SCWW .MAHAD ILAAHAY AYAA ISKA LEH ,NAGA DHIGAY MUSLIMKA .Waxa aan halkan salaan aad u qiimo badan uga dirayaa,akhristayaasha sharafta iyo karaamada leh ee websitkan IFTIINKACUSUB.COM ku xidhan, waxanan markasta idin leeyahay soo dhawaada ,waxa aan ku dadaali doonnaa in markasta aad websitkan aad ka heli-doontaan qoraalo iyo barnaamijyo idin raali galiya, idinkuna nala wadaaga waxkasta oo aad isleedihiin bulshada ayay wax u taraysaa, noogu soo hagaajiya fariimaha Gmailka,iftiinkacusub@gmail.com iyo khadaraar101@gmail.com .XASUUSIN MARNABA HA ILABIN NABIGA CSW SALIGIISA.

Abaarta ma inaga dooranay in ay inagu dhacdo sanad kasta mise........?

Soomaalidii hore, waxay ku maamaahi jirtay "Dal abaar ah ma jiro, ee dad abaar ah ayaa jiraa". Allaha Idil-Sarreeya oo Aadmiga u tilmaamayo in wax kasto oo ku dhaco iyaga sababteeda leeyihiin ayuu Quraankiisa ku yiri:

Wax ka baro Taariikhda Reer Maanyo.

Magaca Reer Maanyo waa Magac ay baxsadeen dad ku midoobay ama ay ka dhaxeysay Xirfad Badeed, ahaana dadkii maamuli jiray Dekedii Xamar iyo Marko.Magacan Reer Maanyo sababta ay ula baxeena waa markii Gumeysiga Talyaniga yimid dhulka Somalia oo uu damcay in dekadii uu gacantii dadkii haayey

Waligaa miyaad maqashay, Quraan Fatuma Bintu-saruul Ilahay SW kusoo dejiyay?

SCWW ,Salaanta islaamka ke dib.Ujeedada qoraalada taxanaha ahaa ee aan soo billownay waa keliya in aan in yar uga iftiimino bulshada Sunnida (ahlusunnada)Soom Salaanta islaamka ke dib,

Raggii Muslimiinta dib u dhigay!

Dr.Qadhi,wuxuu ku dhashay magaaladda Houston,Texas,USA,1975.Waxaa dhalay aqoon yahayn Pakistani ah. Isna wuxuu noqday Engineer ku takhasusay kiimikada, una shaqeeya Dow Chemicals oo ka mid ah kuwa ugu caansan dunida.

Qabiiladii reer Shan Biyood.

Xilli hore ayaa beelo Soomaaliyeed oo fac iyo fir weyn,sooyaal fog,quwad!na! leh waxay u ku noolaayeen oo ay degi jireen dhul (dal) aad u baaxad weyn oo la oran jiray Shanbiyood.Arladaa oo aan dhul ahaan ballaar (ballac) iyo dhererba inta uu la egyahay aan la qiyaasi kari karin,ayey haddana u sii dheereyd berri iyo biyoodba barwaaqada

Warqad siidayn maxaabiis oo Maraykanku kaga codsanayay Siyaad Barre 1987 kadibna uu diiday.

HORDHAC:Waxaan idiin soo bandhigaynaa warqad ay hadda ka hor qoreen aqoonyahano Maraykan ah oo ka socday Akadeemiyada Sayniska iyo Machadka Dawaada iyo Injineeriyada oo Gugii 1987-dii booqday Soomaaliya oo warqad codsi cafis fidin maxaabiis u diray

Seedigaa waa Mindi laba af-leh.

Nolosheenu waxay dhufsane u tahay Mi'yi iyo Xoolo jirnimo, Samankii hore, Dumarka iyo Geelu waxay ku jireen Noolaha aan xerro go'an lahayn, Mulkiyidooda iyo ku tasarufkooduna wuxuu magan u ahaa Hadba xerreda ay ku Galab dhacdasaan, Awood, Dhac, iyo Boob ayay Gacmo ugu kala wareegi jireen.

Anshaxa saxafada iyo goobaha dagalada.

Qoraalkan aadka u kooban waxaan ugu tala galay oo kaliya inaan talo usoo jeediyo saxafiyiinta, sawir qaadayaasha, iyo Tifaftirayaasha saxaafada socod baradka ah ee somalia ee ku shaqeeynaayo xaalado aad u dhib badan iyo duruufa ay adagtahay in saxaafadu ku kobocdo misna ka guul gaadho hadafka ay higsanayso oo ah in dadka

Dabaal deggii 18 May Somaliland oo loo bedalay qaadhaan ururin.

Iftiinkacusub.com; Dabaaldegyaddii la isugu soo bixi jiray e 18 May oo ah maalintii Somaliland ku dhowaaqday in ay Soomaaliya inteeda kale ka go’day, ayaa sanadkan loo bedelay maalin lagu ururiyo dhaqaale lagu taakuleeyo dadkii abaaruhu ku dhufteen.

Cuntada guriga kuu taala ,maxaad maalin-kasta Suuliga/Musqusha ugu shubtaa!

Iftiinkacusub.com: Layaab iyo amakaag sawmaaha,in maalin kasta cuntada guriga kuu taala aad Suuliga/Musqusha ku shabo ama ku rido,waxa laga yaaba in qaarkii ay isleyhiin talaw maxay ayaa ku kalifay ama waa maxay sababta aynu raashinka iyo cuntada uu Suuliga ugu ridaynaa.

Dadka aadka u cayilani ma caafimaad qabi kartaan?

Fikrada odhanaysa qofku isaga oo aah u buuran ama aad u cayilan ayuu caafimaad qabi karaa ,waxaa suura gal ah in ay tahay mid aad u adag, sida ay sheegayaan khuburo ku sugan dalka boortaqiiska.

Qisso cajiib ah :-Waxa uu i furay annaga oo aan is guursan!

Iftiinkacusub.com: Marka hore waxaa aan halkan mahad baladhan uga dirayaa Rabigeena SW ee Islanimada inagu galadaystay,kaasoo Nabi Muxamed (N.N.K) inoogu soo dhiibay Waxyiga Quranka ee dhamayska tirnaa.

18 May siday ku timi?

Shirka walaalaynta beelaha Waqooyi, kaasi oo qabsoomay 5/5/1991-kii, waxa aanu socday muddo afar cisho ah. Talooyinkii shirweynahaasi laga soo jeediyey wuxuu ka koobnaa hal Bog, waxa aanu u qornaa sidan: "Shirka Aayo-ka-talinta Beelaha Woqooyi oo ay isugu yimaadeen Guurtida, Suldaammada, Odayaasha iyo waxgaradka

Qisso cajiib ah: furfuridii saddexda xigmadood .

Waxa uu ahaa boqor aad u caqli iyo garasho badnaa; afarta maal aduunyo wax ka maqanina aanu jirin. Waxa uu ilaah ku manastay sharaf, cisi, karaamo, maamul wanaag iyo aftahanimo ay ku dheehan tahay xigmad qof weyni.waxa kale oo ilaah siiyay hal gabadh oo qurux, Jamaal iyo joogba rabbi ugu deeqay.

Qisso cajiib ah: Hayaankii halaaga!

Axmed wuxuu ku dhashay magaalada hargeysa hilladii 1991, mana uusan arag rafaad iyo jab intu noolaa, inkaastoo reerkoodu bandarka ku lahayn waxa aduunyo aha oo buuran haddana, hooyadii iyo aabihii waxay ku dedaali jireen inaanuu dareemin waxa dhib ah. Waxay dhaafiyeen qarkii iyo qarkii ku xigihiiba.

Ku dayashada indhaa la' waa dhaqan liita.

Maalintan oo kale dhawr xafladoodbaa la qabtay sida bishii may 3deeddii 1908dii,oo lagu qabtay chikago.mid kale oo la qabtay bishii February 28keedii 1909kii oo lagu qabtay newyork:iyo tu kale oo la qabtay bishii febraayo 27 keedii 1910kii oo iyana lagu qabatay isla Newyork.

SYL,Gumaysi ayaa abuuray!

Dad badan ayaa ururkan ku sheega inuu ahaa mid Waddani ahaa oo gobonnimadii 1960-kii qayb weyn ku lahaa, balse ururkani waxa uu ahaa mid uu gumeysi aasaasay, una adeegayey danaha gumeysiga.

Saamiga 19% Itopiya laga siiyay Dekedda Berbera ha lasoo dhaweeyo.

Iftiinkacusub.com: Waxaa baryahan muran iyo hadalo aan loo meel dayin ay kasoo baxayeen, dadyaw kala gadisan ,oo iyagu ku jaha wareeray hawshii Dekeda Berbera ,taasi oo aan u arkaayay in aanay si cadaalad ah wax u eegayn.

Anigu waxa aan ahay gabadh Midgaan ah !

Anigu Waxaan Ahay gabadh Midgaan ah? 1-""Anigu waxan ahay midgaan ,waayo waxaan leeyahay adkaysi"" Waxaan awoodaa adigoo iduleeyay in aan hadana kula noolahay una dhabar adaygayo hujuunta iyo cago juglaynta iyo yasida aad igu hayso 2-"" Anigu waxaan ahay midgan waayo waxaan leyahay awood.""

Qisso cajiib ah: Gurigayga waxa aan ka maqnaa muddo dhan labatan sano!

Waxaa la sheegaa nin ayaa maalin kasoo baxay gurigiisa si uu beertiisa uga shaqeeya sidii caadada u ahayd, xaaskiisa ayuu sii macasalaameeyay iyo caruurtiisii waxaanuu guriga kasoo baxay isagoo Faashkiisii beerta uu ku xagaafaayay wata .

Qisso: Boqol sanadood maalinna kamaan faaruqin Kabcada Ilahay ee Maka.

Iftiinkacusub.com: Khayr qofka uu Ilahay la doonayo waxbadan ayuu u fudaydiyaa,iyada oo waxkastaana ay ku xidhan yihiin dadaalkaaga iyo hadba inta aad tamar iyo awood galiso.Boqolaal qof ayaa jira oo deegaan la ah Masjidka baraykaysan ee Maka,hadana waxaa laga yabaa in ay ku adag tahay in ay Masjidka baraykaysan

Mucjisooyinka Quraanka iyo Xadiiska ee dhasha ku saabsan.

Soomaalidii reer guuraaga isaga badnayd, waxay marar ka qaar ,raggu haddii ay wiilalasha oo aad loo jeclaa dhali waayaan ,waxay dhibtaas ku eedayn jireen dumarkooda.

Qisso qosol badan:Waxa aan leeyahay madax Hadhuudh/Masago!

Iftiinkacusub.com: Waxkasta oo aad iska dhaadhicisaa ama aad rumaysataa waxaa laga yabaa in uu raad wayn ku yeesho noloshaada danbe,ay dhacdana in ay kugu siyaadiso xanuun iyo madaxwareer hadhaw aad kasoo laaban kari waydo.

Qisso cajiib ah: Qabyaladda in la asaa may haboonayn!

Iftiinkacusub.com: Wakhtigii dawladii Shuuciga ahayd , ayaa waxaa la yidhi waxaa meel fagaare ah isugu yimid dad aad u farabadan,kuwaasi oo ujeedkoodu ahaa in ay aasaan Qabyaladda,taasi oo dadka qaarkood ay u arkayeen in ay tahay wax sax ah ,qaarkalana ula muuqatay wax dadka lagu marin habaabinaayay.

Xildhibanno gaadhaaya 105, oo Nayrobi kaga dhawaaqay urur cusub!

Waxaa durba soo baxaaya in Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Somalia ay shirar kala duwan ku qaadanaya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, waxaana abuurmay isbaheysi sii xoogeysanaya oo ka dhan ah dowladda madaxweyne Farmaajo.

Taariikh kooban: Aasaaskii Ururka Caalamiga ah ee Shaqaalaha Dunida ILO.

Inkastoo xilligii kala duwanaa ee uu jireay bini’aadamka gaar ahaan bilowgii hababkii ,dhul-goosiga iyo is-adoonsiga ee caalamka ay muuqdeen tacadiyo ku dhacayey dadka xoogsatada ah ama shaqaalaha haddana waxaa si toos ah loo xusi karaa waqtigii ay soo ifbaxeen kacaankii warshadaha oo ku beegnaa sanadkii 1770-

Madoonaysaa in aad Nabi Muxamed Riyo ku aragto ?

Iftiinkacusub.com: Mahad dhamaanteed Ilahay ayay u sugnatay,innaga dhigay dadka Muslimiinta ah.Walalayaal malaha qofkasta oo inaga mida waxa uu jeclaan lahaa in uu mar'uun uu Riyo ku arko Xabiibkeenii aynu jeclayn Nabiyu'laahi Muxamad CSW.

Waa tuma Kalkaalisadii caafimaad ee ugu horeysay Aduunka?

Kalkaalisadii ugu horeysay waqtigan casriga ah waxa la odhan jiray Florence Nightingale, waxay ahayd gabadh u dhalatay wadanka Igiriiska, kana qaybgashay dagaalkii Crimean War, oo dhacay inti u dhaxaysa 1853 dii ilaa 1956 dii. Nightingale waxay u adeegaysay ciidamada ayadoo u qabanaysay shaqada kalkaalisada

Maxay yihiin kooxda Quraaniyiintu?

Magaca Ilaahaybaan ku bilaabaynaa Allahaas oo naxariista naxarii guud iyo mid gaar ahba, waxa Mahaduna u sugnaatay Ilaahay (S.W.T), sidoo kale waxaan ku sallinaynaa oon Ilaahay u waydiinaynaa inuu Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa yeelo Xabiibka

Maanta ayaan ogaaday Miyi/Baadiye in aan ku dhashaa inay ilbaxnimo ii ahayd.

Iftiinkacusub.com; Reer Miyi iyo reer Baadiye ayaad tahay ,labadaasi kalmadood haddii la isu kaa raaciyo,xeradaadu cirka weeye,haddi mid ahaan lagu yidhaahdana kan kale wax uu kala maqan yahay ma jiro waa isla halkii uun.

Qisso cajiib ah: Ka waran haddii aad tahay qofka Dunida u foosha xun.

Qofkasta oo inaga mida waxaa hubaal ah in uu jecel yahay in uu noqdo,qofka Dunida Ilahay abuurtay ugu quruxda badan,maalka badan,midabka fiican,amaanta badan, isla markaana aanay jirin cidkale oo isaga/iyada u dhiganta.

Qisso cajiib ah: Suufigii Su'aalaha necbaa!

Iftiinkacusub.com: Adanaha oo dhan ayay dabeecad isaga tahay, in uu markasta isu muujiyo ,in uu yahay mid wax kasta yaqaana ama waxwalba garanaaya,balse taasi wakhti badan masii shaqayso,aakhirkana waxaa dhici karta in aad fashilanto.

Qisso yaableh: Ma waxa aad Kalluunka ii siisay in aad i disho?

Iftiinkacusub.com: Qofkasta oo inaga mid ah waxa uu jecel yahay ,shaqada iyo camalka uu barto in uu ka midha dhaliyo,noqdana kan ugu fiican ee lagu amaano, marka uu shaqadaasi qabanaayo.Majiro qof inaga mida oo aan islahayn shaqada aad hayso waa in lagugu amaanaa .

Qisso cajiib ah: Dawooyinkii aan Kudaafadda ku tuuray siday usoo heleen?

Iftiinkacusub.com: Maalin maalmaha ka mida ayaan waxa aan booqday gabadh xanuusanaysa oo markaasi ehelka ah,waxa ay ii sheegtay in xanuunka iyada haya ay dhakhtar u tagtay lana kulantay Dhakhtarkii ku shaqada lahaa xanuunkeeda,baadhis ka dibna uu usoo qoray daawadii ku haboonayd.

Is-xisaabi inta aan lagu xisaabin.

Shanta Salaadood si fiican ma u tukataa?
 
Ma soontaa bisha barakaysanee ramadaan?

XUQUUQDA AY ISKU LEEYIHIIN LABADA QOF OO ISQABA.

Xaqa ugu horeeye oo labada qofood laga doonaayo waxa weeyaan waa in ay noqdaan labo qofood oo isjecel, oo walaala ah, oo iswanaajiya, oo isku xiran. Sababtaasu waa maxay, waxwalba waa inay ka wada hadli karaan, oo katashan karaan.

Qisso cajiib ah: Safarkii Daawo cunista!

Dadku inta badan waxa ay ismaan dhafaan iyaga oo aan si fiican wax isu waydiin ama isu dhagaysan,waana mida inta badanb keenta in la isku dhaco ama khaladaad la kala tirsado,taasi oo mararka qaarna keentay khasaare aad u badan oo aan laga soo kaban karin.

Qisso dhab ah: Qof dhintay iyo mid nool oo Habeenkasta wada sheekaysta!

Suuragal ma tahay in laba qof oo saxiibo ah oo midna uu dhintay oo uu Aakhiro joogo,kan kalana uu nool yahay oo uu Ifka joogo ,in ay habeenkasta wada sheekaystaan,midkastabana uu kan kale uga waramo waayaha iyo xaalada uu ku jiro.

Ninkii Afkiisa Malaaiktu ka hadashay!

Bismillah, magaca Ilaahay ayaan ku bilaabaynaa, anagoo ku sallinayna xabiibkeena Muxamed inuu Allah nabadgalyo iyo naxariis korkiisa yeelo, isaga, ehelkiisa, saxaabadiisa iyo dhamaan cidii raacday jidkiisa. Asalaama Calaykum.

Xadiiskii Nabiga CSW ee Somalida sheegay.

Bismillah, dabcan waxaynu walaalayaal maqalnay xadiisyo badan oo ka warramay islaamnimada Jaziirada Carbeed, dhulka Shaam iyo dhulka Faarisiyiinta ama Roomaanka. Laakiin anigu shakhsi ahaan ismaan lahayn waxa jira xadiis tilmaamaya deegaanada Soomalidu maanta ay degto ee geeska Afrika in nabigeena xabiibka ah ee Muxamed uu ka warramay,

Waa kuwama Ya’juuj iyo Ma’juuj?

Ya’juuj iyo Ma’juuj waa laba qoom oo ka tirsan bani Aadamka, maaha Jin, mana aha xayawaano kale ee waa dad ka mid ah basharka.Waxay kasoo farcameen duriyadii Nabi Aadam iyo Xaawa (N.N.K.H). Sidoo kale waxa weeye duriyadii Nabi Nuux (N.N.K.H) maadaama Eebe (SW) ka aqbalay ducadii Nabi Nuux inuu halaago

Soo dhoweyn Diirran Yaa Ramadaan.

Maalmuhu iyo billooyinkuba waxay soo laablaabtaan-ba waxaa foodda nagu soo haysa bishii kheyrka badneyd ee Ramadaan. Waa hubaal inuu yahay marti culus oo aad u qiimo badan. Waa munaasabad cibaadeed oo aad u weyn, oo uu Eebbe (sw) ku dhaafo denbiyada addoomada ay galaan,

Maka iyo Madiina ayaanu ka nimi Masaajidna waligay maanu galin!!

Iftiinkacusub.com: Sida aan aamin sanahay aniga iyo dad yaw farabadan oo kale ,waa wax lala yaabo , in aad ka mid tahay dad yawga deegaanka u ah, nasiibkana Ilahay u siiyay, in uu ku noolaado ,labada magaalo ee barakaysan Maka iyo Madiina;Balse waxaa wax lago xumaado ah, adoo aad tahay qof dhulkaasi ku noolaa,

Qisso : Gaadhigayga ayaan Qabriga u qodayaa si aan Aakhiro ugu wato!

Waxkasta oo aad Adunka aragto, ama aad maqasho ha layaabin, illaa aad ogaato sababta iyo ujeedada ugu muhiimsan ee looga joodo ama loo sameeyay .Waxaa dhici karta in waxyaabahaasi cusub ee lasoo bandhigay ay raad iyo taariikh ku leeyihiin waxyaabo hore oo lasoo maray. 

Warwarka Ardaynimada iyo sida loo maareeyo.

Majiro qof ka tallaalan mawjadaha walwalka ee soo wajaha dadka xilliyada kala duwan, waa shay loo siman yahay oo qof walba ku dhici kara, waa xaalad caafimaad oo wajiyo badan soo marta, mar waxay u baah naataa talo iyo tusaale qofka la siiyo, mar waxay u baah naataa ag jooga ehelka iyo ku dhex jiridooda,

Haweeney si dhibyar u taajirtay .

Zhou Qunfei ,Waxay ka midtahay haweenka ugu dhaqaalaha badan aduunka balse dad badan ma yaqaanaan. Gabadha lagu magacaabo Zhou Qunfei waa gabadha ugu dhaqaalaha badan wadanka Shiinaha waana aasaasaha shirkada Lens Technologies balse wadada ay soo martay ayaa cashar muhiima u ah cidkasta oo doonaysa

Hab-dhaqanka Siyaasada ganacsiga.

Ganacsigu maanta waxa uu u kobcayaa si xawaare ah oo heer sare ah. Sidaas darted waxaad u baahan tahay inaad bixisid oo aad samaysid siyaasadaha saxda ah iyo waraaqaha(decuments) si aad u hubiso in qof kasta oo ku lug leh ganacsiga uu ogyahay waxa laga filaayo oo laga doonaayo.

Ninkii sixri jiray madaxda Somalida oo Boosaaso lagu qabtay!

Iftiinkacusub.com: Ciidamada Booliska ee magaalada Bosaso ayaa maanta soo xidhay nin muddo 25-sanadood ku shaqaysanayay sixirka ,kaasi oo la sheegay in uu sixray dad badan oo ay ka midyihiin madaxda dawlada Somaliya.

Xisbiga Wadani iyo booqashada dadka bukaanka ah iyo Isbitalada maxaa kala haystay.

Iftiinkacusub.com : Booqashada iyo soo bariidinta dadka bukaanka ah ama xanuusanayaa waa mid fiican.Ilahayna waxa uu inoo sheegay in ajar iyo xasanaad aad u badan uu helaayo cidda hadba soo booqata dad dhibaataysan ama xanuusanaaya.

Qisso cajiib ah:Muqdisho adoo jooga, Boorso ama Shandad Babuur ha ku ilaabin.

Cabsida iyo argagaxa inta badan ka jira magalada Muqdisho,ayaa waxa uu noqday mid dhaafay xadkii Bini-aadminimada,waana mida keentay xataa haddii aad Shandad yar ama Boorso aad ku ilawdo Bas ama Gaadhi kale, in laga kala cararo oo aan cidina usoo dhawaan.Arinatani waxa ay si toos ah ugu dhacday nin dhalin yaro ah oo inooga