SCWW .MAHAD ILAAHAY AYAA ISKA LEH ,NAGA DHIGAY MUSLIMKA .Waxa aan halkan salaan aad u qiimo badan uga dirayaa,akhristayaasha sharafta iyo karaamada leh ee websitkan IFTIINKACUSUB.COM ku xidhan, waxanan markasta idin leeyahay soo dhawaada ,waxa aan ku dadaali doonnaa in markasta aad websitkan aad ka heli-doontaan qoraalo iyo barnaamijyo idin raali galiya, idinkuna nala wadaaga waxkasta oo aad isleedihiin bulshada ayay wax u taraysaa, noogu soo hagaajiya fariimaha Gmailka,iftiinkacusub@gmail.com iyo khadaraar101@gmail.com .XASUUSIN MARNABA HA ILABIN NABIGA CSW SALIGIISA.

Qisso cajiib ah: Bogga Twitterka ayaa Ilahay, bahidayda ku sheegay !!

Dunida majiro dad loogu talagay in ay noloshooda oo dhan Hodan (maalqabeen) noqdaan,haday jiraana waa fara-kutiris,sidoo kalana ma jiraan dad iyagana loogu talagalay noloshooda oo dhan in ay faqiir noqdaan.

Ma og-tahay qashin kasta oo aad dhulka ku tuurto,in uu qofkale qaadayo !!

Qashin ama kudaafad kasta oo aynu dhulka ku tuuro ,ogow iyadu isma qaado ee qofkale ayaa qaada,hadii qofkaasi uu qaadiwaayana,waxa ay kusoo noqotaa kudaafadii iyada oo magac kale oo cudur layidhaa sidata,kadibna waxa ay dishaa  qofkuu markii hore dariiqa ku tuuray iyo kii aan kutuurinba.

Sirbaan kuu sheegayaa, saxiib sirtaa ha sheegin!!

Nolosha dhamaanteed waxa ay ku dhisan tahay sirta iyo in aan wax walba aan la sheegin,ma jiro noole aan lahayn sir xataa xawaankana ha ahaate,kuwaasi oo dhashoodo meel ku qarsada sir u ah,hadii sir la waayo ogsoonow nolosha dhamaanteed waxa ay isu badalaysaa mid aan macno badan aan lahayn.

Doodii labada wadaad,Kitaabka Ciidagale laga waayay..........!!

Wadaad iyo wabiin ma jirto cid jecel in nolosha laga hormaro,qofkastaaba waxa uu jecel yahay in uu u eekaado qofka dadka u qurxoon uguna caqli iyo cilmi badan,walaw haba ahaado mid aan markaasi waxba aqoone.

Hanbalyo sanadka cusub ee 2017 .

Marka hore waxa aan halkan ka hanbalyaynayaa dhamaan umada Somaliyeed meelkasta oo ay joogto, Ilahay waxa aynu ka baryaynaa in Sanadkan cusub ee inagu soo socda uu inooga dhigo mid cibaado suuban iyo camal wanaagsan If iyo Akhitaba inoo yeesha.

Maxaa inoogu wacan in marka aynu hadlayno, dhawaaqeenu dheeraado ?

Hadii aynu nahay Somali,waxaa la inagu xantaa in aynu ka mid nahay dadwayga hadalkoodu aadka u dhaadheer yahay ama dhawaqoodu uu yahay mid aanay dadka qaar u adkaysan karin,waxaa laga yabaa in aad aragto inta badan dad Somali ah oo dadkale oo ajaanabi ahi ay ku leeyhiin hadalka hoos u dhiga.

Kafadda xumaanta iyo midda wanaaga, iyamaad Heesaha saari lahayd?

Nin kamida dadkii aadka u wanaagsanaa ee noolaa qarniyadii muslimiintii hore,ayaa waxa uu u yimi nin ka mida imaam yadii waawaynaa ee muslimiinta kaasi oo aha Ibnu Cabaas ,isaga oo doonaaya in uu su'aal waydiiyo.

Shaydaanbaa i-xasuusiyay halkay lacagtaydu taalay!!

Maalku waa shaygu ugu muhiimsan ee in aynu helno aynu aadka u jecel nahay , nafta u huro sidii aynu u heli lahayn,qofkasta oo inaga mid ahi in uu maal iyo lacag yeesho waa wax ka go'an, mana aha wax uu muran ka taagan yahay.

Xilbaan kuu magacaabay ! qaban maayoo ,waayo ma aqaanno!!

Runtii waxa aynu nahay kuwo jecel xilka iyo madaxnimada ,umalayn maayo in uu inagu jiro ama ay inagu jirto cid neceb in xil-madaxnimo loo magacaabo,maxaaban u odhan loo magacaabo, maan aayar oo dhalatay hadalkaba kusoo koobo,

Jaarkaaga iyo Qabiilkaga iyama xaq badan.?

Mawduucan aan ugu magac daray Jaarkaaga iyo Qabiilkaaga iyamaa xaq badan ,waa mawduuc aad u balaadhan oo ay u bahan tahay in dhinacyo aad u farabadan laga eego,

Fanaanku ma shaqo wax-ku-ool ahbuu bulshada u hayaa,mise ?

Fanaan erayga la yidhahdaa ma waxa uu gaar u yahay oo kaliya dadka heese,misse erayga fanaan waxa uu yahay mid macne intaasi ka baladhan leh,tusaale ahaan carabta oo aan filaayo in uu eraygani dhankooda ka yimi,

Garsoore iska ilaali arimahan!!

Garsoorku waa shayga ugu muhiimsan oo ay umadi horumar kuu gaadho,hadii ay umadi waydo garsoor cadaalad ah,waxaa hubaala in ay adag tahay in ay wakhti dheer sii jirto ama ay dawladnimo fiican ay hesho.

Dadku maxay iga doonayaan??

Dunidu dhibaato badanaa,dunida hadal iyo hugun badanaa,dadku maxay dadka-kale karaabaan? dadku maxay ugu wada dhaqmi layihiin si wanaagsan? maxaa laysu xantaa ama laysu xaasidaa?

Taladii u wanaagsanayd ee uu bixiyo Ilmo-caruur ahi !!

Noloshu bini'aadmigu markasta waxa ay soo martaa marxalado aad u kala wada gadisan,waxa qofkasta oo inaga mida uu caloosha Hoyadii kasoo baxaa isaga ay ku cusub tahay jawigan uu soo galay,waxanu ifka yimadaa isaga oo qaylinaaya

Run sheeg ,run iyo been sheeg,Been qayaxan sheeg!!

Beentu mahan wax aad u wanagsan,mana aha shay in laga caado dhigto ay fiican tahay,noloshu hadii ay been ku dhisnaato waxa ay noqonaysaa mid khayaali ka abuuran,waayo waxa ay ka fogtahay xaqiiqda iyo runta jirta.

Sixiroolayaal Somaliland la wareegay iyo ka warhayn la'aanta dawlada Kulmiye !!

Waxyaabaha aadka u layaabka badan waxaa ka mida,dawlada ka jirta Somaliland sida ay uga warhayso uguna dhiiran tahay daba galka iyo ka warhaynta xisbiga mucaaradka ah ee Wadani ,iyada oo ay dhici karta in ay wadankii ka jirto khatar badani .

Raggu libaaxa kama halis badna !!

Hinasaha ama Masayrku waa shay dabiici ah oo Ilahay umadiisa Rag iyo Dumarba uu ku abuuray, xataa waxa aan u malaynayaa in xayawaanka qaarkiis laga heli karo Hinasaha ama Masayrka.

Doorasho qabiil ku salaysan.

Horaanta sanadka soo socda ee 2017 waxa la filayaa in ay Somaliland ka dhacdo doorasho isku raran oo hal dharaar lagu wada dooran doono madaxwayne iyo ku-xigeenkiisa, iyo xubnaha Golaha Wakiilada ee tiro ahaan dhan 82 qof. Waxa taranku dhex mari doonaa sadex xisbi siyaasadeed oo mid waliba soo sharixi doono tirada

Caddaalad darada dunida maxaa u sabab ah?

Caalamka waxa awoodda u badan leh dalal madax banaan oo is aqoonsan. Si qaab sahlan oo la saadaalin karo oo kala danbayn leh loogu maareeyo xaalka aduunka, dawladuhu waxaay galaan heshiisyo. Heshiisyadaas baa maamula xidhiidhka ka dhexeeya dalalka dhinac walba.

Kaftankii Jamal iyo Faysal cali Waraabe.

Siyaasadu mahan wax sahlan oo si fudud loo saadalin karo,siyasuguna maha mid leh ama laga heli karo jid sax ah oo loogu soo hagago,taas awadeed ayaa waxaa markasta aad arkaysaa laba saxiibo dhab ah siyasada ku ahaa oo maanta kala tagay.

Kaftankii Jamaal iyo Faysal.


إِنَّا للهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ‎

Geeridu waa shay dabici ah oo Ilahay SW uu umadiisa ugu talagalay in uu qofkastaaba uu dhadhamin doono,mana jirto qof ka dib dhacayaa sacada iyo maalinta loogu tala galay,cidda aan dhimanna waa Ilahay.

Nolosha Bini-aadmigu kama maaranto Halyeyga ,Jiirkaana u baahi badan !

Noolaha dhamaantii waxa uu u bahan yahay Geesi ama haylyay u dhabar adayga waxkasta oo ku adkaada dadka badan kiisa,Halyaygu waa ninki ama gabadh u dhabar adayga waxkasta oo dadku ay u arkaan in aanay fududayn ku dhaciiso.

Wadaad ayaan u haystay ,ilaa uu xabad Sigaar ah uu shitay.

Diintu waa shay waa jib inagu ah in aynu ku dhaqan keeda furulo,waana mida kiliya ee aan isleeyahay waxa lagaga bixi karaa dhamaan waxa ay dhibato iyo xumaan ka cabanayno,sababta oo ah waxa soo dajiyay oo ay ka timi Allaah oo ah midka si xeeldheer u yaqana bahideena.

Toban shay iska ilaali hurdada ka hor.

Inaad habeenki hesho hurdo fiican waxay muhiim u tahay dareen kaaga, tamartaada iyo caafimaad kaaga guud ahaan, waxayna ku xidhantahay maalintii waxa aad qabato, tusaale ahaan inta ay la egtahay hawl-adimeed ka aad qabato,waxa aad cabto iyo waxa aad cunto ka hor intaadan seexan.

Sadax-jeer ayaan imtixaan ku dhacay ,sodon jeerna shaqo ayaa la ii diiday !

Mr. jack Ma waa 51 jir hantiile ah oo u dhashay dalka shiinaha kaaso haysta lacag balaayiin doolar ah,waxaa uu kamid yahay dadka ku guulaystay hal aburka ganacsiga (enterpreneurship) kadib markii uu mulkiile ahna maamule ka noqday shirkad

Kornayl Qaddafi waxa aanu u dilnay Afriku midaynayey!

Dad badan ayaa aaminsanaa in dawladaha reer galbeedku ugu duulayaan Libya sababa la xiriira inu xukumada Libya geysatay tacadiyo xuquuda aadanaha ah lakin shaki badan ayaa hareereyay sababta reer galbeedku

Hooyo waad qaldanayd markaad Aabahay guursanaysay!!

Nolosha qurbuhu maaha wax sahlan oo cayaar cayaar ah ,marka loo eego dadka haysta Caruurta aadka u yaryar ee wadamadan ku kacaamay , gaar ahaan kuwa ku dhashay wadamadan qurbaha ee Yurub iyo wixii la halmaala.

Maalin ayay isoo lugoyeen,ma qadaan uga baahna?



Wakhtiyadan danbe waxaa Dunidan aynu ku nool nahay kusoo kordhay aaladda Intenetka,taasi oo dadka badan kiisii ka dhigtay kuwo had iyo goor mashquul ah isla markana aanay jirin wax ay haleelayaan.

Madaxwaynaha dhalinya yar ee Somaliya.

Madaxnimadu waa shay qaali ah una baahan hawlkarnimo iyo garasho sheeraad ah,Somaliya in badan ayay soo martay dibindaabyo iyo dayac aad u farabadan,waxa ay markan u bahan tahay cid badhida dhulka u dhigta.

Way-isoo korisay ,iyada oo i moodaysa ilmaheedii!!

Dagalada iyo durufaha kala gadisan ee dalka wakhti aad u badan kasoo dhacayay ,waxa ay noqodeen kuwo umada gaadhsiiyay dhib aanay kasoo kaban karin,taasi oo ilaa iminka wali ay ku kala maqan yihiin

Madaxwaynahii ugu Warqad akhriska badnaa Somaliland.

Somaliland waxaa soo maray madax aad u fara badan,kuwaasi oo midkastaaba uu lahaa khibradiisa aqooneed ee uu umad ku hogaamin karo,waxa lasoo arkay Somaliland gudaheeda Madaxwayne inta uu soo istaago

Xasan Sheekh Madaxweynahii Diyarada jeclaa!!

Hogaamiye kasta oo Somaliyeed waxa uu leeyahay dhaqan iyo caado anay jirin cid ku matashaa,taasi oo la xidhiidha hawlmaalmeedkiisa shaqo iyo habdhaqankiisa maamul,ma jiro hogaamiye aan arintaasi layayni.

Qiso dhab ah:-Waynu is-furay, inaga oo aan is-guursan !!

Marka hore waxaa aan halkan mahad baladhan uga dirayaa Rabigeena csw ee Islanimada inagu galadaystay,kaasoo Nabi Muxamed (N.N.K) inoogu soo dhiibay Waxyiga Quranka ee dhamayska tirnaa.

Nabad-sugidii NSS ee Somaliya iyo siday u shaqayn jirtay!!

Anigoo wata magac iyo aqoonsi Dal kale , ayaan markii 3 aad gaaray Itoobiya kadib duullimaad 8 saacadood ahaa sanadihii ugu danbeeyay 1970 ka,

Dawlad Imaradka oo Madaxda Somalida qabaa'il u kala qaybinaysa.

Sanadihii dhowaa dowladda Imaaraadka Carabta ayaa faro-gelin xooggan ku haysan siyaasadda arrimaha gudaha ee Soomaaliya, oo ay lacag badan u adeegsaneyso sidii ay u qaribi lahayd.

Yaraantaydii waan faraxsana ,waynaantaydiina ???

Waxaan ahaa wiil ku noolaa Hargeisa gaar ahaan xaafadda sheikh madar, waxaan ku soo koray nolol aad u qalafsan. Somaali Ayaan ahay, gaar loo sooci jiray walina la soocayo,

Wasiirada kaanbaynka ayaa hada shaqada la qorayaa.

Madaxwayne Axmed Silaayo oo la filaayo in uu isku shaadhayn cusub oo hor leh uu dhawaan bilaabi doono,wararka laga helaayo ila lagu kalsoon yahay ayaa waxa la filayaa in Madaxwaynhu

Yaa u hanjabay Ilhaan Cumar?

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo Somaali-Mareykankan ah kana mid ah mudaneyaasha Golaha Degaanka ee Gobolka Minnesota ayaa shaaca ka qaaday in si aan caadi aheyn loo handaday.

Ilayn fool xumaduba waa Ilko xumaanta.

Tartanka Fool-Xumada Oo Lagu Kala Calaf Qaaday Iyo Ninka Doorkan Loo Caleemo Saaray Fool Xumo Adduun Iyo Xaddiga Lacageed Ee Uu Ku Guul

Sawirro: Qabsashadii Qandala iyo xaalada deegaanka oo aad looga deyriyay.

December 08 Ciidamada Puntland oo taageero ka helaya maraakiib Ciidamada caalamiga ee ku sugan xeebaha ayaa shalay ku guuleystay inay ka saaraan Qandala dagaalyahano ka tirsan Daacish oo muddo bil iyo maalmo ku sugnaa deegaankaas.

Faan-badanaa car waa ninkee !!

sheekada Maanta waxaan ku soo qaadanaynaa sheeko qosol badan micne iyo ujeedooyin badan wadata sheekadii waa tan :

Waa saddex wiil. Waa guur-doon. Waa loollan. Gabadhu waa Shukri.

Laba masuul oo isku magac ah oo xil isku qabsaday.

Labada masuul ee la kala yidhaahdo Xildhibaan Maxamed axmed Obsiiye iyo Aqoon yahan Maxamed Cabdilaahi Obsiiye ayaa waxa ay isku qabsadeen xililkii uu Madaxwayne Axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo uu dhawaan magacabay .

Abaarti la magac baxday ha dhaqaaqin.

Waar anagu waxan aad ka hadlayso ma lihine saani wax noo sheeg adeer.Mida kale ,maxaad uga hadli la`dahay xafladii aad ku sii cararasay

Shimbir kasoo Ambabaxay Waaqoyiga Shinaha oo soo Gaadhay Muqdisho.

Shimbirka Meng, ayaa Socdaal dhib badan kaddib si nabad ah kusoo gaaray Soomaaliya, isagoo hadda ku sugan xeebaha Magaalada Muqdisho .

Ciidamada Puntland oo gudaha u galay degmada Qandala.

Ciidamada Maamulka Puntland ayaa maanta gudaha u galay degmada Qandala ee Gobolka Bari, halkaasoo muddo bil iyo maalmo ay gacanta ku hayeen dagaalyahano ka tirsan Daacish.

Cilmi-baadhid: Waxa laga Yaabaa Mustaqbal-ka Dhaw In Dawada Cancer-ka Laga Helo Hawda Sare (Space)

Hay'ada NASA.....The international space station (ISS) oo ah Hay'ad Caalimya oo Cirbixisa Dayax-gacmeedka Hawda sare loo diro. Hay'ada Ayaa Dayax-gacmeed ay dirayso waxa ay raacin doontaa 6 million oo unugyo Cancer ah, kuwaas oo laga soo jaray qof aad u Xanuunsanaaya oo cudurku kaga dhacay Qanjidhada, sidaa waxa Shir-jaraa'id ku sheegay Khubaro Danish ah oo ka socotay Jaamicada Aarhus oo ku taala dalka Denmark.

Toban-ka arimood ee Lagu Marin-habaabiyo Dadka!!

Tobanka Xeeladood ee Daawadayaasha iyo Dhegaystayaasha lagu Marin-habaabiyo. (Noam Chomsky)

Dadka aan isku-kalsooneyni ,waxay been ka sheegaan tariikhdooda.


ku dhaaftey oo leh bilow iyo dhamaad xirmey. Jaceylkeeduna wanaag kuma kordhin-karto, naceybkeeduna xumaan kuma nuqsaamin karto.

Maxay tahay sababta Nebi Maxamed csw u doorbiday In lagu afuro Timir?

Sida ku cad sunnaha Rasuulka, Nebigu (SCW) waxa uu aad u tixgelin jiray in timirtu ay noqoto cuntada ay tahay in muslimiintu ay ku bilaabaan afurkooda xilliga ramadaanka.