Iftiinkacusub.com: Waxa aynu ka wada warhaynay in uu muran siyasadeed uu soo kala dhex galay Baarlamaanka Somaliland kadib markii la isku qabtay jagada gudoomiyaha Baarlamaanka oo uu baneeyey Cabdiraxmaan Cabdilaahi Cirro.
Iftiinkacusub.com
Jagadaasi gudoomiyaha waxaa isku qabtay Xildhibaan Baashe Maxamed iyo Cabrixmaan Talyanle,kaasi oo midkastaaba uu goonidiisa u sheegtay in uu yahay gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland ee sida xaqqa ah lagu doortay.
Hadaba waxaa maxkamada sare dacwad u gudbiyey garabka xisbiga Wadani oo uu hogaamineyey Cabdiraxmaan Talyanle, kaasii oo ka codsaday in ay maxkamada sare soo kala dhex gasho muran kooda.
Hadaba waxa ay maxkamada hadda kasoo saa saartay qaraar ama go'aanka hoos ku xusan:
Iftiinkacusub.com
No comments:
Post a Comment