aan jirkiisa waxba ka muuqan xishood darti, markaasay dhibeen qaar reer Banii Israa’iil

Nabi Ibraahim Xaaskisii iyo Boqor daalin ah wixii kala qabsaday.

Bukhaari ayaa Abuu Hurayra ka wariyay in uu yiri: Nabigu (SCW) wuxuu yiri: (Ibraahiim ayaa haajiray isaga oo wata xaaskiisii Saara, wuxuu la soo galay magaalo uu haysto boqor boqorada ka mid ah ama jabbaar

Rasuulka (SCW) ayaa ku soo degay nin reer miyi ah, markaas ayuu karaameeyay.

Rasuulka (SCW) ayaa ku soo degay nin reer miyi ah, markaas ayuu karaameeyay.

Markaas ayuu Nabigu (SCW) ku yiri: (ninka reer miyiyoow i weydiiso dantaada).