SCWW .MAHAD ILAAHAY AYAA ISKA LEH ,NAGA DHIGAY MUSLIMKA .Waxa aan halkan salaan aad u qiimo badan uga dirayaa,akhristayaasha sharafta iyo karaamada leh ee websitkan IFTIINKACUSUB.COM ku xidhan, waxanan markasta idin leeyahay soo dhawaada ,waxa aan ku dadaali doonnaa in markasta aad websitkan aad ka heli-doontaan qoraalo iyo barnaamijyo idin raali galiya, idinkuna nala wadaaga waxkasta oo aad isleedihiin bulshada ayay wax u taraysaa, noogu soo hagaajiya fariimaha Gmailka,iftiinkacusub@gmail.com iyo khadaraar101@gmail.com .XASUUSIN MARNABA HA ILABIN NABIGA CSW SALIGIISA.

Taariikhda Imaam Shariif Cabdi Nuur Xasan.

Imaamka fiqi yaqaanka ah, usuul ruugga ah, muxaddithka qarnigga Al Callamah Shariif Cabdi Nuur waa aqoon yahan laga wada yaqaano caalamka Islaamka guud ahaan, gaar ahaanna bulshada Soomaalida. Madax meel ka sareeya oo la taabto ma jiro. Sidaa daraadeed, maadaama aan ka soo sheekaynaynay xadiis yaqaanadda

Somalidu isumo ducayso ee way isu balan qaadda in ay isu ducaynayso !

Somalidu inta badan marka ay rabaan in ay isu duceeyaan ama isu Rabi-tuugaan ,waxaa jira waxyaabo badan oo ka qaldama,way jecel yihiin in qofkastaaba qofka walaalkii ah uu u ducooyo si Ilahay uga dulqaado dhibatadaa markaasi haysata,balse way isu balan qadaan in ay isu ducaynayaan kadibna waa iska ilabaan.

Dadka qaar ayaa aamin san in noloshu ku fiican tahay Ilbaxnimo la'aanta!!g

Waa maxay Ilbaxnimadu ? yaase lagu tilmaami karaa in ay yihiin dad ilbax ah? labadan su'alood hadii aan is idhaahdo midkastaba uga jawaab si faahfaahsan waxaa laga yabaa in ay iga qaadato wakhti aad u badan,balse waxa aan midkasta kusoo koobayaa jawaab aan isleeyahay aniga rayigayga waa ay ku filaan karaysaa.

Daahir Calasow dadkii khaladka ku tageeri jiray,ayaa maantana ka cabanaya!!

Hadaad shalay ahayd mid Daahir Calasow ku taageera qaladka iyo gardarada cadaanka ah ee uu dadka ku hayn jiray ,kana mid ahayd kuwa ugu sacaba-tuma cayda iyo aflagadada dadka kale ee Somaliyeed uu u gaysan jiray ,xaq uma lihid in aad maanta Daahir Calasow ka cabato.

Ha galin siyaasada hadii aadan rabin in lagu ceebeeyo.

Madoonaysaa in aad siyaasi noqoto ? haa waan doonayaa ,wakhti iyo dhaqale aad u badana waa aan ku lumiyay sidii aan siyaasi u noqon lahaa, hadii ay jawaabtaadu tahay haaaaa ,ku talagal waxaa ku sugaysa in laguu bixiyo magacyo aadan hore u lahaan jirin sida ; Tuug,khaayin,beenaale, kurubshan, laaluushqaate iwm.

Qiso cajiiba: waxan idinkula talinayaa meel aan Muslim joogin!!

Wakhti aan sidaasi usii fogayn,ayaa waxaa diyaarad soo wada raacay laba nin uu Muslimiin ah,kuwaasi oo ku labisan dharka inta badan dadka muslimka ah lagu yaqaano gaar ahaan dharka laga isticmaalo dhulka Carabta sida Khamiiska iwm.

Xigmaddii Shimbirka.

Nin ugaadhsato ah ayaa jiray oo deggenaa tuulo yar oo u dhow meel kayn ah. Ugaadhsadahu maalin kasta waxa uu tagi jiray kaynta oo waxa uu soo ugaadhsan jiray xayawaanada kala duwan ee kaynta ku nool.

Af-Somaliga cusub ,Wuu Farmajaysan-yahay macnaheedu ma waxa ay isu badashay waa uu Jibaysan yahay ?

Tan iyo maalintii la doortay Madaxwaynaha Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa dad badan oo isaga tageersani waxa ay u muuqdeen, in ay yihiin kuwo jibada iyo xamasada ay uqabaan Madaxwaynaha aan cidna ka qarsan.

Lacagtii aan biyaha ka shaqaystay,waxa ay dib ugu noqotay biyaha!!

Muddo hada laga joogo hal Qarni ,waxa ay magalada Berberi ahaan jirtay magaalo ay dhamaan isaga gooshaan ganacsatada iyo dadka dhaqalaha haysta ee isaga yimaada daafaha aduunka iyo badwaynta bada Cas.

Maxaad ka taqaan taariikhda magaaladda Berbera iyo xaladaha ay soo martay?

Sooyaalka Taariikhda magaalada Berbera ( waa qayb kamida kaydka sooyaalka Taariikhda Berbera ee uu diyaariyey ururka cilmi baadhista Somaliland ee SURE) Magaalada Berbera waxa loo yaqaanay waayadii hore Malao, magacan waxa Berbera u yaqaanay ganacsatadii hore ee Greecs-ka iyo Romans kii.

Taariikhda Xuuthiyiinta Yemen iyo halka ay ka soo jeedaan .

Waxaa suurta gal ah in dad badan aysan si dhab u aqoonin Kooxdan Cusub ee kasoo baxday Yemen ee dalka oo dhan qabsatay, sababtayna in lagu qaado Guluf noociisa kii ugu horeeyey oo uu hogaaminayo Sucuudi Caraabiya oo aan looga baran dagaalada.

Muxuu yahay farqiga u dhaxeeya Shiico iyo Sunni?

Assalaamu Caleykum Waraxmatullahi Wabarakaatuhu, walaalayaal waa markale iyo taxanayaasha Jimce kasta aad uga barateen "Walaalaha Faafi Diinta Islaamka" oo todobaadkiiba mar aynu mawduuc muhiim ah xoogga ku saarno maantana waxaynu ka hadli doonnaa "Farqiga u dhaxeeya Sunnah iyo Shiico".

Dharka qalin-jabinta jamacadaha ma Kinisadaha laga keenay??

Wakhtiga Qalin-Jabinta ardayda Jamacadahu waxay soo xidhaan Dhar dhaadheer iyo koofiyado caan ku ah ardayda jaamacadaha ka baxa oo loo yaqaan gowns , hadaba xagee ayay tariikh ahaan kasoo jeedaan dhankan dhaadhaeer iyo koofiyadaha la xidho wakhtiga ay qalin jabinayaan ardayda Jaamacadahu??

Ma og tahay in Madaxwayne Farmaajo isagu Twitter kiisa ku qora wararka Viilla Somaliya kasoo baxa!!

Hadii ad tahay ruux danaynaaya siyasada iyo fariimaha kasoo baxa Madaxtooyada Somaliya,adiga oo aan wakhti badan iska lumin, gal oo ka raadi barta uu Twitterka ku leeyahay madaxwayne farmaajo,waxa aad markasta ka heli doontaa wararkii oo daray(cusub) ah Madaxwaynahuna uu gacantiisa ku qoray.

BBC Somali Prof Axmed Ismaciil Samatar ma Somaliland nimada ayay ku nacday ?

Laanta BBC Somali waxa aynu ka wada warhaynaa ,in wakhti aad u badan ay siin jirtay waraysiyada Prof Axmed Ismaciil Samatar ,wakhtigii uu ahaa nin aad u taageersan qadiyada iyo midnimada waxa loo yaqaano Somali-weyn,balse Axmed Ismaciil markii uu tageeray gooni isu taaga Somaliland, waxa ay BBC Somali go-aan satay in ay Axmed Ismaciil aanay waraysiyo ka qaadin.

Cabdimaalik Muuse Coldoon ma garbaa xadhigiisu mise waa gardaro ?

Cabdimaalik Muuse Coldoon oo aan ku aqaanay in uu dadka tabalaysan u gargaaro gacana siiyo ,ayuunbaan baryahan danbe waxa aan ku arkay baraha warbaahinta isaga oo suuqyada Muqdisho hangalaysanaaya,kadibna waxaan iswaydiiyay Cabdimaalik ma sadaqadii ayuu siyasad u badalay.

Dadka Somaliland-now dawlad baanu nahay iyo dunida la macaamili mayno kala daaya!!

Waxaa baryahan danbe Somaliland ka jira buuq aad u farabadan,oo ka dhashay saldhiga milatari ee Berbera laga bixiyay ,inkastoo aan ku rajawaynahay in buuq kastaaba uu leeyahay wakhtigiisa iyo xamasadiisa , wixii intaa ka danbeeyana la isla miyirsan doono ,waxkastabana ay halkoodii ku noqon doonaan.

Dhaqalaha Maraykanku bixiyaa waa mid Xalaal ah,balse dhaqalaha Iiraan bixisaa......!!

Madaxwaynahii hore ee dalka Afganistaan Xamiid Karsaay oo tariikhdu markii ay ahayd 29/9/2014 wareejiyay jagadii madaxnimo ee uu u hayay dalka Afgaanistaan ,kaasi oo wadankasi madaxwayne ka ahaa muddo dhan 12 sano.

Nin Hawiye ah oo Hubka iibiya ayaa Bakhaar ka furtay Hargaysa !!

Badanaaba goobaha ay markasta ka jiraan dagalada iyo abnidaradu ,waxaa ka furma ganacsiyo intooda badani ay ku jahaysan tahay xaalada markaasi ka jirta goobtaasi,waxa lagu kala iibsadaa goobaha coladaha Hubka iyo rasaasta.

Waanu colownay aniga iyo Sanadkii Cusbaa!!

Sanadkasta oo cusub dadku way ciyaraan waanay dabaal-degaan ,waxa ay u haystaan in uu yahay sanad cusub oo noloshooda kusoo biiray,balse waxa xaqiiqa in uu yahay sanad cusub oo noloshooda qayb ka mida qaadanaaya oo la tagaaya.

Heshiiska Saldhiga Milatari ee ay wada galeen Somaliland iyo Dawlada Imaraadku.

Nuxurka Heshiiska ay wada galayaan Xukumada Somaliland iyo Dawlada Imaaraatka carabta oo ku saabsan kiraynta saldhiga Milatari ee Somaliland laga siinaayo dalkaasi Imaraadka.

Caqabadaha waaweyn ee hortaagan Madaxwayne Farmaajo waa kuwo sidee ah?

Runtu iyada ku hortiimaada markaad Runta u dhaadhacdo, farxada iyo mashxaradahuna waxa ay ku eeg yihiin ayaamo kooban ,xaqiiqda iyo waajibaadka ku horyaalana waa macalinkaaga ku tababara.

Farmaajo waxa uu Raysal-wasaare tiray Puntiland !!

Dorashadii dalka Somaliya oo maanta lagu kala calafqaaday, Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo codod aad u badan kaga guulaystay Xasan Sheekh Maxamuud, waxa kaloo meesha kasoo ifbaxay in Puntiland iyana ay waydo Raysalwasarahii ay dhaxalka joogtada ah u qaadan jirtay.

Facebook iyo Google oo ku biiray dacwadda ka dhanka ah amarka Trump

Shirkadaha ugu waaweyn dhinaca teknooligiyadda Mareykanka sida Apple, Facebook iyo Google ayaa maxkamadda geeyay dacwad ka dhan ah xayiraadda socdaalka ee Madaxweyne Trump. Waxay ku doodayaan in xayiraadaasi ay dhaawac adag gaarsiisay ganacsiga Mareykanka.

Maxaad ku qiimayn lahayd Madaxwaynaha aad dooran doonto ?

Ma waxa aad ku qiimayn lahayd af-tahanimada iyo af-miishaarnimadiisa? ma waxa aad ku qiimayn lahayd labiska iyo hadba Suudhka uu sitaa caynka uu u eeg yahay ? ma waxa aad ku qiimayn lahayd Diinta iyo dacad nimadiisu inta ay leeg tahay ? ma waxa aad ku qiimayn lahayd Dimuqradiyada iyo hadba sida uu u aamin san yahay ?

Deg Deg:-Roob lagu diirsaday oo Ka Da’ay magaalada Ceerigaabo+Sawir.

Ceerigaabo Wararka hada soo gaadhay xafiiska warqabadka shabkada caalmig ah cimilo news ayaa sheegay in magaalada ceerigaabo ee xarunta gobolka sanaag ay hada ka da’aayan roobab lagu diirsaday oo dadka gobolkaasi ay aad ugu farxeen.

Halkay iska shabahaan 82 xildhibaan ee Baarlamaanka Somaliland iyo Rakaabka Baska raaca ee ka kooban 25 kursi.

Waliigaa Bas ma raacday ? hadaad raacdayse maxaad kala kulantay ? ma jirtaa waxyaabo aad ka xasuusato hadii aad ka mid ahayd dad waynaha sida joogtada ah u isticmaala raacista Basaska u kala goosha magalooyinka gudahooda sida Hargaysa iwm.

Sidee Baan Ugu Salinaa Nebiga S.C.W

Alxamdullah rabbil caalamiin wassalaatu wassalaamu calaa rasuulillah scw: Ku Sallinta Nabiga SCW waxay ka mid tahay cibaadoynka kuwa uugu fadliga badan, uguna qiima badan, loona baahanyahay qofka muslimka ah inuu badsado kuna dadaalo.

Maalinta Jacaylka 14 febraayo iyo Caqiidadeeda ku xidhiidhsan wax ka baro.

Waa la yaab in maalin walbaa aragno dad muslin ah oo hadan dhagaha ka fureysanaya diinta illaah ka raaliga yahay oo reer magaalnimo mooday caasinta illaah oo raacaya wax aan diinta islaamka aheyn

HADIIBA AY QORANTAHAY MAXAAN KA DAALAYAA!!

Dhalinyara badan ayaa hadba soo qora su’aal ku saabsan qadarta, wexeyna oranayaan su’aal nagu wareegeysa: Hadiiba aniga uu uurka hooyo ku jira 120 beri jano iyo naar midkaan ku dambaynayo, maxaan iska daalinayaa, natiijada wayba qorantahaye? Bal Arrinkaa Na Fahamsii…

Madoonaysaa Labatan Dolar oo Lacag ah in aad qaadato ??

Nin xigmad badan ayaa maalin tababar u furay dad tiradoodu ay gaadhayso 200 oo qof. Ugu horreyntiiba waxa uu jeebkiisa ka soo saaray lacag $20 doolar ah. Ka dib sare ayuu u taagay gacantii uu lacagta ku hayay,

Waligaa ma aragtay Dameer la kanfay lana xabaalay?

Waxa jiray nin faqiir ah oo ku noolaa meel miyi ah oo tuulo yar u jirta dhawr mayl. Ninkani iyo qoyskiisu wax adduunyo ah waxa ay lahaayeen xayn yar oo adhi ah iyo dameer.

Nin la yidhaa Awees oo Xamar ka tagay iyo Hargaysa maxaa kala qabsaday.

Tilifoon baa kusoo dhacay Muuse :-"Hallaw….Waxaa hadlay Shiiq Dheerow Abuukar Casharow. "…Muusaa, see tahay wiilkeey? Yariiskii oo Awees ahaa aa soo bexeey; Minankaa uu kusoo fool leeye... waw cabsahaa, wiilkey ka war haay, Soomaali waxaay dhahdaa

Waxaan ahay darbi-jiif dayacan,dawlad iyo dad iga-naxana ma haysto !!

Wuxuu yaqaanaa magaciisa, mase garanayo ujeedadiisa. Da’diisu ma fadhiisato, waxaanu ii sheegay in ay hadba xaalad isla badasho. ‘Waxay ku xidhan tahay kolba meeshaan joogo.

Dayax Madoobaadka Iyo Aragtiyaha Kala Duwan Ee Diimaha iyo Dhaqamada Aadamaha.

Sida aynu la wada socono madoobaanshiiyaha dayaxa iyo cadceeda labaduba waa laba dhacdo oo aragtida cilmiga ah ee casrigan tilmaan u ah dhacdo marxaladeed yar oo uu dhulku ama dayaxu marba mid kagu gudbamayo xagga iftiinka cadceeda

Ninkii Caalimka caayay iyo cuqubadii uu la kulmay!!

Dad badan oo waxaa jira Culimada inoo haysa Diinta afka ku taaga kuna gardarooda,taasina waxa ay leedahay dhibteeda iyo waliba khatar badan ,Culimada aan sheegaya waxa ay yihiin kuwa sida saxa ah Diinta inagu soo gaadhsiiya.

Qofkastaaba waxa uu kugu arkay, ayuunbuu ku moodaa !!

Garashada iyo caqliga waa aynu ku kala wada duwanahay,qofkasta oo inaga mida faham iyo maskax isaga u gaar ah oo aanay cidina la wadaagin ayaa ku jirta,taasina waxa ay keenaysaa in qofkastaa uu wax ku qiimeeyo sida uu u arko.

Gurigayagu waa sida Qabriga(Xabaasha) oo kale.

Hadaad magalada aad degan tahay dacaladeeda uga baxdid, waxa aad arkaysaa in ay jiraan dad badan oo ku nool nolol ciidhi ah, isla markana aan haysan Biyo,Laydh,Cunto iyo weheltoona,

Ha-adeegsan tobankan maahmaahyo ee diinteena ka hor imanaysa.

Waxaa jiro caadooyin iyo hadallo dadka hal qabsi u ah laakiin xagga diinta marka loo fiirsho ay qalad tahay waxana idin lawadageyna dhowr maahmaahyo oo gabi ahaanba diinteena sharafta badan ka hor imaaneyso