Waa xuquuq iyo xaq ay muslimiintu isku leedahay waa fardul kifaaya oo macnaheedu yahay dadka in kamida haday ku tukadaan wuu ka dhacayaa waajibkii.
Bilaal axmed cige
fadliga wayn baa ku jira salaadan waxaa dhacada in dad badan oo inaga mid ahi inay ku adagtahy qaabka loogu tukado maydkama aanay saxayn.
Ruuxa ku tukanayna maydka waa inuu niyeystaa inuu janaaso ama mayd ku tukunaayo ,ka diba afar jeer ayuu allahu akhbar oranayaa.
1 . takiibrashada hore wuxuu akhriyeyaa bisika iyo suurada faatixada
2. takbiirashada labaadna wuxuu akhriyeyaa ducaa’u ibraahiim ee ataxiyaadka (اللهم صل على محمد وعلى محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمد وعلى أل محمد كما باركت على أل إبراهيم وعلى أل إبراهيم إنك حميد مجيد)
3,takbiirashada seddexaadna waxaa la akhriyaa ducada nebiga ka soo aroortay taas oo ah (اللهم اغفر له وارحمه عا فه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدجله واغسله بالماء والتلج والبرد ونقه من الحطا يا كما ينقى الثوب الأبيض ا من الدنس وأبدله دارا خيرا من داره أهلأ جيرا من اهله زوجا خيرا من زوجه وادجله الجنة وأعذه من عذاب القبر ومن عذاب النار)
4. takhbiirashada afraad waxaad doonta ayaad ku ducaysan kartaa naftaad iyo musliimta kaleba
Ka diba waxaad u salamonaqsanaysaa dhinaca bigidta ah.
Source .xadiis nabi
Bilaal axmed cige
No comments:
Post a Comment