SCWW .MAHAD ILAAHAY AYAA ISKA LEH ,NAGA DHIGAY MUSLIMKA .Waxa aan halkan salaan aad u qiimo badan uga dirayaa,akhristayaasha sharafta iyo karaamada leh ee websitkan IFTIINKACUSUB.COM ku xidhan, waxanan markasta idin leeyahay soo dhawaada ,waxa aan ku dadaali doonnaa in markasta aad websitkan aad ka heli-doontaan qoraalo iyo barnaamijyo idin raali galiya, idinkuna nala wadaaga waxkasta oo aad isleedihiin bulshada ayay wax u taraysaa, noogu soo hagaajiya fariimaha Gmailka,iftiinkacusub@gmail.com iyo khadaraar101@gmail.com .XASUUSIN MARNABA HA ILABIN NABIGA CSW SALIGIISA.

Masjid Qibla-tayn Saylac kuma yaalo ee waa Madiina,Tariikhda ha la saxo.

Waxa aan maqli jiray been fakatay oo firidhay Runi ma gaadho ,alaylahe waa tan oo kale ,waxa aan taasi ku cadaynayaa Beenta iyo kutidhi-kuteenka sanadaha iyo qarniyada socotay ee wali la isla dhex wareegaayo,taasi oo ku saabsan in magaalo xeebeed ka Saylac uu ku yaalo Masaajid la yidhaa QIBLA-TAYN ama Masaajidkii lahaa labada Qiblo.

Qisso cajiib ah :Isugu aarkii labada aqoonyahan ee saaxibada ahaa !!


Imisaa nin aqoon iyo garasho leh oo dadkiisa ,Diintiisa iyo dalkiisaba wax u qaban lahaa ka cararay deegaankii uu ku noolaa ,sababta oo ah isaga oo ka baqaya in loo dilo aano qabiil oo aanu marnaba shaqo ku lahayn,imisa nin garasho iyo caqli Ilahay siiyay maanta meehanabayaa dhulal shisheeya, oo doqoniimada iyo garaad xumda Somalidu ay ka dhigtay mid dawraan ah oo dibadaha wareegaysta si uu naftiisa ugu badbaadiyo.

Muqdisho oo la ciir-ciiraysa fara-badnaanta dawladda Farmaajo!!

Farmaajo iyo Ra'isal-wasaarahiisa siyaasada ka cusub ee Khayre ,waxa ay bulshada Somaliyeed wakhti badan ka dhaadhicinayeen in ay soo dhisi doonaan Xukuumad tayo leh balse aan tiro badnayn,hadase waxaa muu qatay in ay fagaaraha la shir yimadeen ,Xukuumad tiro badan balse tayadooda la eegi-doono.

Waa maxay kalmadda ah Diimaha Cuqdadaysan ??

Waa kalmadii iigu horaysay ee aan maqlo baryahan, bal xumaanteeda eeg , *Diimaha Cuqdadaysan*,Diimaha cuqdadaysan!,*Diimaha cuqadadaysan! ,Subxaana-Laah, carabka ayaaba diidaaya ,waan yaabay waanan u qaadan waayay,kalmadani waxa ay kasoo yeedhay Nin dhalinyaro ah oo Soomaliyeed isla markaana Muslim ah sidaan isleeyahay.

Afar kalmadood oo dadka Somalida ah ku adag in ay yidhaahdaan !!

Qofkastaa waxa uu jecel yahay in isaga la raali galiyo,balse ma jecla in uu isagu wax raali galiyo,qofkastaa waxa uu jecel yahay in isaga saamaxaad la waydiisto,balse waa ay ku adag tahay in uu isagu cid saamaxaad waydiisto uu ku khaldamay.

Tahriibe aan ka warhayn khatarta Dhulka uu maraayo iyo dagalada ka jira!

Waxaa maanta warbaahinta Dunida oo ay u horayso tan Somalidu laga waramay lana sheegay in ay ku dhinteen dad ka badan sodoneeyo qof ,kuna dhawac-meen tiro aad u badan oo aan wali la xaqiijin inta ay yihiin,tahriibayaashaasi oo ka cararayay khatarta kasoo cusboonaatay dalka Yemen una Cararaayay sida la sheegay dalka Sudan.

Tariikhda uu baxay magaca IIDOOR (Isaaq) iyo halka uu kasoo jeedo,yaase bixiyay ?


Magac bilaash uma baxo,Somaliduna sideedaba waxa ay caan ku tahay bixinta iyo ku dhajinta magaca ama Naanaysta qof ama qolo loogu yeedho; wali wax ma iska waydiisay magaca la yidhaa IIDOOR oo loo yaqaano Qabiilka Reer Sheekh Isaxaaq ,halka uu ka soojeedo iyo meesha uu salka ku hayo magacaasi.

Qiso cajiib ah : Duqayn ayaa maskaxdeena ku socota !!

Wakhtiyadan danbe waxaa Dunidan aynu ku nool nahay kusoo kordhay aalada Intenetka,taasi oo dadka badan kiisii ka dhigtay kuwo had iyo goor u garba-duuban mashquulna ku ah indha sarcaadka aalada Internetka.

Madaxwayne kasta ha la dhaartaan Qabiilkiisu!

Maadama Qabiikii uu noqday mid awood badan ku leh madaxnimadii dalka iyo habkii wax loo dooranaayay,khasabna ay inagu noqotay in Madaxwayne kasta oo aynu dooranayno in uu door muuqda iyo mid qarsoonba uu ku leeyahay Qabiilkiisu,miyaanay idinla fiicnayn markaasi in qabiilka laftiisu uu ka qayb qaato dhaarta iyo masuuliyada dalka.

Sheeko :-Khalad ayaan sameeyay ,markii aan u duceeyay ,Qabriyo anaan isku qabiil hayn!

Somali maanta dakanooyin iyo dibin-daabyooyin badan ayaa kala jiifa,taasi oo aan wali aanay jirin cid ka heshiisay,hadana iyada oo ay sidaasi tahay ayaa qabiilka iyo qoloqoladu waxa uu noqday nabar aan markaliya bogsan oo cidkastaaba ay xoqdo marka ay doonto.

Qiso dhab ah:Masayrka raggu, macnayaal badanaa !

Marka hore waxaa aan halkan mahad baladhan uga dirayaa Rabigeena csw ee Islanimada inagu galadaystay,kaasoo Nabi Muxamed (N.N.K) inoogu soo dhiibay Waxyiga Quranka ee dhamayska tirnaa.

Waa maxay sababta madaxwaynayaasha Askarigu u daba istaago ?

Hadii aad in badan u fiirsato Madaxwaynayaasha Aduunka gaar ahaan kuwa Afrika waxaa markasta kuu muuqanaysa in dhabarkooda danbe uu taagan yahay askari tigtigan oo aad moodo in aanu dhinacna u nuuxsanayn.

Taariikhda aabihii waxbarasha umada soomaaliyeed Maxamuud Axmed Cali

Hogaamiyihii, Aabihii, Halyeygii iyo Hormuudkii waxbarashada ummaddii Soomaaliyeed, intii u dhaxaysay 1914 -1982 illaa laga soo gaadhayay 1983 oo ay geeridii Alle u timi.

Xigmadii Boqorka Iran.

Beri baa Boqor ka mid ahaa Boqoradi hore ee dalka Iiraan ayaa maalin ka mid ah maalamaha waxa uu socdaal ku marey gobolo badan oo dalkiisa ah dabeedna dadkiisa ayuu u balan qaaday qofkii uu ka helo xigmad iyo kalmad wanaagsan inuu siin-doono abaal marin aad u wanaagsan oo lagu farxo.

Qiso cajiib ah: Xerowgii Diinta khaladka ka fahmay iyo xaalkisii !

Xer ama Xeraw hadaad maqasho ,waxaa markiiba maskaxdada kusoo dhacaaya in ay tahay koox Dineed isu urursatay in ay bartaan ama ay dadka baraan aqoonta iyo barashada Diinteena Islamka ah.