SCWW .MAHAD ILAAHAY AYAA ISKA LEH ,NAGA DHIGAY MUSLIMKA .Waxa aan halkan salaan aad u qiimo badan uga dirayaa,akhristayaasha sharafta iyo karaamada leh ee websitkan IFTIINKACUSUB.COM ku xidhan, waxanan markasta idin leeyahay soo dhawaada ,waxa aan ku dadaali doonnaa in markasta aad websitkan aad ka heli-doontaan qoraalo iyo barnaamijyo idin raali galiya, idinkuna nala wadaaga waxkasta oo aad isleedihiin bulshada ayay wax u taraysaa, noogu soo hagaajiya fariimaha Gmailka,iftiinkacusub@gmail.com iyo khadaraar101@gmail.com .XASUUSIN MARNABA HA ILABIN NABIGA CSW SALIGIISA.

Way og-yihiin in aan been u sheegaayo!!

Sheekadu waxay dhex martay Cabdi-kacaan oo ahaa madaxa xafiiska xidhiidhka dadweynaha ama hanuuninta ee degmada Berbera iyo nin ay saaxiib ahayeen ka hor intii aanu u hayaamin dalka Sucuudi Arabiya oo la odhan jiray Maxamed.

Tirada qoyskiinna xisaab ma kusoo saari kartaa?

Sida ugu fudud ee lagu soo saari karo tirada qoyskaaga xisaab ahaan,iyada oo waliba qaacidadaa xisaabta ah ee la raacaayo ay ka muuqan doonto ,tirada Inamada iyo tan hablahaba .

Waxbarashadu waa furaha Nolosha, Aqoon la’aan waa iftiin la’aan.

Waxbarashada: waa furaha Nolosha, Aqoon la’aan waa iftiin la’aan waa aqal iyo ileys la’aan . Dhamaan umadaha dunida ku nool

waxay ku sugan yihiin xaalado aad u kala duwan oo dhanka nolosha ah , sidoo kale waxaan ognahay in dunida maanta

Dhabar xanuunka waxa keena iyo sida looga hortago .

Xanuunka dhinaca hoose ee dhabarka, waxaa dareema 4 ilaa shan qofo boqolkiiba. Inta badan waxuu xanuunka ku dhamaadaa dhowr maalmood ilaa iyo dhoor toddobaad, laakin mar marka qaarkood waxuu qaadan karaa waqti dheer waana soo noqonoqdaa.

Midawgii iyo kala go'ii dawladaha Sweden , Norway iyo Denmark.

 
Sanadadii u dhaxeeyey 800 iyo 1050 Kadib diinta Kristaanka ayaa lagu magacaabaa Waqtigii Vikinka (Vikintida). Biloowgii waqtiga vikinka Noorweey ma aheyd wadan, laakiin waxey ka koobneyd dhulal kala duwan oo leh boqoradiisa. Kolkeey taariikhdu aheyd 872 ayaa Ninkii Viking ahaa, boqor Harald Hårfagre ayaa ka noqdey boqor Noorweeyoo dhan.

Ciidanka Dab-damiska Caasimada Oo Gurmad Balaadhan Ka Galay Abaar Baaxadle Oo Soo Gaadhay Degmada Sabawanaag.

Hargeysa(Qarni)-Ciidanka Dab-damiska Caasimada Hargeysa ayaa Gurmad baaxadle oo biyo dhaamin ah la gaadhay dadweynaha Deegaanka Bederwanaag oo 40KM kaga beegan dhanka Koonfur barri magaalada Hargeysa oo mudooyinkii ugu danbeeyey saamaysay isla markaana ay soo gaadhaysay Abaarta baaxada leh ee ku habsatay dhamaan Gobolada Barriga iyo badhtamaha Somaliland

Nin ku dooday in Xabsiga mooyaane aanu meelkale ku noolaan karayn!

Waligaa ma aragtay qof xabsigu uu u noqday hoygiisa rasmiga ah,iskana diiday in uu xabsiga ama Jeelka uu dibada uga soo baxo ,kadib markii uu u dhamaaday xadhigii lagu xukumay, isaga oo ay da-diisu ay ahayd mid aad u yar.

Facbook ayaa ku sheegay qofka aad tahay .WQ/Khadar Aar.

Qofkasta oo Facbook lihi ,ha ogaado in Facbookisu uu yahay meesha kaliya ee lagu ogaado lagana qiimeeyo ,qofka aqoontisa, garashadiisa iyo dhamaan akhlaaqiyaadkiisu inta ay gaadhsiisan yihiin.

Ma og-tahay in ,goobta Dumarka timaha loogu hagaajiyo iyo kuwa Raggu ,ay isku mid yihiin ,balse ma lasocotaa in midna Gun lagu noqdo midna Gob ,waa maxay sababtu.

 
Maxay ayaa labada goobood midna ka dhigay shaqo lagu gumoobo oo ay dad gaar ahi qabtaan ,midna ka dhigay shaqo lagu faano ,timaha ragga iyo kuwa dumarku maxay ayay ku kala duwan yihiin.

Nolosha dhamaanteed maaha mid dhibadan.

Waligaa qofkale haysu eekaysiin hana iska  dhigin,adigu waxa aad noqotaa adiga,hadii kale waxa ay dadku kuu arkayaan in aad isu eekaysiinayso qofkale,kadibna waxa ay dawanayaan waa qofkii kale ,adiguna meesha waad ka maqnaanaysaa.

Qoruxda iyo sharaftu maaha macnaheedu in aad maalqabeen tahay,ducfiga iyo liidashaduna maahan in aad faqiir tahay,balse nolosha farxadeedu waa kolba inta aad qaneeco iyo kalsooni aad naftaada ku qabto.

Sadaxdii madluum yaa u miciina ?

Siyasadu waa suldaaro,waligaa ha aminin nin siyaasi ah saxiibkaba ha ahaadee,taas macnaheedu maaha in aan uga jeedo ,siyaasadu waa wax xun, siyasiguna waa mid dulmi badan oo aan la aamini karin.

Tawxiidka Ilaahay ,yaan laysku-kiin dirin !

Waxaa baryahan inagu soo badanaaya gaar ahaan baraha warbaahinta sida WhatsApp iyo Facbooka iwm ,qoraalo dadka loogu sheegaayo in hadii ay Tawxiidka Ilahay لا إله إلا الله ,5-10-12- iwm ay ku cel-celiyaan in 5 ama 10 casho gudahood ay ku heli doonaan wixii ay u baahnayeen.

Maxaa Marxuumiinta dhintay loogu magac.daraa koob ciyareed-ka ??

Waxaa baryahan caado inoo noqotay,wax la yidhaahdo koobka cayaraha ee loo qabto marxuum hebel midkuu doono ha ahaadee , waxa aad moodaa in dhaqan kaasi uu aad onoogu sii fidaayo,

Gurmad Qaran oo aan lahayn Qorshe dambe.

‘Mustaqbalka Madow ee ku gedaaaman Bulshada Somaliland, waxa sabab u ah Dabar-goynta dhirta iyo ka faa’idaysi la’aanta Biyaha Roobka..
Gurmad intee le’eeg ayey dawladdu u fidisay dadka ay abaartu saameysay, Maxayse halmaantay?

Su'aal aanad fahmin,ha ka jawaabin .

Dunidan aynu ku nool nahay ,dadku waxbay iswaydiiyaan haday koox yihiin iyo hadii ay qof qof yihiinba,xaq waxa lagugu leeyahay hadii su'aal lagu wadiiyo oo aad garanayso in aad si degan uga jawaabto.

Macalin xumada maanta jirta .WQ/Khadar Aar.

Iskuulka amma dugsigu waa goob wax lagu barto isla markana lagala socdo dhibaatoyinka iyo mushkiladaha dadka badan kiisa haysta,iskuulku waa goob ay waalidiintu geeyaan caruurtooda si ay wax uga soo fa'idaystaan.

Caruur mataano ah oo kala aabo noqday.

Dalka Vietnam waxa ka dhacday sheeko yaab badan oo indhaha caalamka soo jiidatay , lamaane is qaba ayaa waxa soo kala dhexglaya shaki ku saabsan laba maataano ah oo wiilaal ah oo ay dhaleen,

Taariikh kooban oo ka hadlaysa, Abwaan Nageeye Cali Khaliif (Safiirka)

Abwaan Nageeye Cali Khaliif (Safiirka) Oo Uu Dhalay Caaqil Cali Khaliif Yuusuf Waxa Sida Qiyaastu Tahay 16th June 1992 Uu Ku Dhashay Agagaarka Degmada Darroor, Gobolka Dhagaxbuur, DDSI.

Nijaarkii Naxashka samayn jiray.

Nolosha iyo Geeriduba dhamaantood waxa ay ku jirtaa Gacanta Ilahay sw,ma jirto hadii ay Geeridu ku maagto cid kaa hor marinkarta amma kaa dib dhigi karta, xiligii lagugu tala galay,waana mida aynu rumaysan-nahay hadii aynu nahay Muslimiin.

Dayaxaan madoobayn ,hadii aydaan dantayda yeelin.

Hadii aanad aduunka wax badan oo dhacaya aadan kala socon,way adag tahay in ay noloshaada uu dhami ay taam noqoto, amma aad hesho nolol xayaato iyo farxad dheerada leh.

Risiq aad calaf ku leedahay ,cidina kuuma diidi karto.

Sadaqada iyo wax bixintu waa shay Ilahay agtiisa laga jecel yahay,bakhayl-nimada iyo gacan adayguna waa nusqaan iyo liidnimo mana aha wax fiican,in aad is-tustus iyo i arkay wax u bixiso , waxaa ka fiican in aad Ilahay dartii iyo ajar-doon aad u bixiso,taas ayaad ku liibanaysaa If iyo Aakhiraba.

Daruur lagu amray in ay waraabiso nin saalix ah beertiisa.

Muslim ayaa ka wariyay Abuu Hureyra in uu Nabigu (scw) yidhii: iyada oo nin ku sugan yahay dhul bannaan ayuu daruur ka dhexmaqlay cod dhahaya: waraabi beerta hebel, markaas ayaa daruurtii yara leexatay oo biyeheedii ku shubtay meel shiila madaw ah,

Aboowe haygu odhan,adigaa Aboowe iyo wax ka xunba ahe!

Wakhtigan aynu ku jiro waxa aad mooda in dadku ay hayaan ugu jiraan sidii ay u gaadhi lahayeen wadamada Yurub iwm,dadka safaradaasi ku jiraa Somalida oo kaliya maahan ,balse waxa aad moodaa in dunida oo dhami ay fikirka hayaanka wada qabaan.

Hadaba wadamadan marka aad timaado shayga ugu muhiimsan ee laga helaa waxa uu yahay sharciga wadanka aad ka hesho

Muxuu Trump qaban doonaa marka ugu horaysa ?

Muxuu Donald Trump balanqaaday inuu qabanayo 100-ka maalin ee ugu horaysa ee dowladiisa?

Ma jiro musharax madaxweyne taariikhda oo la mid ah Donald Trump oo ah ganacsade maalqabeen ah.

Waa maxay sababta ay raga iyo dumarku u kala Lacag badan yihiin?

Golaha Dhaqaalaha ee Dunida (WEF ), ayaa aaminsan iney qaadan doonto 118 sano oo kale, ama illaa iyo sanadda 2133, marka dunidu ay ugu danbeyn buuxin doonto farqiga u dhexeeya Ragga iyo Dumarka.

Ninkii i guursaday,wax walba oo noloshiisa ku saabsan, wuu iga qariyey!

Qisooyinkan noocan ahi ,waa kuwo ku badan bulshadeena aadna uga dhex dhaca,isla markaasi waxa ay u baahan yihiin in casharo laga barto,balse aan sheeko ahaan amma madadaalo aan loo qaadan.

Waxaa halkii inooga sii socon doonta ,sheekadeenii ,taasi oo inoo maraysay ,gabadhii yarayd oo ku guulaysatay in ay suuqa badhtan kiisa ka qabato wadaadkeedii oo mudaba dhuumalaysi kaga jiray.

Xisbiga Kulmiye kasoo bax ,Wadani ayaa ku daahirinayee !

Waagii baryaaba waayo leh ,aroor kasta oo aad soo toostana waxa aad arkaysaa war iyo wacaal iyo wax kugu cusun oo ku yaab galiya ,layaabi maayo oo nolosha oo dhan ayaa qaabkaas Ilahay ugu tala-galay.

Ninkii i guursaday,wax walba oo noloshiisa ku saabsan, wuu iga qariyey!

Qaybtii 3-aad Qisooyinkan noocan ahi ,waa kuwo ku badan inta badan in ay bulshada ka dhex dhacaan,isla markaasi waxa ay u baahan yihiin in casharo laga barto,balse aan sheeko ahaan amma madadaalo aan loo qaadan.

Wiilka Siilaanyo sodoga u yahay ,Baashe Cawil ,ninka Moorgan u bixiyay Moorgan ma yaqaano!

 
Waxa aad inta badan baraha warbaahinta ku arkaysaa, qoraalo iyo hadalo lagu duraayo Baashe Cawil Cumar oo uu sodog u yahay Madaxwane Axmed Siilaanyo ,Baashe waxa ay warbahintu ugu yeedhaa naanaysta aanu u qalmin ee ,Baashe Moorgan amma Moorgan.

Ninkii i guursaday,wax walba oo noloshiisa ku saabsan, wuu iga qariyey!

Qaybtii 2-aad .waxana inoo waramaaya gabadhii ay sheekadani ku dhacday.

Waxa aan ogaysiinaya dadka sheekadan akhrista in ay ka heli doonaan kana fa'idaysan donaan dhacdoyin isdaba joog ah oo inta badan ka yimaada xiliga guurka bulshadeena dhexdeeda.

Ninkii i guursaday, wax walba oo noloshiisa ah, waa uu iga qariyey !WQ/ Khadar Aar .

Qaybtii 1-aad

Waxa aan ahay gabadh dhalinyaro ah ,isla markaas uun qaan gaadhay,in kastoo sida aan jeclaa aanan lasoo korin abahay iyo hoyaday ,hadana waxa aan kusoo koray nolol aan dhibaato lahayn,waxaana isoo korisay eedaday macaan ,madama aniga reerkayagu uu ahaa reer miyo.

Liyaa ,waa xaaskii nabi Ayuub

BismiAllah, magaca Ilaahaybaan ku bilaabaynaa, Allahaas oo naxariista naxariis guud iyo naxariis gaar ahba. Mahaduna Ilaahaybay u sugnaatay, waxaanan ku sallinaynaa xabiibkeena Muxamed ilaahay naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha yeelee.

Ibliis hadii naar laga abuuray maxaa naar loogu cadaabi?

Bismillah, walaalayaal waxaan idiin soo gudbin doonaa sheekooyin xikmad iyo qosolba iskugu jira oo dadku aad u jeclaystaan, waxaanan qisooyinka ugu talo galnay inaad farxada Islaamka nala qaybsataan iyo inaan idiinka faa’idayno xikmadihii dadkii hore ee wanaagsanaa.

Quraanka iyo Sayniska (Damqashada Xanuunka)

Damqashada Xanuunku waxay ku taala Haraga Bani-Aadamka.
Waagii hore Dadku waxay rumaysnaayeen in damqashada xanuunku ay ku koobantahay oo kaliya Maskaxda Bani-Aadamka. Hase ahaatee dhowaan waxa la ogaaday

LA YAAB: IPHONE 7 ayuu ku sigtey in uu Indhihiisa ku waayo!

Laba nin ayaa xabsiga la dhigay ka dib markii ay isku dayeen inay indhaha kala baxaan nin ay ka dheceen mobilekiisa nuuca iPhone 7 maadaama uu indhihiisa security ahaan ugu xiray.

Turjumaano ayay u baahan yihiin dadka somalida qaarkood!

Somalidu wali waxaa jiray dad aan dhinaca lahjada Somaliga aan si fiican isugu fahmin, ,taasi oo keentay in dad badan oo dani ka dhaxayn lahayd ay is fahmi wayaan amma ay is af-garan wayaan ,mararka qaarkoodna ay u baahdaan cid u kala turjubaanta.

Wanaagii xafladaasi ,hal Qof ayaa ku dhintay !

Geeridu amma dhimashadu wakhtiyada qaar waxa ay ahayd wax laga naxo,balse maanta waxa aad moodaa in ay tahay arin siyaabaha qaar loogu faano amma laga dhigto kaanbayn iyo ololayn dhinaca siyaasada.

Afaraydii : Siyaasigu waa sixir qarsoon


Siyaasigu waa sixir qarsoon

Sirbuu kuu maleegayaa

Sasabada hadalkiisa wacan

Sax maaha warkiisu badi

Suryooyin weeye cakiran

QISO DHAB AH OO KA DHACDAY AMISTARDAM (HOLAND)

Maalinkasta oo Jimce ah Salaada ka dib waxaa jiray Nin Iimaam ah iyo Inankiisa oo 11jir kuna Noolaa Magaalda Amistardan (Holand) ayaa waxa ay u bixi jireen Jidadka iyo Guryaha Magaalada ay Deganaayeen ee Amistardam si ay ugu qaybiyaan Kitub yar-yar oo Ciwaankoodu ahaa Dariiqa Janada Loo maro iyo qaar kale oo iyaguna ka hadlaya Islaamka.

Gal-mudug maantaan la yaabay !

Aduunka inta aad ku noo shahay waxkastaaba waa ay kusoo marayaan,waagii baryabana waxa uu kuu kordhinayaa waya'aragnimo iyo faham dheeraada ,taasi oo u bahan in lagu cibro qaato si loogaga badbaado waxa soo socda.

Abaari inama haysee , aqoon'darraa inna haysa!

Xiliga abaarta casharo kama barano ,xiliga Roobka iyo Raxmadana kayd iyo biyo ma dhigano, aqoon yahan keenuna waa aqoon laawe.