Maaha wakhti siidaasi u fog ,xiliga dalka maraykanka ay ka hana qaaday ,dawladnimada aadka u wayn ee uu maanta Dunida ugu faantamo.Wax aan ka badnayn laba Qarni ayaa la odhan karaa waa ay ku eeg tahay dhismaha dalwaynaha Maraykanku.
Dal waynaha Maraykanka waxaa soo maray ,Madaxwaynayaan tiradoodu ay gaadhayso 45 Madaxwayne,kuwaasi oo midkasta oo ka mid ahiba uu hayay wakhtigii loogu talagalay,hadaba waxa aan halkan idiinku soo gudbin doonnaa,Madaxwayne kasta iyo xiliga uu talada dalkaasi uu hayay.
1. George Washington 1789-1797
2. John Aadams 1797-1801
3. Thomas Jefferson 1801-1809
4. James Madison 1809-1817
5. James Monroe 1817-1825
6. John Quincy Adams 1825-1829
7. Andrew Jackson 1829-1837
8. Martin Van Buren 1837-1841
9. William Henry Harrison 1841
10. John Tyler 1841-1845
11. James K. Polk 1845-1849
12. Zachary Taylor 1849-1850
13. Millard Fillmore 1850-1853
14. Franklin Pierce 1853-1857
15. James Buchanan 1857-1861
16. Abraham Lincoln 1861-1865
17. Andrew Johnson 1865-1869
18. ULYSSES S. GRANT 1869-1877
19. Rutherford B. Hayes 1877-1881
20. James Garfield 1881
21. Chester Arthur 1881-1885
22. & 24. GRover Cleveland 1885-1889, 1893-1897
23. Benjamin Harrison 1889-1893
24. Grover Cleveland 1885-1889, 1893-1897
25. William Mckinley 1897-1901
26. Theodere Roosevlt 1901-1909
27. William Howard Taft 1909-1913
28. Woorow Wilson 1913-1921
29. Warren G. Harding 1921-1923
30. Calvin Coolidge 1923-1929
31. Herbert Hoover 1929-1933
32. Franklin D. Roosevelt 1933-1945
33. Harry S. Truman 1945-1953
34. Dwight D. Eiesenhower 1953-1961
35. John F. Kennedy 1961-1963
36. Lynndon B. Johnson 1963-1969
37. Richard M. Nixon 1969-1974
38. Gerald R. Ford 1974-1977
39. Jimmy Carter 1977-1981
40. Ronald Reagan 1981-1989
41. George H.W. Bush 1989-1993
42. William J. Clinton 1993-2001
43. George W. Bush 2001-2009
44- Barack Xuseen Obama 2009-2016
45.Donald Trump oo ah madaxweynaha hada xilka haya
Iftiinkacusub.com
No comments:
Post a Comment