SCWW .MAHAD ILAAHAY AYAA ISKA LEH ,NAGA DHIGAY MUSLIMKA .Waxa aan halkan salaan aad u qiimo badan uga dirayaa,akhristayaasha sharafta iyo karaamada leh ee websitkan IFTIINKACUSUB.COM ku xidhan, waxanan markasta idin leeyahay soo dhawaada ,waxa aan ku dadaali doonnaa in markasta aad websitkan aad ka heli-doontaan qoraalo iyo barnaamijyo idin raali galiya, idinkuna nala wadaaga waxkasta oo aad isleedihiin bulshada ayay wax u taraysaa, noogu soo hagaajiya fariimaha Gmailka,iftiinkacusub@gmail.com iyo khadaraar101@gmail.com .XASUUSIN MARNABA HA ILABIN NABIGA CSW SALIGIISA.

M/Maraykanka Donald Trump kama maarmo aduunka ,beenbuu naf-tiisa u sheegay.

Madaxwaynaha cusub ee loo doortay dalka maraykanka ayaa waxa dunida inteeda badan ay u aragtay in uu yahay nin macangag ah isla markana qaatay amaro iyo qawaniin aanay suura gal ahayn in ay dunidu ku wada dhaqanto.

Hayaaaaaaaaaaay Biriijkii Hargeysa wuu dumayaa .W/Q.Khadar Aar.

Hargeysa waa magaalo aad u wayn,runtiina la odhan karo waxa ay soo dhisnayn mudo aad u badan,walaw aanay ahayn dhinaca wakhtiga Magaalo wakhti badan soo jirtay,hadana waa magaalo si dhakhsa ah u kortay intii ka danbaysay 1991-kii.

Dood ka dhex dhacday labada gacmood Midig iyo Bidix iyo garnaqsigii Aakhiro.

Sheeko Tusaalayn ah : Somalidu waxa ay ku maahmaahda gari laba nin kama wada qosliso,hadaba hore miyaad u maqashay gari laba gacmood kama wada qosliso, kadib markii ay dood aadi ka dhex dhacday laba gacmood oo hal qof ku wada yaala.

Waar Ninkoow Shaaha ii Shub Walaal !!

Waa duni sirgacane ilayn yaab iyo wareer kama dhammaade. Hadmaa dadnimadii laga tegey?. Hadmaa dhalintii soo kacaysay raad koodii dub u raaceen? Hadmaa kii aqoon-yahanka ahaa iyo kii jaahilka ahaa laba kala garan wayay?

War Deg-deg ah:Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaliya oo sheegay in 24 musharax ay ku tartamayaan Doorashada Madaxweyne.

Gudida doorashada Madaxweynaha ayaa si rasmi ah u shaaciyay in musharaxiin gaadhaya 24 ay ku tartami doonaan doorashada Madaxweyne ee lagu wado inay dhacdo 8-da Bisha Febraayo.

Gobolka California Oo Bilaabay Dhaqdhaqaaqyo uu Kaga Goosanayo Dalka Maraykanka.

Masuuliyiinta gobalka Califronia ee dalka Maraykanka ayaa ku dhawaaqay in ay fasaxeen ol’ole lagu dalbanayo in gobalkani uu ka goosto dalka Maraykaka intiisa kale.

Xukunkii ku dhacay dhalin-yaradii Galdogob Hablaha ku kufsaday.

Shantii dhalinyarada ahaa ee dhamaadkii sanadkii hore labo Gabdhood ku kufsaday Degmada Galdoagob ka dibna mid ka mid ah gabdhaha ka duubay Muuqaal lagu baahiyay baraha Bulshada ayaa maanta xukun lagu riday.

Midabkiisii madoobaa, sankiisii ballaadhnaa awgood ,ayaa lagu cunsuriyadeeyay Malcom X?

"Haddii aanad u dhimanayn daraaddeed, erayga "xornimo" ka saar qaamuuskaaga" iyo "haddii waxba aanad u noolayn, wax wali ba waa ay ku ridi karaan". Baa ka mid ahaa halhaysyadii kartida iyo dhiirrigelinta lahaa ee Xaajiga.

Si ballaadhan u feker!

Bulshooyinka dunidu sida ay u kala ayaan badanyihiin, si la mid ah bay u kala hoog daranyihiin. Badhaadhaha ama baaba’ba bulsheed waxa uu xidhiidh toos ah ama dadban la leeyahay, heerka garashada iyo aqoonta bulshadaas.

Ufiirso Sawirkan: Wakaa caqligeeni inna siiyay in Dukaan aynu furanno, hadana aynu Ilbaabkiisa Xidhno ,kadibna ay dadku wayaan meel ay Dukaanka u soo maraan.


Balan qaadyadii Xasan Sheekh maxaa ka qabsoomay.

Siyaasiyiinta Soomaaliyeed mid waliba maalmaha uu madaxnimo doonka yahay waxa uu soo bandhigaa qorshayaal aad u qurux badan oo Soomaaliyadan baaba’a ah loogu celinayo waxa ay Soomaalida dawladnimada soo aragtay ugu yeeraan ‘Beri-samaadkii’.

Dhibaatooyinka caafimaad ee Laga dhaxlo kali socod-nimada.

Cilmi-baadhis cusub oo ay sameeyeen khubaro ka tirsan jaamacado la yidhaa Buffalo iyo MT Sinai oo caafimaadka lagu barto, ayaa iftiimisay in qofka keli-socodka ah uu cuqdad ka qaado bulshada inteedakale, isla markaana ku adkaato in uu la dhaqmo ama dhex galo dadka.

Sigaarya cab iyo Yurubna maxaa kala haysta.

Hadii markii aad wadankaagi joogtay ama Afrika meel ka mida aad ku noolayd ,kana mid ahayd dadka Sigaarka cabba ama buufiya,marka aad Suuqyada dalkaaga aad dhex maraysana inta aad bidixda ku qabsato xabad Sigaara aad isla qaloocin jirtay ,Yurub markaad timi maxaad kala kulantay.

TAARIIKHDA IMAAMU-SHAAFICI (AUN)

Rag badan oo kamid ah culumada waaweeyn ee ahlu xadiithka ayaa waxay qoreen kutub ugooni ah taariikhda imaamu shaafici waxayna kahadleen cilmigiisa, sharafta ilaahay siiyay, qiimaha uu uleeyahay umada islaamka iyo sida uu diinta islaamka usoo nooleeyay waxaa kamid ah culamadaas xaafith al-bayhaqi, ibnu-abiixaatim

Labatan Sano Abahay maan arkin,anoo sheekhana wuu ii yimi!!

Waxaa la wariyaa in nin la yiraahdo Anas bin Caamir oo daganaa magaalada Madiina uu maalin maalmaha ka mid ah uu arkooday haweenay illaahay qurux jireed u dhameestiray.

Toban shay oo ka mida talooyinka fiican.

Waan idin Salaamay Dahamaantiinba Akhristow Meelkasta aad joogtaanba. Inta aan maqaalkan bilaabin Kahor waxaan jeclaan lahaa in aan inyar idiinka iftiimiyo Waxa igu kalifay in aan ka faaloodo arintan kor ku xusan taas oo ay sabab u tahay,

Shaydaan iyo Ibliis hadaad wax ka sheegto dadbaa ku qabsanaaya.

Somalidu waxa ay tidhaahdaa Dad la aragyaaba dhib la arag,waa halkudhig aad u layaab badan kaasi oo ku tusinaaya,in mararka qaar dadka laftoodu in ay yihiin kuwo dhibta iyo dhagarta dunida ka dhacaysa abuura.

Somalida badankoodu way ka fanaan in magacyadooda far Soomali ku qoraan.

Dadka Somalida badan koodu waxa ay jecel yihiin in ay magacyadooda ay ku qortaan luqada Ingirisiga ,taasi oo ay ka faanayaan kana xishoonayaan in luqadooda ay iska leeyhiin in ay magacyadooda ku qortaan.

Sheekh Xasan Daahir Aways iyo Sheekh Atam Qabiilkoda u hiiliyay .

Qabiilku waa shay ay ku qadhaabtaan dadka magaca iyo muuqa leh,qabiilku waa magac ay ku shaqaystaan sharaftoodana ay ku ilaashadaan dadka madaxda ah sida maalqabeenada,culimada

Nin Beertay Geed Qaad Ah Isago Aan Garaneyn ,kadibna Khaati Ka Istaagay Somali.

Allow Qaadka Qiil Nooga Samee ... Waxaa Umada Soomaali Xoogeedi Ku Saqiiray Mafrashyada Qolalka La Ciiraya CO2 " Qiiqa Nikootinka" ... Sheekooyinka Halaasiga Ah Bar kuma Taalka Iyo Khidadaha Laysarka Loo Yaqaan ee mirqaanku Hago.

Lix bilood Jidh-kayga biyo maan marin!!

MASCUUD, waa mid kamid ah Magafayaasha kuwooda ugu naxariista darran wuxuu darxumo iyo jirdil nafta uga siibay boqolaal dhalinyaro Soomaaliyeed ah. Mascuud waa Liibiyaan Madow wuxuu dadka ula dhaqmaa si Ibnu Aadan tinimada ka baxsan.

Guri gubtay, tobankii qof ee usoo gurmadayna midkasta Mobil ku duubtay.

Waxyabaha aadka u layaabka leh ee aad marba marka ka danbaysa aad dadka Somalida ah ku arkayso waxaa ka mida,sida qaldan ee badawnimada ah ee ay u isticmaalayaan Internedka iyo Mobaylada.

Ka fa'idaysiga Ajaanibta iyo Hargaysa.

Markasta oo aan booqasho ku imaaddo Somaliland, waxaan arkaa waxyaabo cusub oo iga dambeeyey. Wakhtigan waxa aad usoo kordhay oo aan arkay dhismayaasha dhawrka dabaq ah ee laga furtay macdarrada waa weyn,

Geelu waa noole caynkee ah ?

Geelu waa xayawaan cajiib ah. Waxa alle uu siiyay qaro iyo jimidh awood u siiyay in uu ku noolaado dhulka lama degaanka ah ee heerkulkiisu aadka u sarreyso. Waxa uu leeyahay laxaad iyo dherer aan noolayaasha kale la wadaagin.

Dadkii way wareereen,Tuugu ma hadba ninka xukunka hayaa misse... ???

Qofkastaa ma waxa uu Tuug yahay cayduna qabataa inta uu dawlada ku jiro ama uu xilka-hayo ,balse ma waxa uu daahir noqonayaa marka uu kasoo baxo ee uu xisbiyada mucaaradka ah midka mida uu ku biiro ,armay xisaabtu dadwaynow inaga qaldan tahay.

Wax ka barro taariikhda wadanka Singapore.

Waxaanu si taxano ah u billaabi doona taariikhda wadamada ayagoo kooban si aanu cashar uga barano oo aan uga dayanno waxyaabaha fiicfiican ee aan ku horumari karno bulshadeena. Hadabba waxaan ka bilaabi doona taxanahan wadanka Singapore

Sixir bararka maxaa keena .

Waxa beryahanba dalka ka taagnaa sicir barar kolba kolka ka dambeysa sii kordhayey. Waana mid aynu wax la wadaagno adduunka, wax badanina ay inaga inagu khaas tahay.

Facebook ha loo sameeyo Faysal Cali Waraabe.

Facebook waa aalad loogu talagalay in u Bulshooyinka aduunka ku kala nool in ay ku wada xidhiidhaan,runtiina waa aalad kaalin wax ku oola kaga jirta

Qoso cajiib ah: Adeer maxaan ka sheegaa naag Uurleh !!

Dhaqanka Somalidu waa mid aad u adag una qalafsan marka aad meelaha qaar aad eegto,waa dhaqan ay adag tahay marar badan in aad ku aragto waxyaabo badan oo naxariis laga dareemi karo,waa dhaqan qalafsan .

TAMARTA MUSTAQBALKA (FUTURE ENERGY)

Dunida ayaa aad uga walwalsan baahida tamareed ee ku soo wajahan ayada oo tamarta ugu badan oo la isticmaalaa ay tahay shayidaalka (fossil fuel) laga soo saaro Dhulka. Tan iyo xilligii Kacaankii Warshadaha (Industrial Revolution) waxaa si weyn loo adeegsanayay shidaalka

Jimcahu waa maalin khayr Muslimiinta,dadka qaarna waa u maalin shar.

Maalin jimco ah oo ay bishu tahay 13 waxay galbeedka dadka aad u badan ayaa u haystaa in ay tahay maalinta ugu nasiibka daran sannadka Miilaadiga ah (Gregorian).
dad badan ayaa is ilaaliyo oo aan guryahooda ka bixin,

Haweenku waxa ay neceb yihiin ninka go’aankiisu adag yahay,waxanay jecel yihin...

Aabe wiilkisii la dardarmaaya xiliga guurka, ayaa hadalkiisa ku bilaabay.Wiilkeygiiyow hodanimo iyo farxad heli meysid gurigaaga ilaa iyo inaad iga aqbasho todoba arimood mooyaane kuwaasi oo ad ku gaadhayso farxada qoyskaaga.

Maxaad ka Taqaan Taariikhda Sheekh C/raxmaan Al-Sudeysi.? Xafidahu Allah .

Assalaamu Caleykum Waraxmatullahi Wabarakaatuhu, walaalayaal maanta waxaan idiin soo gudbineynaa Taariikh nololeedka "Qaari’a" ugu caansan dunida Muslimka iyo casriga maanta "Ilaahay ha Xifdiyee" Sheekh C/raxmaan Al-Sudeysi.

Noocyada habaarka ,Dumaroow habaarka joojiya !!

Habaarku waa wax laga ducaysto,balse waxaa dadkeena siiba dumarka caado u noqotay habaar iyo hiifitaan ay markasta kula dhacaan caruurta ay dhalaan iyo xaajiga guriga jooga.

Riyadii reerka dumisay !!

Riyadu waa shay dabeeci ah oo Ilahay umadiisa ku galadaystay,waxanay ukala baxdaa sida uu Subanaheenii Nabi Muxamad inoo sheegay sadax waxyalood oo kala ah,Riyo ka timaada dhanka Rabbi,mid ka timaada nafsada iyo waxa ay jeceshahay iyo tan u danbaysa oo ka timaada shaydaan.

Cadhada badan ee Jamaal Cali Xuseen uu siyasada ka qaaday ,Sawiradiisay ka muqataa.

Qofwaliba wixii dhibay dhafoorkay ku taala,sawirka qofku waxa uu ku tusinayaa dhawacyada qalbiga kasoo gaadhay iyo cadhada iyo ciilka calooshiisa ka buuxa,waana mida aynu maanta ku aragnay sawirada ku jira barta Googalka ee uu Jamaal leeyahay.

Miyiga Ilmadeer ku lahow, magaalana Saxiib.

Dhaqankii hore ee Somalidu waxa uu ahaa mid ku dhisan kuna qotoma Qabiil iyo qaraabo,taas awadeed hadii aadan ahayn nin qabiilkiisa iyo qarabadiisa ku xidhan way adkaan jirtay in aad ku noolaato dhulka miyiga ah.

Sheekh Shariif oo Insha Allaahudii soo Ilaabay,markuu Ingirisiga bartay!!

Madaxwaynahii hore ee Somaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa waxa uu ka mid aha madaxda farakutiriska ah ee marka ay hadlayaan laga dheehan jiray hadaladooda in ay ku badan tahay waxyabaha Diniga ah sida Aayado Quraana iyo Axadiista Nabiga csw oo uu soo qaato.

Dawlad fiican waxaa yeesha , dadka iyagu fiican.

Markasta waxa aynu ka cabanaa dawlada iyo xukuumada,waxa aynu ku sheegnaa tuug iyo waxmatarayaal, iyaguna waxa ay kasoo baxaan lagana soo dhexdoortaa waa dadka ee maaha dad samada ka yimi.

Dhiibaato kasta ma dhaqaale ayaynu ku xalinaa, misse sharciga.

Maanta waxa Somali caado u noqotay in dhibaato kasta oo dhacdaba,la yidhaada qofkii ay ku dhacday aynu lacag u ururino,taasi oo aan anigu u arko in tahay, markii taladii iyo tusaaloyinkiiba aynu gabnay in aynu isticmaalno dhaqaale iyo Lacag.

BARO: ABTIRSIIMADA IYO TAARIIKHDA QOWMIYADA DIGIL IYO MIRIFLE.

Waxa ay Soomaalidu inta badan is weyddiisaa ayna isu sheegaan in DigilMirifle aan aheyn qowmiyad jirta oo iskeed u taagan, qaarkoodna waxa ayba aaminsan yihiin in qowmiyaddan Digil iyo Mirifle ay gasho Daarood, Hawiye iyo Isaaq,

Culimooy Masaajidka kasoo baxa, oo dadka dibada wax ugu sheega.

Wadankii waxaa laga cabanayaa dhibaatoyin aad u farabadan,waxa aad arkaysaa in maalinba malinta ka danbaysa aanay kasoo raynayn in ay kasii darto mooyaane,waxaa batay fasahaadkii ,Sinadii,la'luush qadashadii ,Qabiilkii iwm.

Qisso dhacday: facebook iska hubi inta aadan Tahniyad iyo Tacsi isku qaldin .

Facebook waxa uu noqday goob dhalinyaro iyo wayeel ay dadku ku kulman,kagana faloodaan waxyaabo badan oo aad u kala duwan, isuguna jira qaar bulshada faa'ido u leh iyo kuwo aan u lahaynba.

Ardaydii Turkiga wax ka baranaysay, badidoodii halkay ku danbaysay.

Hadaad Google-ka ku qorto 'Somalili öğrenciler kayıp olan' oo Af-Somali ku noqonaysa 'Ardayda Soomaaliyeed ee meel ay jaan iyo cidhib dhigeen aan la garanayn,' boqolaal iyo boqolaal xikaayo uunbaa kaa soo hor bixi. Qaar intay Roodhi doonteen uunbaa la wayay,

Sadaasha Doorashada Somaliland iyo sida codadka loo kala helidoono Isha Allah.

Tariikhdu markay ahayd 29 Oct 2016 waxa xarunta 'Centre for Economic Consultancy and Research' ka bilowday baraha bulshadu ku xidhiidho (Social Media) xog ururin iyo odoros

Aqoon-yahankii gaajadu dishootay.

Habeen habeenada ka mid ah ayaa anigoo ka cashaynaya hotel ku yaala magaalada Hargeysa waxa dhinaca bidix igala hadlay nin weyn, waxa uu hoos u yidhi ma haysa wax aan ku casheeyo, intaan haa ku yidhi ayaan wixii aan hayey u dhiibay

Hooyo Inankeedii uu kaga baxsaday, Xeebaha lagu dabaasho mid kamida.

Hadii waalidkaa inta aad kaxayso aad ambiso, isla markana aad cidlo ku tuurto, maxay ayaad dareemaysaa,balse ma losocotaa in ay jirto qof inta uu waalidkii oo qof wayn ah kaxeeyay kadibna kaga tagay dhul aanay cidna ka garanayn kagana baxsaday.

Sideeda arimood ee Ragga iyo Dumarku isu Guursadaan.

Waxa aan halkan doonayaa in aan kusoo bandhigo,waxyaabo badan oo an isleeyahay waxa ay sabab u yihiin mushkiladaha iyo dhibaatooyinka maanta ka dhextaagan qoysaska Somaliyeed.

Sida loo kala khalad badan yahay, ayaa loo kala khibrad badan yahay.

Khaladku waa wax aad garan wayday ,balse marka danbe u baahan in aad saxdo,khaladku maaha wax adoo garanaaya aad u badheedhay,khaladkasta oo kugu dhacaa waxa uu cashar kaaga noqonayaa in aad marka danbe saxdo.

Macalinkaaga ugu wanaagsani,waa qaladkaaga kuugu danbeeyay.

Hadiiba aad tahay ruux ku nool wakhtigan xaadirka ah Dunida,walina aad ka mid tahay dadka aan wali u hayaamin ama loo qaadin Iilka iyo Xabaasha,waxa aad ogataa in saacad kasta iyo maalinkastaaba ay tahay mid aad arkayso wax aad ku faraxdo iyo wax aad ka naxdo.