Qoraalka aqoonyahanku ugu magacdaray « bilawgii Midnimo Qaran »
uma baahna in si fog oo xeeldheer Duxda iyo ujeedada rasmigaa ee ku jirta loo
raadguro,
MA RUNBA QOFKA XISHOODKA IYO AAMUSKA BADAN AYUU JACAYLKU KU DHACAA?
Tan iyo markii la bilaabay taariikhda sheekada Aadanaha ee ku
saabsan sheekooyinka Jacaylka ah ,kuwa malawaalka ah iyo kuwooda runta ahba, bini’Aadamku waxay ku raaxeystaan si qalbi
furan sheekooyin jacaylka ka hadlaaya ee ka dhacay Dunida dacaladeeda.
RUMAYSO AMA HA RUMAYSAN, LABADII DHAKHTAR EE ISKA YAABIYEY.
Waxaa jiray nin Injineer ah isla markaana shaqooyinkii uu
hayey ay dhamaanba ka joogsadeen muddo aad u badanna shaqo la’aani daashatay. Waxa
uu raadinayay wakhti dheer shaqo isaga ku
haboon nasiib daro muu helin .
Magaca Jabuuti yaa iska leh ma Soomali,Canfar iyo Carabta medkii bixiyey
Wadankasta waxa uu leeyahay magac loo yaqaan oo loogu
yeedho,waxana dhici karta in magacaasi
asal ahaan uu kasoo jeedo dhaqanka iyo Hidaha ay leeyihiin dadka dhulkaasi ku
abtirsadaa .
Hadalkii Cabdiraxmaan Cirro iyo cadhadii ka muuqatay.
Waxaan
dhagaystay Warbixintii iyo Khudbaddii Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro ee maanta
iyo kasoo noqoshadii safarkii Itopiya .
Cabdiraxmaan hadalkiisii waxaa ka
mid ahaa:
Faransiiska Diimahu waa kasoo dabar go’ayaan, Islaamkuna kor ayuu usoo kacayaa.
Jean-Luc Mélenchon waa nin Faransiis ah dhalansho ahaana ku
dhashay Dalka Marooko,waa siyaasiyiinta waawayn ee dalkan Faransiiska aadka
looga danbeeyo,
Cayilku waa sababaha Takoorka Shaqada.
Ma’aha wax sahlan oo si caadiya isaga yimi in Dumarka reer
Yurub ay guntiga dhiisha isakaga dhigeen si ay Buurnaanta iyo Cayilka ula
dagalamaan
Qisso ku yaab galin doonta: Macalinkii u Akhlaaqda fiicnaa ee aan abid maqlo!!
Macalinka Somaliyeed aktiisa iyo Gacantiisa way adagtahay in
Ul ama Dhengad/Qaysaraan iyo hadalo naxariista ka fog aad kala kulmiwaydo
xiliga aad waxbarashada ku jirto,waana dhaqan iyo caado aynu la kaliyoownay
Dunidana aynu kaga hadhnay habkeedii waxbarashada akhlaaqigaa.
Qisso Dawarsade ku dhacday “Poolisku waa daacad Madaxduna waa Tuug!
![]() |
Lägg till bildtext |
Nin Carab ah Fakhri iyo gaajo la liita ayaa fadhiyay meel ka
mida Albaabbada waawayn ee laga galo xarun wayn oo Madxaf Qaran ah,taasi oo ku
taala mid ka mid ah waddammada Carabta ,
Albaabka laga galo Madxafka waxaa fadhiya oo ka Dawarsada nin Maskiin ah ,waxaa goobtii soo maray nin Dalxiise ah
Madxafkana ku socda .
XARAKAADKA ISLAAMIGAA IYO WAXYABAHII AYNU KA DHAXALNAY .
Asaaska iyo soo shaacbaxii Saxwooyinka Islamiga inta badan
waxa ay Soomalida si lama filaana uga
soo ifeen horaantii Sanadkii 1990-aadkii ,kadib markii ay Meesha ka baxday
Dawladii Shuuciga ahayd ee cabudhinta iyo la dagalanka ku haysay dhalinyarada
aamin sanayd soo celinta nidaam ka gadisan kii ay Suufiyadii culimadu dadka ku
dhaqayeen dawladahana ugu sacab tumi jireen.
Subscribe to:
Posts (Atom)